Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Originally posted by Abwaan: [Q] Good question Juje. Guess what they don't seem to understand what is called observing how the event was happening(as KK already said) and when everyone will arrive so that he could go back to his room and wear his belt and viel (The hotel management stated that he lived there for 6 days)....Easy! if one looks at his picture closely the guy seems to be nervous of course for someone who will blow himself up soon... None of us here was there but caqliga in la iska qaado maahan...and jump around with the little information posted on websites or I don't want to see the reality or use common sense. [/Q] Abwaan, wax aan la arag baad sawirka ka dhex aragtay!, ma ninka tarankuwiilka u hurda baa 'nervous' ah?, mise meel cidla ah buu joogaa??, mise veil & belt raadkood baa meesha yaalla??
  2. ^waa suurtagal & if...what if.. sow ma dhici karto.. waxba ma tarto, dad baa la accuse-gareeyey, ama evidence waadix ah keena ama iska aamusa.
  3. ^^if only he was free from the influence of reer seeddiyaashiis
  4. Originally posted by Juje: But you Madey sxb are on a mission to conceal, to deter actual facts and find an excuse for a masaacre. Well let me tell you all three guys sitting next to him when this picture was taken are fine and were treated for shock, but, and I repeat were not injured in the blast because they were sitting at the back , and most of the dead and injured were predominantly sitting in the front row and second and third. So tell me Madey why and how was this guy cut into half while those in the picture with are not slightly injured ? [/QB] Cajaaib, sow adigu wax ma qarineysid??, hadaad ogeyd sawirkan ood xaaladda wiilasha dhinacyada ka fadhiyana tiqiinay maxaad u sheegi weyday?, calool miino intaas oo naf galaafatay lagu soo xiray ee banaanka iska taal iyagoo is wata 'beerka & mindhicirka' macquul miyaa?, aawayse indho-shareerkii & jalbaabkii aad dhahdeen waa watay?, sheeko kale la imow duqa tan waa kaa burtaye!, yaase ka faa'iiday waxa meesha ka dhacay?. Ogow Shariif inuu shir jaraa'id qabtay isla habeenkii caalamkana u qeyshaday!, sidoo kale Ina C/shakuur subaxdii iyadoo aaskii lagu jiro uu dagaal iclaamiyey, dadweynaha ku beer-laxawsaday qasaarihii meesha ka dhacay!. Sida caadiga ah waxay ahayd iney baroor-diiqaan oo dagaalkooda dib u dhigtaan amrkii tacsida dhamaato. Maxaa kulmiyey mudaaharaadkii isla area-daas ee taageerayaasha Qaybdiid & qaraxa?. Waxaa kaloo jirta in Prof. Addow uu u xilsaarnaa heshiisiinta qolyaha isku heysta G/mudug. Mugdi badan baa ku jira, wixii jirase -Ilaahey idinki- waa soo baxayaan.
  5. Xasan Macallin Maxamuud indeed. a bitter enemy of Dacwatul Salafiyyah in London. I wonder what advice he's giving Shariif.
  6. ^^Nabad, Nolol & horumar ma waxaa lagu raadiyaa dilka reer Bay & Bakool, mise in Boorar la soo qaatee la yiraahdo: 'reer Koonfur ha naga bexeen'??. Waase iska caadi, oo Boqor Osman markuu Talyaaniga treaty-ga la gelaayey horumar baa la raadinaayey, oo Cali yusuf markuu Hobyo qabsanaayey Horumar ayaa la raadinaayey, Markey 2dooduba Sayyidka ka soo horjeesteenna Nolol ayaa la raadinaayey, markii Calanka Ethiopia Goldogob la surayna Nolol baa la raadinaayey, Xamar markii Xabashida lagu soo hoggaanshayna waa nabad!. Wax kasta oo bur-bura: 'Diin, Dadnimo, Qowmiyad kale dhibkeed...'waxaa ka horreeya horumarka & nolosha Tolka?.
