gooni

Nomad
  • Content Count

    2,415
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    53

Everything posted by gooni

  1. laba dumaroo is guursaday ma waxaan neef kulul ahayn bay isku kordhinayaan waxaa la yiraahdaa anshax xumo lama dilo waa la karbaashaa midbaa tiri qalbigaygaa nina oo maxaa iga galay qalbigaaga hadaad qalabkii wadato
  2. Liban u jeedaydu ma'ahan faroole puntland waxay ahayd intaan la firdhin gobol muhiim ah, qaab dhaqanka siyaasadeedana waxaa loo baahnaa in wax laga badalo si loo helo umad soomaali ah calankoodana dajin tusaale Reerkaan kursiga garoowe isku bad badalaya inay u tunaasulaan dadka kale oo hayb iyo dhulba la wadaaga si loo helo kalsooni dheeli tiran iyo xanaf la'aan. Snm oo shalay kasoo noqotay xarshin laba arimood wey fahmeen in dadka la dagan dhulka la tuso inay madaxweyne noqon karaan kalsooni la galiyo haday doonaan ha ula jeedeen ushaada ninkaad ka qaadan karto ayaa loo dhiibtaa ama ha ula jeedeen is tus, waadna ogayd wixii duco ka baxay in ilaahay ka furfuro riyaale. waxay kaloo snm fahmeen in cadka rag isku raaco uu yahay hunguri siduu wiilwaal sheegay puntland maxay fahamtay? waan ogahay inaysan su'aashaas adiga kuu oolin
  3. Haduu beer haween leeyahay somaaliyaba ma burburteen. xaajiyow aduunku lama yaabana burburkeena wuxuu la yaabanyahay sidaan jaahilka uga nahay wadiniyada iyo indho adaygeena waxaan xasuustaa sheeko hadda ka hor isoo martay Caasimadii markii qabiil dartiis loogasoo baxay baa tuuladii aan usoo qaxay laygu yidhi isaga tag ina adeerkaa aad sadex kala tirsataan baa midaad afar ka tirsato si badheedh ah u dilay. qabiil arxan ma leh iyo sokeeye midnaba saaxiib. Horta adiga iyo siilaanyo intee kala tirsataan?
  4. xamar amisom baa leh markay baxaana muuse suudi
  5. If you making survey you should check the sand first This analysis politics from the west is different than camel rider tribe resource sharing Hadii alle soo sahlo Could they fallow 4.5 and share qabri dahare to ceel biriq? Could they fallow Somali weyn and remove the 4.5? Could they ignore all and use dollar paper in the restroom?
  6. Boowe marakan taageerada puntland duco un haku ekaato sacabku macno samanmaayo,mar hadaysanba ogalayn in madaxweyne faroole dhaama laascanood ka keeni karin(waan is wadi karaa laakiin dad ma wadi karo macno ma leh)
  7. Somaalidu waxay caan ku ahayd dhaqan muslin oo naxariis iyo karam ama marti soor, soo dhaweyn iyo sii dhaweyn amaan leh, waji furnaan musaamax ka muuqdo, intaan fitnadu dhex galin.,reer miyigu eed malahan 'rude'nimo iyo umad dhaxani hayso wax tar la'aan iyo shirar badan waxay nooga timid qurbaha ama waxaad afka qalaad loogu yeero darmuus baraha.
  8. Waa su'aal dhawr malyanoo dollar ah,haday khaatumo alle ku tawakalaan, iska daa state yaroo hay adaha daba ordee waxay adkaysi iyo kartiba u leeyihiin inay gobanimadii soomaaliya soo celiyaan insha allah khaatumadoodu way hagaagi
  9. Waxa ila yaaba hadii reer barigu saliid lasoo baxo sida loogu heshiin doono?!! Sow ma wanaagsanyn inay baabi'yaan 4.5 cahdiga awood qaybsiga kuna badalaan gobalaysi intaysanba wax shirkadaba ah heshiis la galin?
  10. Intii wax laysay soomaliya oo dhan madaxaa looga jiray, marka laga reebo inta baarlamaanka gashay! laga yaabee asagoo shaqadii laga cayriyay oo dun ku furfuratay inuu arkay ayagoo qoslaya oo mushaarkii soo qaatay ka dibna taayirku qarxay
  11. Waligaa nin jaad ku bar go'ay oo hargaysa jooga ha wediin ma muslin baad tahay!
  12. Wilaashaan yaryari ayagoo somaliland lagu heesayo ayay dhasheen waxbana kama yaqaanaan soomaaliya Hadaad la sheekaysato ragga qoorqabkaa wey ku sheegayaan inay iska sii shaahaynayaan inta koonfurta cudurku ka baxayo xataa haraadigii snm.
  13. gooni

