Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,214
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    63

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Shirkii Isimada Ee Holhol/Buuro Wadal Oo Gabagaboobay- Iyo Go'aamdii Oo Lagu Dhawaaqayo Sabtida- Lasanod Online. Thursday, February 04, 2010 Buuro Wadal,(Lasanod Online)- Waxaa galabta lagu qabtay degmada Buuro Wadal,xalfad balaadhan oo isugu jirtay duco iyo xamdinaq, xafladan oo ay kasoo gaybgaleen shacab,Culimo iyo isimada SSC. Xafladan oo ahayd mid si heer sare loo soo agaasimay, waxaa abaabulkiisa lahaa gabdhaha SSC ee UK. Gudahana waxaa ka shaqaynayey oo hawsha fuliyey gabdhaha u dhashay deegaanka SSC. Qado sharaftii kadib waxaa goobtaas ka dhacday duco iyo ilaah bari ay Isimada iyo culimadu iskaga danbeeyeen. Shirkii Isimada ayaa hadda gaadhay meel gabogabo ah, iyadoo laysku raacay go'aano lagu dhawaaqi doono maalinta Sabtida. Go'aamadan aya la sheegay in hadda lagusoo garaacayo magaalada Garoowe si berri loogu qaybsho saxaafadda iyo shacabka. Isimada SSC oo muddo ku jiray shir ay jilibada u aasteen oo in badana geedka u jiifeen, Maanta isku racay in maalinta Jimcaha ay fasax iyo nasasho qaataan, waxayna badankoodu u ambabaxeen dhinaca Magaalada Garoowe. Wararku waxay sheegayaan in madasha shirka ku hadheen oo weli joogaan Garaad Jaamac Garaad Ismaciil, Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Ugaas Cabdillahi. Shirkan Isimada ayaa ahaa mid aad loo adkeeyey inaan waxba dibeda uga bixin, sidaa awgeedna aad loo wada sugayo go'aamada lasoo saari doono maalinta Sabtida.
  2. Somalia did not fail its people failed
  3. Sudanese Foreign minister’s remarks on Somaliland ADDIS ABABA (Somalilandpress) — The Foreign Minister of Sudan, Mr. Deng Alor, who is currently in Addis Ababa for the annual African Union Heads of State summit gave a brief interview with members of Somaliland media. Mr. Alor spoke extensively about the current situation in the Horn of Africa, and in particular the issue of Somaliland’s de-jure recognition and the deteriorating situation in Somalia. Mr. Alor, the Sudanese Foreign minister stated “It is imperative that African leaders take stronger steps in addressing the deteriorating situation in Somalia. There are high level discussions all across Africa on what to do about Somalia; There is peace and progress in Somaliland which has given hope to the people there, but why can’t the same be achieved in Mogadishu?” Sudan plays a key role in IGAD and the AU, and has shown its willingness to participate in several attempts to alleviate the worsening situation in Somalia. Responding to a question from the Somaliland media regarding Somaliland role as an example to Somalia in bringing about peace and democracy, Mr. Alor remarked “Yes, it is possible for Somalia to achieve similar things; stability, peace, dialogue, inclusion, and so on, to give the people hope, but, once again, we come to the same question, if this possible in Somaliland, why not in Somalia?” On a similar theme, Mr. Deng Alor addressed the question of why some African nations seem reluctant to face the issue of Somaliland de jure recognition. Mr. Alor responded in the following manner, “firstly, the African Union has to abide by its rules and regulations, having said that, no one in Africa is ignoring Somaliland. That is hard to do, when you take into consideration the remarkable achievements over the last 20 years, compared to the situation elsewhere in the region. But, frankly many African nations would like to see the issue resolved by Somaliland and Somalia. Nevertheless, it is obvious that ultimately, the will of the people has to be accepted.” After decades of civil war, the people of southern Sudan will shortly participate in a referendum to decide their political future, as a sovereign state or to remain a part of Khartoum. Source: Qarannews, 4 February 2010 Picture: Somaliland reporters, Moha and Mohamed ‘Rambo’ from Geeska Afrika greet Sudanese Foreign minister – Deng Alor.