  7. Kuwii igu soo xoomay ee hareeraha iga soo galay, tolow maxay sheegi doonaan?? Copenhagen: (pp)- Marxuumkii lagu eedeeyey inuu ka danbeeyey Qaraxii Muqdisho ka eeg Sawirkan , waa ninkan ugu horreya ee Qaba shaatiga Cad oo Kaamiradu qabatay isagoo Indhaha isku haysta. Maqaal qeexaya arrimo badan oo wax ka taabanaya Marxuum C/raxmaan ayaan gadaal ka soo saaraynaa. Su'aashu waxay tahay Sawirkan iyo kuwo kale oo soo bixi doona mustaqbalka dhow maxaa loo qariyey ? Marxuunka oo Cameradu qabatay isagoo indhaha isku hasta?.... Waxaa la isweydiinayaa Aaway Canbuurkii uu qabay , haduu qaraxa ka danbeeyey? ma dadka ayuu ka duwan yahay , mise wax kale iyo dano qabiil ayuu eersaday? . Inaan Xaqa la isku sheegin ma u tahay marqaati dhacdani? Qaraxii ka dhacay Hotel Shaamow Khamiis 3-dii Desember 2009-ka , oo ay ku dhaawacmeen kuna geeriyoodeen dad Soomaaliyeed oo u badnaa Arday Jaamacad ka qalin jebinaysay Maalinkaas , Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Dhalinyaro iyo Waalidiin soo xaadiray goobta qalin jebinta. Dhammaantood intii Dhimmatay ilaahay waxaan uga baryeynaa Naxariistii Janno inuu ka waraabiyo intii ku dhaawacantayna Caafimaad deg deg ah inuu Illaahay siiyo. Haddii Xafladdaas wanaag ku soo gaba-gaboobi lahayd waxay ahaan lahayd mid Farxad gelisa shacabka Soomaaliyeed oo dhan, laakiin nasiibdaro waxaa meesha uu Qaraxaas ka dhacay laga qaaday Niyad xumo aad u weyn. Qaraxaas ka bacdi waxaa Saxaafadda Soomaaliya laga sheegay haddalo badan oo Isqilaafsan , qaar waxay sheegeen in Ninka isqarxiyey uu deggenaa Hoteelka mudo 6 maalmood ah , qaar kale waxay sheegeen in Shaqsi soo xirtay Dhar dumar oo markaa yimid goobta qaraxaasna uu fuliyey , qolooyin kalena waxay sheegteen waxyaalo kale oo aan la fahmi karin. Desember 5-dii , waxaa la soo geliyey webabka Soomaalida qaar ka mid ah Sawir la leeyahay Waa ninkii qaraxii ka danbeeyey, magaciisana lagu sheegay Maxamed Khaliif , kana yimid Dhoobley Jubbada Hoose. Xaqiiqda Marka loo noqdo , C/raxmaan Yare wuxuu deganaa Magaalad Marka Sannadkii ugu danbeeyey , wuxuuna la noolaa Xaaskiisa oo deegaanka Marka ka soo jeeda , Labo maalmood kahor Qaraxa, ayaa C/raxmaan Xamar soo gaaray , isagoo qalab adeeg u doonayey Xaaskiisa oo markaa ku dhoweyd inay Dhasho , Markii uu Xamar Soo gaaray waxaa C/raxmaan ay is arkeen Wiil ay saaxiibo yihiin , kaas oo u sheegay inuu Qalin-jabinayo berri oo Xafladda u raaco, sidaas oo uu Dhibbane C/raxmaan yare uu ku aqbalay inuu saaxiibkiis kala qaybgalo Xafladda. C/raxmaan iyo Saaxiibkiis, Qaraxii markii uu dhacay labaduba waxay ka mid noqdeen dadkii masaakiinta ahaa ee Qaraxaas ku dhintay, Dadkii kale Maydadkoodii waxaa aqoonsaday dadkoodii wayna qaateen , Laakiin C/raxmaan wuxuu ahaa nin Meesha Qariib ku ahaa oo aysan waqtigaa Reerkiisu ay Xamar ku noolayn , Wax gartana waa la waayey, taasi waxay keentay 24-saac kaddib in Caloosha intii laga Jeexo dusha laga saaro inuu