Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,678
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Suniyaha in saas looga ciyaari karo yaaba isdhahaaye.
  2. Waxaan oo kale waa ceeb, ceeb weyn waliba. In la masuqmaasuqo qeybtee ku lahaayeen. Yaa ogaado a fat afarjeeble in some bogus xafiis fadhiyo ayaa dad kale uu lacag ka qaatay ku diray, probably who were not students but dhoofdoon ahaa. Since Oktoobar see u fadhin karaan Xamar oo waxba looga qaban waaye. Intaas ardey Xamar laga dhoofinaaye. I hope Turkiga extra deeq waxbarasho gaar ah bixiso, solely for these students and directly managed by them.
  3. I may not agree Amiin Caamir how he caricatures ururka Hiilqaran without a sound criticism laakiin I like how he pokes the neo-qabyaaladists and rattle them since 1991. Keep doing that.
  4. Somalia;785999 wrote: Wow, the obelisk is still standing, I thought the ICU or Al-Shabaab would deem such things as un-Islamic and paganism. That taalo has nothing to do how you define obelisk iyo waxaas. Your own definition of it is based Western ideas. Taaladaas magaca qurxoon ee Daljirka Dahsoon waxaa loo dhisay askartii ku naf beeshay dagaaladii Xabashada lala galay ee '64 iyo '77.
  5. Suldaankaan seems in uu wax ogyahay than the average jaamac in Hargeysa who wants goosashadoonka.
  6. Carafaad, laba Liido jirtay ma ogtahay taas horta? Liido iyo Sugunto Liido.
  7. Blah yada blah yada blah yada blah yada blah yada blah yada blah. Horaa loo yiri af dharagsan wuu iska hadlaa. Gartaa waaye calooshaada kuu buuxdo, Soomaali baahana kama naxeysid. Reer Iiraan wey ku mahadsanyihiin.
  8. Carafaad, heeso Afmaay oo wadani ah haddaa rabtid tan . Meesha waxaa ka muuqdo fanaaniinta Shimaali iyo Buunis iyo abwaankii weynaa Sahal Macalin Ciise. Iyo wadaniyiinta dhabta ah Asli Calansida iyo Xirsi Calanside, Rabi ha u raxmadee. Dhiigoo ii dhe'aankoo wada ennaa Dhalashoodeen ii sumadeen ay dhunee Dadkii fahmi waaye, in Afmaxaatiri: Dhiig iyo isku dheecaan baan wada nahayee Dhalashadeena iyo sumadeena yeysan dhumin
  9. Shalay Maanta. Toddobaadkii hore la qaaday sawirkaaan. Mar mar, it does still shock me how Xamar isku badashay.
  10. First gacmaha iyo lugaha ka gooya masaakiinta, markaasna kuraastaan lagu socdo siiya miyaa dadka. Ii sheeg Awmaadeey, meeqo ayee curyaamiyeen oo dhalinyaro ah ayna mustaqbalkooda ku wada dheel dheeleen?
  11. Batii, batii beridaa Baroogo oo lukunta Batuulo hooy bog yareey Berkee la koo sheenay Bilaantey bog yareey Berkee la koo sheenay Bilaanta beledkaan adi ley ki baafisoo Berkoo, berkoo ke eree - beerey tumani Birin, birin ke eree - beerey tumani Fannaanadaas, Shamsa Max'ed Food, looma gali karo. Afmaay si fiican u taqaan. Reer Baardheere ahaayeen reerkooda, caan ka ahaayeen degmadaas.
  12. Awright, qalaas. Waala xiray this thread. This is a family forum, biibol.
  13. Why did you mention the TVga adiga? Now, wuuka bixiye meesha nooh. Ah, am I glad or what, barafkaas camal sanadkaan waaka neefsanee.
  14. I met her in Nayroobi. Hoteelada iska soo wada horjeedo ee xaafadda Islii ee Madiina, Barakaad iyo Andalus lagama waayo. Qof fiican waaye. Iyada, Jiniboqor, Dalxa, Max'ed Cabdi Yuusuf lagamaba waayo hoteeladaas Islii.
  15. It is wonderful, especially to me who hadn't seen winter in the last three years and so. So enjoy while it lasts, sisters.
  16. Nice kaamiro but it is too bulgy for my liking. I like kaamirooyinka ugu yar yar jeebka la gishan karo. I wish kuwa yar yar had qualities like the bulgy ones.
  17. Oh, this is one of the best images I had seen by Amiin Caamir. Aad iyo aad ugu hadleysaa the reality.
  18. Nin fiyoow ma'aha ninkaan, dumarka xataa ma dhaafo. He is on Facebook maalin walba dad ku caayaa, dumar bilaa ciyaal. Qofkii aaminaa ka darana. Markuu ugu darnaa waxee ahayd markuu ku qoray shabakadaas sarkaal Xabashi isdili rabay oo laba xabbad isku xigto madaxa iskaga dhuftay back in 2007.
  19. Actually, waxaa laga maamulaa bahashaas iswado garoonka Muqdisho by baasaasta Mareykanka. You never know marka.
  20. ElPunto;784694 wrote: But MMA if biilka is not enough for your family in Scandanavia (which let's face it is an exceedingly hard proposition) - tell your relatives in Africa - that they have Allah to provide for them. Waxaan maa kaa dhab ah? Seriously??? Kamoon.
  21. Waa markee ciyaalka isku camiri jireen with their petulant melodrama-like playground behaviours. Daa'uud, ha isku daalin dadkaan, the neo-qabyaaladists. No wonder kuwa goosashadoonka wants nothing to do with certain folks. I can understand now. Iyagaa ka daran separatists. As though dadka inay ka xigaan camal dhulkaas iskugu camiraayo. We will always question what is not good for Soomaaliya, regardless the expected knee-jerk, pettish reactions or not.
  22. Abwaan, winterkii inta sanadkaan u gooye ayaa Bariga Yurub ku dhacay. Dalalka Bolaan, Roomaaniya, Hangari iyo Yukreen masiibo qaboob la dhahaaye helay. I was earlier in the day looking at the paper's weather forecast in the European cities, oh, my. All double digit minus Celsius ahaayeen in Bariga Yurub and most parts of Galbeedka Yurub.
  23. Of course Reer Scandinavia, especially dalalka Iswiidhan iyo Norwey, I have my utmost respect to give. Waa dalalka ilaa hadda Soomaalida soo dhaweeyo whereas Yurubta kale dhibsadaan. However, you can understand waxa ku kalifay Soomaalida qaarkood inay sameeyaan waxaan camal. Lacagta lagu siiyo reerkooda inay ku filnaato waa laga yaabaa, but Soomaalida badankooda reerahooda Afrika joogo ayee biilaan. See lagu biilaa. It would either be starve yourself and family or forget the relatives in Afrika. Marka waa arki kartaa xaalka. Laakiin hadduu ninka shaqeynaayo, haddana ku dhahaayo dowladda isma qabno xaaskiisa, that is a whole different league and I am downright against that.
  24. This is my first real winter in Kanada since late 2008. Oh, man, oh, man. Is it wonderful or what. In my 15 years here, I had never seen a bare, exposed grass in Febraayo! It was always covered by snow, not to mention the hard, strong winds that used to dharbaax you on the face haddaa banaanka u baxdid months like this. How I wish every winter was like this.
  25. Ooh, maan. The comments on Youtube on that clip is a bonanza for Soomaaliphobes. There are those who rig the system for millions and possibly billions. They are being rewarded a knighthood and take the title Sir. Only poor families oo iska masaakiin ah oo wax yar yar qarsaday ayaa saas loo humiliate gareynaa. It is a twisted world.