  4. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo lagu qaabilyey Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden Written by Qarannews Feb 04, 2010 at 02:42 AM Sweden,(Qarannews)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Abdirahman M Abdillahi(Cirro) ayaa bisha 3 february lagu qaabiley Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden. Gudoomiye Cirro waxa qaabiley Marika Fahlen oo ah Ergyga khaaska ah ee Geeska Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden. Waxa kale oo shirkaas goob joog ahaa. Anna Hamrell oo ah Madaxa waaxda Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Debedda, Eidarus Sh Adan Wakiilka Somaliland ee Sweden iyo Xildhibaan Ibrahim Mahdi Bubu. Waxa Ergayga Khaaska ahi ka warantay sida ay Dawladda Sweden u aragto horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Ergaygu waxa ay sheegtay in ay ka qeyb gashey shirkii Madaxweyayaasha Afrika ee dhowaan ka dhacay Addis Abeba, warbixina ayey ka bixisey sida ay Dawladda Sweden u aragto arrimaha siyaasada Geeska Afrika khaastan doorashooyinka ka dhici doona Somaliland, Itoobiya iyo Sudan. Ergaygu kahaaska ahi waxa ay sheegtay in ay Dawlada Sweden si toos ah ula shaqeyndoonta Somaliland arrimaha ku saabsan caawimaada iyo horuumarka Somaliland. Dawladda Sweden iyo adduunweynuhuna waxa ay diyaar u yihiin inay si hoog ah wax ula qabsadaan Somaliland marka ay doorashadu dhacdo ka dib. Gudoomiyaha Golaha Wakiiladuna waxa uu warbixin ku saabsan Somaliland siiyey Wasaaradda Arrimaha Debedda khaastan doorashada soo socota. Gudoomiye Cirro waxa uu u sheegay in ay Axsaabta oo dhami ay hadda heshiis ku yihiin habka doorashadu u dhici doonta iyo in Gudida Doorashaduna si fiican u shaqeynayaan. Wefdi ay hogaamineysay Marka Fahlen, Ergayga Khaaska ahi waxa ay Somaliland tagtey bishii maarso ee 2009. Shirku isafgarad ayuu ku dhamaaday. Gudoomiye Cirro iyo Ergayga Khaaska ahi waxa ay maalinta jimcaha ee bisha 5 february ka qeybgeli doonan siminaar ka dhici doona Barlamaanka Swden oo ku saabsan sidii dimuqraadiyada Somaliland hore loogu marin lahaa. Siminaarkaasna marka uu dhaco kadib ayaa waxa uu ku dhamaaday la idiin soo gudbin doona. Mohamed Abdillahi HassanFreelance Journalist Stockholm Sweden Last Updated ( Feb 04, 2010 at 02:52 AM )
  5. Birgitta Ohlsson waxa loo magacaabay Wasiirka Arrimaha “European Union” ee Sweden Written by Qarannews Feb 02, 2010 at 07:28 AM Sweden,(Qarannews)-Birgitta oo ahayd afhayeenka Arimaha Debedda ee Xisbiga Liberaalka ee Sweden ayaa manta oo bishu tahay 2 feb. 2010 loo magacaabay Wasiirnimo. Birgitta Ohlsson waa saaxib dhab ah oo tageera Somaliland. Marar badana Baarlamaanka Sweden ayey soo dhigtay ictiraafka Somaliland. Somalilandna dhow jeer ayey tagtay. Waanay la kulantay Madaxweynaha Somaliland Mudane Dahir Riyaale Kaahin , Iyo Gudoomiyahaya golaha Wakiilda Mudane Abdirahman M Abdillahi (Cirro). Waxa kale oo ay la kulantay Gudoomiyayaasha Asxaabta Mucaaradka ah. Anigu oo ah wakiilka Somaliland ee Sweden waxa aan tahniyad u diraya Birgitta Ohlsson oo ah saaxiibkay iyo saaxiibka kowaad ee Somaliland. Markaas shacbiga reer Somaliland ee deggan Sweden aad ayuu manta u faraxsan yahay. Waxa aanu ku rajo weynahay in cilaaqaadka Sweden iyo Somaliland uu sii hoogeysto. Eidarus Sh Adan Wakiilka Somaliland ee sweden
