gooni

Nomad
  • Content Count

    2,415
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    53

Everything posted by gooni

  1. Cabdi rashiid a/ sharmaake aan u ducayno hadaad tiraahdo kaa yeeli maayaan wadaad maskiina buu ahaa bay ku oran waa dhaqanka soomaalida nin wax dila barakiciya waa inaan xusnaa 1001 jeer halyeey la iloobi karo maahayn ee taariikhdiisa hala akhriyo difaac uma baahna maanta ilaahiis baa la xisaabtami adinkuna itaqi laah,dambiga iska yareeya
  2. Waa arin fiican siyaasad ahaan inaan dhamaanteen ku dayano samalilayn iyo puntlayn si aan wada layn iyo is layn u noqono, aqoonsiga soomaaliyana usoo degdego.
  3. Somaalidii wax laga sheegi jiray way dhamaatay sxb,allaha u naxariisto Kuwan leh amxaaradu waa walaalaheen dalkay nala dhisayaan waa kirli iyo furkiis dab ku gubtay wax damiira ma leh
  4. gooni

    Death

    Sarkaatul mowdku wuu xanuun badan yahay rasuulkeenii suubanaa ayaa noo sheegay c/s/w Waxaa kaloo uu noo shheegay inaad u cibaadaysato sidii qof aan waxba u harin oo hadda dhimanaya,una shaqaystaa sidii qof aan waligiis dhimanayn maluku mowdku cidna ma daayo noole kastaa waa dhadhamin da'duu doono ha jiree,muslinka cimrigoodu waa 60' wixii ilaahay kuugu daro waa over time,waana inaad ilaahay ka baridaa caafimaad qab cibaado suuban iyo cimri dheer Dhimashada waa xaq,muslinkuna kama baqo haduu iimaankiisu adag yahay,aduunyadana lagama dhergo waana waxa naloo keenay in nalagu imtixaamo, maalinta aad dhargeysaa waa marka ciid afka lagaaga buuxiyo afar badeel dhinacyada lagaala istaago XX,,70'kii nin dhashay weli waa caruur mise waxbaad noo qarisay? Afartanku waa markuu ninku kala badhmo xagga caqliga deganaashada,legdanka dumarka, jirka iwm. you're still young enjoy the life
  5. Boqorkii qardhaa ducadii soo af jaray Ana waxaan ku dari lahaa kii caafimaad ku waara oo diintiisa iyo dalkiisa iyo dadkiisaba anfaca allaha ka dhigo
  6. Sh,shariif maanta wuxuu ugu yeeray c/yusuf geesi mudan in gaalkacyo loogu magac daro shalayna wuxuu lahaa ethiopian baa noo keenay ee qoryaha ha la qaato,waa laba wajiile maraa waxid
  7. Carabtu diinta wey taqaan midab kala soocuna waa jiray ilaa samanadii horee Waa laga yaabaa in somaalidu ka aamin santahay carabta dad xun oo tarxiil iyo dhib badan balse ogow nin dalkaaga ku jeclaysiiyay oo kuu tarxiilay waa kaaga sokeeyaa gaal kuu qoslay kuna soo dhaweeyay si aad u jeclaato dhaqankiisa iyo diintiisa Ma ogtahay akhriyow in qaar ka mida carabta siiba badawiga inay aaminsan yihiin in dumarka madow dhabarka daawo u yihiin kuna dhiiradaan inay guursadaan? mase ogtahay in soomaalidu ka cunsiryad iyo quursi badan tahay carabta,kuna dhaqmaan 4.5?
  8. Allaha u naxariisto samir iyo iimaana alaha ka siiyo intii jeclayd dhulkuu amxaarada keenay in lagu aaso ma wanaagsana
  9. Laan gare, rooti,gaari,rasta,waa hindi carabi,talyaani sidoo kale.
  10. Hadba waxay ku xidhan tahay sida jeebkaagu yahay laakiin lama sahlado meherka waa shay muhiim ah mudana in la iska hubsado 7000 lacag saas u badan maahan markaad hayso hadaadan awoodina u sheeg waxaad hayso ama awoodo insha allah 70 ama 700
  11. AsadSL;806614 wrote: Waar waxani maxu ka hadlaya. waxaan ka hadlayaa siilaanyoo xuquumadiisii xoqay
  12. Waxaa ka daran waagii horee tv yada aduunka somaalida lagama waraysan jirin waayo dadku wuxuu ku jaan go'anyahay dalkiisa haduu dalkiisu qiimo leeyahay qofkiisuna qiimuu yeeshaa. aduunka waxay fiirin jireen dalkiisa ee ma fiirin jirin suudhkiisa. Hadda ama iminka waxaan furanay tv',,yo aad u fara badan anaga kaliyaa is af garanayna,waxaa dhaanta adoo fiirsada waraabe ilmihiisii dhex jiifa oo godkii biyo ugusoo galeen ama planet tv
  13. AsadSL;806497 wrote: Now Xaabsade is out? Xukuumadda siilaanyo xil ka qaadis badanaa? ama, xil qaadis badanaa? Aaheey dadaal waad soo dhaweesay awoowe