    The year that was

    Sanad walbaa xasuus buu leeyahay geeriduna waa xaq qof walba sanad sanadaha ka mida dhadhamin doono, allahu yarxam muslinkoo dhan Waa sanadkaan arkay gabar inana iyo wiil dhaqaalihii u kobcay isku tuulana ku nool oo duco dhex martay Waa sanadkii hashaan caruurta u lisi jiray iga luntay hadana ilaahay iisoo sahlay KHayr badana waa noo danbeeyaa insha allah
  14. i was saying the song is very beautiful and when i hear my heart shake tender of the love and the singer was cawrala and cigaal shidaad. nice song thanks for shering
  15. Inkastoo arintan sii fogaasho ku fiicnayn hadana mar haday reer bali hawd iyo reer bali dhiig ka dhiidhiyeen waa in laga haraa Ragga hargaysa joogoo xadaarada leh gabar indho kuul loo mariyay dan kama laha, alaha ku cafiyay kusoo koobeen
  16. dumarka soomaaliyeed xaal ha la siiyo haday dhab tahay inay snm mahiga macawis u xirtay
  17. waa hal batalyo afka fransiska oo macnaheedu yahay 1000 askari ama soo wada dirnay waxaanu ciidan haynay.
  18. Heestaad qortay waa heesta oromo qaado tan ugu fiican,,, kiding maryan mursal ma'ahayn baan filayaa waa cawrala iyo cigaal shiidaad.
  19. Cabdulaahi yuusuf khudbadiisaan la dhagaysan karin laakiin buugiisa waa la akhrin karaa sidaan filayo
  20. kulankeenu hargaysa ha ahaado arooskeenuna hakaba, ma wax la fahmi waayaa?
  21. Jisa kalah macalin waa baahi culus ama dheer oo kugu raagtay markaad wakhti dheer habaynkii jiifto waa inaad hamuun tirataa subaxii Sidoo kale haduu jacayl kugu raago waa inaad hamuun goysaa haduusan calaf kuu diidin. thank you Sir.
  22. Waxaan u malaynayaa in gabal is barayo ragii hore iyo kuwa cusub arintuse waxay ku fiicnaan lahayd in qof kastoo soomaaliya xaq u yeesho inuu fara galiyo meeshuu doono oo somaaliya ka mida, waanse garan karaa inuusan gabal wali qorigiisa xabadaha ka saarin ama keeb la yuurur, bal amaanka u xir inta tima cade geela soo xaraynayo Gedo waa gobol aad u weyn oo godod badan roob iyo roob la'aan wey adag tahay in nimaan aqoon guul ka keeno. kiinyaatiguna khibrad dagaal cir iyo dhulba malahan laga yaabee inuu shacab iska xasuuqo( laa samaxa lah)
  23. Intee gabdhoodbaa kuu dhooftay? dahabshiil malagaaga yeeray?gabdhihiibaa loo baxsaday sanadkaan? Hadii dumarkii layska hor mariyay maxaa lagu diidi inay marmar jiinyarka furataan!?