  6. Originally posted by GAAROODI: stop this silanyo stuff man, the man is a 75 year old elderly man who in my view has alot of sinister motives towards the main population of burco and hargaisa. This man single handedly distroyed the snm while he ran it and now if given power he will sink our great state into an even further abyss. His man supporters look at him from a clan perspective and support him because of clan reasons. have some pride, have some vision, riyale is a SOB but still he is miles ahead of silanyo. THE DRUNK. BIG BELLIED SENIOR CITIZEN. Wrong silanyo was the longest chairman of the snm and he served the snm with respect and dignity Where was rayaale when we where In dirdhawe And Baligubudle Fighting the evil dictator And him being old is no reason wasn’t cigaal in his 70s when he was our president. Why was he our longest SNM chairman if he does not have leadership skills. Silanyo For president 2010
  7. Birgitta Ohlsson named as Sweden's new EU affairs minister Posted : Tue, 02 Feb 2010 10:56:11 GMT By : dpa Category : Europe (World) News Alerts by Email ( click here ) Europe World News | Home Stockholm - Swedish parliamentarian Birgitta Ohlsson was Tuesday named as the new minister for EU affairs, Prime Minister Fredrik Reinfeldt said. Ohlsson, 34, is a member of the Liberal Party, one of the four parties in the centre-right coalition that took office in 2006. She succeeds Cecilia Malmstrom who last month left the Swedish cabinet after being nominated to the incoming European Commission. Both Reinfeldt and Liberal Party leader Jan Bjorklund underlined that Ohlsson was a strong supporter of European cooperation, not the least within the framework of the 27-member European Union. Ohlsson, a former head of the Liberal Party's youth wing, was elected to parliament in 2002 and is a member of the foreign affairs committee. She told reporters she hoped to focus on three areas as minister. One area was the "core" of what Europe stands for, and to ensure "that Europe lives up to fundamental human rights", she said. Another area was to highlight knowledge and education as economic growth factors, and a third centred on efforts to tackle climate change, Ohlsson added. Sweden is due to hold parliamentary elections in September, and Ohlsson said she looked forward to the coming election campaign. Read more: http://www.earthtimes.org/articles/show ... z0eVT6nxln
  8. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo la kulmay Gudoomiyaha Barlamaanka Sweden, Daawo Written by Qarannews Feb 03, 2010 at 08:19 AM Sweden,(Qaran News)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane Abdirahman M Abdillahi(Cirro) ayaa maanta oo bishu tahay 2 february lagu qaabilyey Baarlamaanka Sweden. Gudoomiye Cirro waxa qaabilyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg oo si wacan u maamuusan u qaabiley Mudane Cirro. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg waxa uu Gudoomiye Cirro u sheegay in uu ku faraxsanyahay inuu qaabilo wefdiga uu hoggaaminayo Mudane Abdirahman M Abdillahi. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxa weheliyey kulankaas Xildhibaan Ibrahim Mahdi Buubaa iyo Wakiilka Somaliland ee Sweden Mudane Eidarus Sh Adan. Mudane Cirro waxa uu warbixin ku saabsan Barlamaanka Somaliland iyo geedi socodka dimuqraadiyada siiyey Gudoomiye Per Westerberg. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden waxa uu sheegay in uu ku farxsanyahay horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Taasina ay tahay mid la dhiiri geliyo. Waxca uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudaane Per Westerberg ku ballan qaaday in uu ka shaeqeyn doono sidii aqoon isweydaarsi loo sameyn laha ku saabsan labada Gole. Booqashada uu Gudoomiye Cirro iyo xildhibaan Ibrahim Mahdi Buuba ay ku tageen dalka Sweden waxa ka dembeeyey casuumad ka timi Baarlamaanka Sweden. Intaaney labada gudoomiye kulmin waxa uu Gudoomiye Cirro la kulmey madax ka socota Gudida Distoorka ee Barlamaanka Sweden. Halkaas oo looga waramey sida ay Gudiyada Baarlamaanku u shaqeeyaan guud ahaan, khaastana Gudida Distoorka. Gudoomiye Cirro intaa uu booqashada rasmiga ah ee uu ku joogo Sweden waxa uu la kulmi doona madax ka socota Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden. Waxa kale oo uu booqan doona Gudida Dorashada ee Sweden (Swedish Election Authority). Waxa kale oo maalinta jimcaha5 february ka dhici doona Baarlamaanka Sweden siminaar ku saabsan doorashada Madaxweynaha ee soo socota. Siminaarkaasna waxa ka soo qeybgeli doona madax ka socota Arrimaha Debedda ee Sweden iyo Xildhibaano ku jira Baarlamaanka Sweden iyo Hayaddo u hadla xuquuqda Aadamaha. Booqashadan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somalialnd uu ku joogo Sweden waa mid taariikhi ah. Waa markii ugu horeysay ee Gudoomiye Cirro lagu qaabiley heerka ugu sareeya. Taasina waxa ay tuseysa in Dawladda Sweden iyo Baarlamaanka Sweden ay rabaan in ay wax la qabsadaan Baarlamaanka iyo shacbiga Somaliland. Mohamed Abdillahi Hassan Freelance journalist Stockholm Sweden
  9. KulanTaarikhiya Gudomiyaha Barlamanka S-Land Iyo Dhigiisa Dalka Sweden Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden waxa uu sheegay in uu ku farxsanyahay horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Taasina Stockholm(GNS)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane Abdirahman M Abdillahi(Cirro) ayaa maanta oo bishu tahay 2 february lagu qaabilyey Baarlamaanka Sweden. Gudoomiye Cirro waxa qaabilyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg oo si wacan u maamuusan u qaabiley Mudane Cirro. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg waxa uu Gudoomiye Cirro u sheegay in uu ku faraxsanyahay inuu qaabilo wefdiga uu hoggaaminayo Mudane Abdirahman M Abdillahi. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxa weheliyey kulankaas Xildhibaan Ibrahim Mahdi Buubaa iyo Wakiilka Somaliland ee Sweden Mudane Eidarus Sh Adan. Mudane Cirro waxa uu warbixin ku saabsan Barlamaanka Somaliland iyo geedi socodka dimuqraadiyada siiyey Gudoomiye Per Westerberg. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden waxa uu sheegay in uu ku farxsanyahay horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Taasina ay tahay mid la dhiiri geliyo. Waxca uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudaane Per Westerberg ku ballan qaaday in uu ka shaeqeyn doono sidii aqoon isweydaarsi loo sameyn laha ku saabsan labada Gole. Booqashada uu Gudoomiye Cirro iyo xildhibaan Ibrahim Mahdi Buuba ay ku tageen dalka Sweden waxa ka dembeeyey casuumad ka timi Baarlamaanka Sweden. Intaaney labada gudoomiye kulmin waxa uu Gudoomiye Cirro la kulmey madax ka socota Gudida Distoorka ee Barlamaanka Sweden. Halkaas oo looga waramey sida ay Gudiyada Baarlamaanku u shaqeeyaan guud ahaan, khaastana Gudida Distoorka. Gudoomiye Cirro intaa uu booqashada rasmiga ah ee uu ku joogo Sweden waxa uu la kulmi doona madax ka socota Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden. Waxa kale oo uu booqan doona Gudida Dorashada ee Sweden (Swedish Election Authority). Waxa kale oo maalinta jimcaha5 february ka dhici doona Baarlamaanka Sweden siminaar ku saabsan doorashada Madaxweynaha ee soo socota. Siminaarkaasna waxa ka soo qeybgeli doona madax ka socota Arrimaha Debedda ee Sweden iyo Xildhibaano ku jira Baarlamaanka Sweden iyo Hayaddo u hadla xuquuqda Aadamaha. Booqashadan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somalialnd uu ku joogo Sweden waa mid taariikhi ah. Waa markii ugu horeysay ee Gudoomiye Cirro lagu qaabiley heerka ugu sareeya. Taasina waxa ay tuseysa in Dawladda Sweden iyo Baarlamaanka Sweden ay rabaan in ay wax la qabsadaan Baarlamaanka iyo shacbiga Somaliland. Mohamed Abdilahi Hassan Freelance Journalist Stockholm Sweden Eidarusadan@hotmail.com
