Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,788
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    272

Everything posted by Che -Guevara

  1. <cite> @YoniZ said:</cite> Waxaan filayaa in aysan jirin cid kufaraxsan sida ay wax udhaceen, iyo 55 xubin oo qol qaadaba laheyn, iska daa in la maamulo. Qofka wax fiican kasugayey madaxweyne kufaraxsan in marka uu xaajo gudanayo ay tahay in askari Ugandhees ah uu sii kaxeeyo, markii horeba wuu qaldanaa. Ayadoo ay taasi jirto, hadana waxa naga maqan hadii aan Maryooley nahay, qaab dhaqanka umadaha jabka uu kudhacay iyo sida ay uga baxaan jabkaas. Waxa muhiim ah badbaadinta jiilasha soo socda oo ah waajib saaran jiilka maanta jooga ama siyaasad toos ha uu jiraan, ama cyberka ha kaga jiraanbee, talaabooyinka lama huraanka ah waa: 1- In la qiro lana rumeysto in Maryooley ay jabtay dhinac kasta. 2- In la ogolaado sida hadda ay xaaladu tahay - Madaxweynaha wadanka waa Nick Kays, ciidanka rasmiga ah waa Amisom, wasaaradaha rasmiga ah waa hey'adaha qaramada midoobey ee wadanka ka howlgala. 3- In laga shaqeeyo sidii wax looga badeli lahaa xaalada dhabta ah ee jirta, lana qaado talaabooyinka la awoodo hadda, kuwa aan la awoodina waqtigeeda iyo jiilkeeda loo gudbiyo si ay ayagu halkaa uga sii wadaan. 4- Isbedel walba oo dadka loo diyaarinayo waa inuu ku dhisan yahay: - Nabad. mid aan dagaal lagu gaarin, maadaama umadan ay u baahantahay in ay kasoo kabsato dhiig bixii badnaa iyo wayraxa uu keenay dagaalka badan, si jiil maskax fiyow oo nabad ku barbaara loo helo. - Isfahan. iscafin buuxda, iyo isfahan dhab ah oo la dhix dhigo umada ayadoo lagabilaabayo heer degmo, heer gobol, heer qabiilo. Waxa asaas u ah isfahanka, in dadka la fahansiiyo xaalada dhabta ah ee wadanka ka jirta. 5- La dagaalanka jahliga. sabata ugu weyn ee maanta Maryooley loo heysto waa aqoon la'aanta dhicyada nolosha oo dhan. Howshan waxa masuuliyda ugu wayn ay saarantahay dadka waxbartay oo inta badan dibada ku dhaqan, waxa ugu yaraan ay dadka gudaha lawadaagi karaan sida umadaha kale u noolyihiin iyo waxa bud-dhiga u ah nolol ku dhisan, ixtiraam, isfaham, iyo wada noolaansho bulsho. 6- Abuurid fursado shaqo, qof kasta oo aqoon leh, xoogaana heli kara, ha isku dayo inu abuuro fursad shaqo ay kafaa'iideysan karaan in kabadan hal qof, shrikad hadii aad wax ku darsanaysid su'aalaha ugu muhiimsan haka mid noqoto, inta shaqo ay wadanka gudihiisa ka abuurayso shirkadaas. 7- Baahin niyad/rajo waanaag. dadka dibada jooga iyo kuwa gudaha jooga ee waxbartay, waxa saaran waajib ah in ay baahiyaan niyad wanaagsan iyo rajo fiican, si jiilasha soo korayo ay ugu barbaaraan jawi fiyow. Hadii, eedeyn, rajo xumo, xumaan sheeg, iyo ciil iyo cuqdad abuurid ay wax dhisi karaan, waxa maanta aan heyno waa miraha arimahaas. Su'aasha aan rabo in aan weydiiyo saaxibada kor arigtidooda ku cabiray iyo reer SOL dhamaan waa: Waad aragtaan meesha xaalku marayo, shakhsi ahaan muxuu yahay waajibka ku saaran, si aad xaalkaas wax uga badashid?
  2. <cite> @YoniZ said:</cite> dp I endorse this.
  3. http://www.raxanreeb.com/2014/01/daawo-sawirromunaasabadda-magacaabista-gollaha-wasiirrada-cusub-ee-soomaaliya/ Some young faces.
  4. Nuune.The Speaker controls the agenda of the Parliament and no motion can be debated without his approval. The problem is this all powerful Presidency. This sort of Government gives legitimacy to the Clan Federal States. Abdiweli seems more appealing than this lot.
  5. Nuune. The President has implicitly and explicitly declared his agenda and loyalty, but where does the Speaker stand?
  6. I wonder if the Speaker understands his role or knows the extent of his power, or is he another Saacid?
  7. I understand one issue was with Defense Ministry. The President had his own man, but a particular tribe was adamantly against that. Some of these ministries overlap.
  8. While Faroole should be commended for leaving in peace, however Mandela?
  9. He can't possibly insist on bringing back his incompatent friends.
  10. So the mayor is not elected position? And he has no power over nominating the police chief?
  11. Any African country stricken with poverty, high unemployment, and finite resources are susceptible to the inevitable Add bad leadership and ignorant masses who are loyal to the only institution [tribe] they know, it is recipe for disaster. What is so amazing about South Sudanis is the efficiency in which they kill each other in such short time. If we are to believe news outlets, there are already mass graves and the casualties are in tens of thousands.
  12. So the hope is the person from Zeylac will do Siilaanyo's dirty work and the sad thing the locals will start blaming people from Zaylac. The whole thing is unfortunate. lol@Safferz I wrote initials, that was even edited. Just write beesha Bari and Galbeed.
  13. So, this is over resources, are the locals from the same sub-clan as the police chief? Or he refused to attack the locals on principal?
  14. I guess they figure why *** and *** be the only ones having fun. What can the mayor and police chief specifically do for the respective clan?
  15. That's funny picture though..
  16. Is anyone here actually from Shabeele Hoose and I don't mean Qabiil, is anyone of you born there, grew up there, and have any sort of connection to the place?
  17. Garmaaqe. Xaaji thinks his tribe and the English were just buddies, it was not colonialism.
  18. What's so amazing this thread, it was started by Ditoore.
  19. God bless the elders in this instance! It is very shrewd for Faroole to meet other candidates and agree to local and international observers.
  20. The Zack;991283 wrote: ^LOOL waar I said qurxiyo waaxay qarxinta aad sheegi Ina aaabow! Che - no the owners should build it or sell it. It is a standard and universal rule. I have 2 feet tall fence around my house in Ohio, if I make that fence one inch taller than 2 feet, I will get fined. Whose universal rule? Who made it standard? Considering most of the owners have been displaced and lost all their wealth not to mention their rights violated, the Government is now threatening them with legalized thievery. By the way, pay attention to the neighborhoods Tarzan is targeting. It's old Xamar which largely belong to certain Somalis. p.s. and did you seriously compared yourself to people in war-torn country, my house in OH nicca please.
  21. The Zack;991271 wrote: . Adeer guryaha wadooyinka saran halla dhisto oo halla qurxiyo hadii la yidhi ma dhib baa? Will the Municipal Government be willing to front for the funds needed to build these houses? While poor residents are being threatened, this goes on unabated.