  14. Ayukaa heshiin doonee faraha ka qaada A&t,, mar haduu dibu gurasho xeel dagaal sameeyay waa nin weyn Somalina horaan u sheegay dadnimaa ku aasan balse haday xanaaqdo masoo noqoto waana taas arintay dhufayska uga bixi la'dahay Usoo noqo tiicey Waxaan qabaa inuu ka mid yahay 16ka madax weyne oo soomaaliya u dhaartay kuna kooban inta qoyskiisu dago siduu sheegayna wuu aqoonsanyahay dawlada dhexe iyo dawladaha kale oo dariska la ah sida galmudug puntland stateland,. Cadaado waxaa iigu danbaysay dhawr bilood ka hor kumana warwareegin runtii waxaanse ku arkay aadna iisoo jiitay sida guryaha looga fogooyay laamiga dheer oon markaas safar ku marayay gaariguna siduu doono uga dagi karo ama laba gaari si isku mara,dadaalkoodu tiicey waa ka horeeyay sida muuqata
  15. impresive مثير للإعجاب Qosalkiina waayay inaan iska kii,,,,kii iraahdo mooyee waligay intaan geel raacayay tanoo kale ma arag, war dumarka layskuma doonto hadaadan ubax u sidin
  16. Somalina;802515 wrote: Sheekada waa ka helay. Geelka iyo aniga isku meel ma istaagi karno. Lo' waa kula raaca laakiin. lol Waan iska gartay markaad geelka tiri inaadan caano ila wadaagayn Dal qurxoon iyo barwaaqo waa taalaa somaaliya,cigaal shidaad wuxuu yiri tigaad iyo dhul qurxoon waan soo arkay laakiin maxaad ku falaysaa xiid dhalay baan loogu adkaysanayn xiit waa shinbir dadka ka nxixiya qaylao dheer xiiti xiito tigaad waa barwaaqo ama dhul roob helay oo aad u qurxoon waxba ha u qaadan kaftankayga oday waayeela inuu caanaha la kufo ayaa laga yaabaa! halkaa ka wad barnaamjiyadii dal barista have good day
  17. Markaan caadifada iyo faruuryo qaniinsiga ka tagno ma is weydiiseen waligeen xagee somaalida u roon? Qaar waxay taageersanyihiin in ciidamo kala celiya loo soo diro hadana aan loo arag inay gumaysi yihiin, qaarna waxay lee yihiin gumaysiga halaga xoreeyo dhulkeena canab iyo shamso waxa ku dhacay ma fiirsan karnee!!
  18. Shilin soomaaligu aad buu u duqoobay runtii cuduro badana waa faafiyaa sida malaariyada iwm waana loo baahan yahay in la badelo balse wallaaheen puntland soomaaliya waxay ka dhigeen maydkii ratiga ka dhacay markaad fiiriso arimaha xasaaska ah. Lacagta iyo khayraadka waxay ka dhaxaysaa soomaaliya oo dhan walina lama dhaxlan marka laga reebo inta yare snm xaashiyaha buluugga ah u samaysay Waxaana loo baahan yahay aragtidayda in dawlada dhaxe go'aanka ugu danbeeya yeelato barlamaanka cusubna ansixiyo sifo sharci ahna ku meel marto mar haday puntland ogoshahay inay ka mid tahay Waxaa kaloo suuro gal ah saliidda ka dib, inayba diidi doonaan shilinkoo dhan kuna doodi doonaan g.c.c. yaanu wax la wadaagnaa dirham ama dinnar hadba kii ishaaradu qabato waxaan ahayn waxba kaga iibin mayno reer koonfurka,reer galbeedka iyo reer waqooyigaba Ragoodana ha la tarxiilo dumarkuna hanala joogeen meelahooda haka shaqaysteen.
  19. Jimce wanaagsan Suurta gal maahan nin qaan gaara inuu mudo badan ka qataanaado macaanka guurka waa haduu caafimaad qabo Kow,,, dhaqankii horee yaraan buu ninku ku guursan jiray asagoo masuul nimada uga fiican dhowr iyo sodon jirka maanta jooga Waxaa jirta maah maah somaaliyeed oo oranaysa intaad gaari doon doonayso giimbaar ama goonbaar wiilkoodu waa ciidamiyaa taas waxay ula jeedaan yaan wakhti kaaga lumin qurux maal cilmi hadaad ku weydo mudo kooban Ku dooro imaanka asturnaanta iyo xishoodka ragii horena wey u sahlanayd arimahaasu waxayse raadin jireen gabar kasoo jeedda qoys cariiqqa ama xagga waalidkeed abtiyada ama adeerda qiimo leh xagga lixaadka jirka iyo dadnimada haday doonto gbadhu ha iska gaabnaato,waayo caruurtaadu wey hido raacaysaa waa hubaal Wakhtiga hadda la joogo looma baahna waxaas oo dhan waa casrigii tiknoolajiyada mid isaga musmaar ha warwareegin wakhtigaa keenay adeer warqada aqoonsigu waa well fere ama network enginer jeebka korana dhowr qalin oo gasho iskana tawakal towfiiq insha allah