  10. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo la kulmay Gudoomiyaha Barlamaanka Sweden Written by Qarannews Feb 03, 2010 at 08:19 AM Sweden,(Qaran News)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane Abdirahman M Abdillahi(Cirro) ayaa maanta oo bishu tahay 2 february lagu qaabilyey Baarlamaanka Sweden. Gudoomiye Cirro waxa qaabilyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg oo si wacan u maamuusan u qaabiley Mudane Cirro. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg waxa uu Gudoomiye Cirro u sheegay in uu ku faraxsanyahay inuu qaabilo wefdiga uu hoggaaminayo Mudane Abdirahman M Abdillahi. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxa weheliyey kulankaas Xildhibaan Ibrahim Mahdi Buubaa iyo Wakiilka Somaliland ee Sweden Mudane Eidarus Sh Adan. Mudane Cirro waxa uu warbixin ku saabsan Barlamaanka Somaliland iyo geedi socodka dimuqraadiyada siiyey Gudoomiye Per Westerberg. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden waxa uu sheegay in uu ku farxsanyahay horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Taasina ay tahay mid la dhiiri geliyo. Waxca uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudaane Per Westerberg ku ballan qaaday in uu ka shaeqeyn doono sidii aqoon isweydaarsi loo sameyn laha ku saabsan labada Gole. Booqashada uu Gudoomiye Cirro iyo xildhibaan Ibrahim Mahdi Buuba ay ku tageen dalka Sweden waxa ka dembeeyey casuumad ka timi Baarlamaanka Sweden. Intaaney labada gudoomiye kulmin waxa uu Gudoomiye Cirro la kulmey madax ka socota Gudida Distoorka ee Barlamaanka Sweden. Halkaas oo looga waramey sida ay Gudiyada Baarlamaanku u shaqeeyaan guud ahaan, khaastana Gudida Distoorka. Gudoomiye Cirro intaa uu booqashada rasmiga ah ee uu ku joogo Sweden waxa uu la kulmi doona madax ka socota Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden. Waxa kale oo uu booqan doona Gudida Dorashada ee Sweden (Swedish Election Authority). Waxa kale oo maalinta jimcaha5 february ka dhici doona Baarlamaanka Sweden siminaar ku saabsan doorashada Madaxweynaha ee soo socota. Siminaarkaasna waxa ka soo qeybgeli doona madax ka socota Arrimaha Debedda ee Sweden iyo Xildhibaano ku jira Baarlamaanka Sweden iyo Hayaddo u hadla xuquuqda Aadamaha. Booqashadan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somalialnd uu ku joogo Sweden waa mid taariikhi ah. Waa markii ugu horeysay ee Gudoomiye Cirro lagu qaabiley heerka ugu sareeya. Taasina waxa ay tuseysa in Dawladda Sweden iyo Baarlamaanka Sweden ay rabaan in ay wax la qabsadaan Baarlamaanka iyo shacbiga Somaliland. Mohamed Abdillahi Hassan Freelance journalist Stockholm Sweden
  11. KulanTaarikhiya Gudomiyaha Barlamanka S-Land Iyo Dhigiisa Dalka Sweden Stockholm(TVSLE)-Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane Abdirahman M Abdillahi(Cirro) ayaa maanta oo bishu tahay 2 february lagu qaabilyey Baarlamaanka Sweden. Gudoomiye Cirro waxa qaabilyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg oo si wacan u maamuusan u qaabiley Mudane Cirro. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudane Per Westerberg waxa uu Gudoomiye Cirro u sheegay in uu ku faraxsanyahay inuu qaabilo wefdiga uu hoggaaminayo Mudane Abdirahman M Abdillahi. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland waxa weheliyey kulankaas Xildhibaan Ibrahim Mahdi Buubaa iyo Wakiilka Somaliland ee Sweden Mudane Eidarus Sh Adan. Mudane Cirro waxa uu warbixin ku saabsan Barlamaanka Somaliland iyo geedi socodka dimuqraadiyada siiyey Gudoomiye Per Westerberg. Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden waxa uu sheegay in uu ku farxsanyahay horuumarka fiican ee ka socda Somaliland. Taasina ay tahay mid la dhiiri geliyo. Waxca uu Gudoomiyaha Baarlamaanka Sweden Mudaane Per Westerberg ku ballan qaaday in uu ka shaeqeyn doono sidii aqoon isweydaarsi loo sameyn laha ku saabsan labada Gole. Booqashada uu Gudoomiye Cirro iyo xildhibaan Ibrahim Mahdi Buuba ay ku tageen dalka Sweden waxa ka dembeeyey casuumad ka timi Baarlamaanka Sweden. Intaaney labada gudoomiye kulmin waxa uu Gudoomiye Cirro la kulmey madax ka socota Gudida Distoorka ee Barlamaanka Sweden. Halkaas oo looga waramey sida ay Gudiyada Baarlamaanku u shaqeeyaan guud ahaan, khaastana Gudida Distoorka. Gudoomiye Cirro intaa uu booqashada rasmiga ah ee uu ku joogo Sweden waxa uu la kulmi doona madax ka socota Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Sweden. Waxa kale oo uu booqan doona Gudida Dorashada ee Sweden (Swedish Election Authority). Waxa kale oo maalinta jimcaha5 february ka dhici doona Baarlamaanka Sweden siminaar ku saabsan doorashada Madaxweynaha ee soo socota. Siminaarkaasna waxa ka soo qeybgeli doona madax ka socota Arrimaha Debedda ee Sweden iyo Xildhibaano ku jira Baarlamaanka Sweden iyo Hayaddo u hadla xuquuqda Aadamaha. Booqashadan Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somalialnd uu ku joogo Sweden waa mid taariikhi ah. Waa markii ugu horeysay ee Gudoomiye Cirro lagu qaabiley heerka ugu sareeya. Taasina waxa ay tuseysa in Dawladda Sweden iyo Baarlamaanka Sweden ay rabaan in ay wax la qabsadaan Baarlamaanka iyo shacbiga Somaliland. published on Tuesday, 2 February 2010 Source: tvsle
  12. Horta nimankan garaadadu shirar badana,Shirkadooda go aankay ka so saraana ma oofiyaan. waxan xasuusta boocame markay ku shirayeen 2007 ku Somalidiida Ka Socota golaha garaadada Ku Mamuulka tolka puntland Ka isimada Puntland. wa ina la tageero mamuulka puntland wa ina la xoreyo laascanoood. Imikana tallow maxay so saari , markay caashe geele la so qadeyaan.
  13. Originally posted by Qudhac: riyaale is sitting duck as presidential elections come near there is no hope of UDUB winning, they will be out I don’t think there will be any election soon. udub played their cards well this time they have an extension with out limit. Nothing can stop them now. Why hold election, you know u cant win. I mean in 2 months time rayaale had 2 full years in office.
  14. Originally posted by Peacenow: They attack a well respected Head of US Africa Congressman. These people are truly ******. If Mr. Payne was a arab, they would be on the floor wiping the dirt of his shoe. we are not fan of Arabs maybe u are mistaken us for sh dalxiis.
  15. Originally posted by Dajiye: Farah Ma'alin's visit was succesful then?
  16. odaygi godane heshisyo horleh bu saxeexaya wa khabir siyasada irhaabiga ku takhasussay.
  17. Originally posted by The Zack: War sheekada nac nacda ah meesha kala taga dheh. Why pick only on SAMATAR? because he was doing the killing duuh.
  18. damn you guys are slow. bal ka so yara fakira