  20. Puntland waa in looga tunaasulaa hogaanka hoose iyo kan saraba xaalkoodu ma dhawa Shiikh reer puntland ah oo muxaadaro noo qabtay baa waxaa hadaladiisii ka mid ahaa hankaaga ha dhimin illaa aad dhimato macnaha ha is dhiibin ama wax noqo ama adoo dadaalaya naftu haku dayso, waxaan weydiiyay siyaasadu maku jirtaa sheekhow? wuxuu yidhi haa,,, hadaba sheekhow hadii soomaaliyoo dhan is dhiibi weydo see isu xukumaynaa? Cabdi wali waa aqoonyahan dadaalaya deggan rajo fiicana muujiyay waxaa kaloo muuqata inuu foroole ka dhigayo r/wasaaraha safiirka puntland u fadhiya muqdisho,hadii ay waayaan jagadaas oo qudheedu jaran jaro ah in cadkaas ciidda lagu camcaminayo waana sidii ku dhacday farmaajo Arigtidayda ha loo tanaasulo walaalaheen puntland intaan iska daba wareegi lahayn.
  21. Somalina Ka waran hadaad geelaas ila kaxayso oo geedihii sarmaanta, iyo daranta ahaa ee balad weyne ila gayso, markuu xasilona, aad geedihii dhuurta ahaa oo hooska qaboobaa, hoostooda ubax sii barkato, intaan caanaha kuusoo lisayo? Sarmaantu waa geed qodax sal buuran leh oo u eg qurac soo koraya marka dabayshu ku dhacdana sameeya foori sida clasic music oo kala ah Dhuurtu waa geedo aad u dheeraada sida baxar saafka oo kale oo hoos fiican kana baxa ku dhawaadka wabiyada Darantu waa geed gaab geelu ku dhanaansado ama milix ka dhito biyahana aad u cabsiiya Ximan waa dhulka loo yaqaan galgaduud waana balaaran yahay, farduhuna aadka ugu dhaqmi jireen qarniyadii hore sida dhulka nugaasha waana dhul aad u balaaran,,, ficlan. Cadaado waa magaalo yar oo cad iyo caano laga helo dad is yaqaanaa degan yihiin mana xuma hadii is maamul lagu sheego aan dawlad gaarin Intaas aan idinku kordhiyo maadaama aad swedan iyo ohio ku dhalateen ama ku korteen.
  22. Somalina;797297 wrote: waa shaqo muuqato good job reer cadaado Anoo geelaas inta ciribta ku dhufta meelaan ogahay la tagaa fiicnaan lahayd
  23. Waa isku wada qaab isku midab isku af isku diin isku dhaqan wax u kala saaran ma jiraan,afka mayga iyo jiiddaha waa laba af oo ka qadiimsan maxaad tiriga sidaan maqlay waana asalka maxaad tirigu ka yimid,ma'ahan multi cultural soomaalidu waa qoys kaliya waxaad ku ogaan kartaa meel kasta haka yimaadee waad isku xirmaysaan Markaad fiiriso qurbaha way adagtahay soomaalidu inay umadaha kale dhex galaan waa ban-joog aan xataa daymo qaboobayn, xataa xoolaheena gaariga lagama dajin karo iska daa inaad si sahlan ku biraysee Tan carabaan ka nimid oo carabtaan u ekaan lahay hadaan awoowe islaanta madow guursan iyo awoowgay urduni buu ahaa ee oromaa sidaan ii gashay waa sheeko cajiiba, su'aasha ka iman kartaa waxay tahay hadayba jirto carabtaas soo haajirtay aqoonta lahayd, maxay caruurtooda wax u bari waayeen waa nagaa baliga isku dilaynee? mise ayeeyaa wax na bartay oo odoyaashii isla markiiba way dhinteen?
  24. Ubaxa kacaanka waxay ahaayeen arday yaryar oo aad u firfircoon waxayna u qaybsanaayeen sadex kuwo dugsiyada hoose lagasoo xulo kana qayb qaata quruxda dalku markaas lahaa ama soo dhaweynta madaxda aduunka kana turjumaysay dadkii aragoodu ku deeqo yaa oontoodu ku deeqdaa kuwa agoon ahaa ama waalidkood danyar ahaa wax barasho iyo jiif ku lahaa dawladii dalka maamulaysay sida lafoole kuwa jidka lagu tuuray oo markii arimida jacaylku dhamaatay u aragtay inay dhib ku tahay sumacadeeda iyo kan reerka lagana yaabee inay u badnaayeen gobolo ka fogaa caasimada dalka sidii kolajadii afgooye oo kale waa la asturnaa waana la asturmi doonaa insha allah
  25. Odayaashan intaan arimaha dhaqanka loo dhiibin waa in diinta la baraa si aysan albaabka iskugu xidhin wuxuu ku leeyahay rasuulkii wuxuu yiri csw nin kale gurigiisuuna dulaan ku yahay,nabadu waa shay muhiim ah ilaah baa loogu shukruyaa layskama daaqo inta shaah la shubto