Marxuum C/raxmaan Yahay Dhagar-qabihii fuliyey Qaraxii Shaamow. Waxaa la isweydiin karaa oo kale , maadaama uu C/raxmaan dhintay see lagu ogaaday inuu ka soo jeedo deegaanka Jubbada hoose? Taas oo na tusinaysa in C/raxmaan uu ahaa nin la ogaa oo la aqoonsaday Qabiilkiisa , maadaama dadkiisa aysan ka soo jeedin Muqdishana in Eeda dusha laga saaro Dhibbane Marxuum C/raxmaan yare, Beelaha Muqdisho ku harayna ay u kala badbaadaan. Waxaa kaloo isweydiin leh oo maskaxda bani’aadamka fiyow ay diidaysaa , sidee nin Miino isku qarxiyey u fiyoobaan karaa jirkiisa meelihii ugu jilicsanaa sida Beerka , Kelyaha, Caloosha oo kulligood banaanka yaala , Qaarka korena waa Nadiif. Waxaan ognahay dadkii meesha Qaraxu ka dhacay u jiray 15 mitir in qaarkood hilbahooda dhulka laga aruuriyey. Waxaa isweydiin mudan marka arrinka laga hadlaayo Qaraxaas iyo Ciddii fulisay waxaa loo dhigi karaa inay labo arrin midkood noqoto , mid waa wax shaki ku jiraan , midina waa wax dhab ah oo cadaynteeda la hayo ama Muuqato , haddaba maxaa lagu cadaynayaa inuu C/raxmaan ka danbeeyo inuu qaraxaas fuliyey Waa su’aal la weydiinaayo dadka Soomaaliyeed ee caadifada qabiilka iyo Dulmigu intuu ka batay Eeda dusha ka saaray Marxuumkaas. Waxaa kaloo isweydiin mudan in Soomaaliya ay ka dhacayeen sannadihii u danbeeyey Qaraxyo Cajiib ah oo ugu horeeyey Kii Baydhabo loogu dhigay Madaxweyne C/laahi Yuusuf , kii loo dhigay Prof. Cali Maxamed Geedi , kii Muqdisho loogu dhigay Haweenkii dhulka xaaqayey ee Gurriga shaqaalaha , Kii Beledweyne ee Wasiirkii Amniga iyo Rag badan lagu qaarajiyey iyo kuwo kale oo badan, Qaraxii hargeysa iyo Kii Boosaaso, markaa Su’aashu waxay tahay kuwaas iyo dadkii qarxiyey waa la yaqaanaye maxaa loo sheegi waayey iyo Beelaha ay ka soo jeedaan? Maxaa marxuumkan gaar ku noqday? iyadoo aan weli la qaadin talaabo ah in Labaaro cida sida tooska ah uga danbaysa Qaraxii shaamow. Waxaa la isweydiin karaa sababta Wiilyar oo masaakiin ah oo Sawirkiisa Qofkii arka u garan karo inuusan ahayn nin Ismiidaamiyey sababta dusha looga saaray? Ujeedada lama garane maxay tahay? Waxaa kaloo cajiib ah markaa maqalnay madaxdii dowlada oo ugu danbeeyey Aadan Madoobe inay dusha ka saareen wixii Xamar ka dhacay Dhibane Marxuum C/raxmaan Yare , iyadoo ilaa hadda aan loo hayn wax caddayn ah cid baartayna aysan jirin. Dowlad waxaa lagu yaqiin in Wax tuhun ku jiro aysan wax ka sheegin , laakiin dowlad ay faafin karto oo kaliya wixii caddayn leh ama loo hayo caddayn dhammaystiran. Waxaa looga fadhiyaa Aadan madoobe iyo kuwa kaleba oo ku doodaya in Dhibbane C/raxmaan Yare uu ka danbeeyo Falkaas wixii caddayn ah ee ay ku qancin karaan shacabka Soomaaliyeed ama Eheladii iyo waalidkii dhalay Dhibbane Marxuum C/raxmaan yare inay banaanka keenaan oo ay soo bandhigaan, Arrinkaasna ay goobjoog ka ahaadaan quburo Caalamiya oo ku taqasusay baaritaanka dadka Ismiidaamiya. Haddii intaas la waayo, Dhibbane Marxuum C/raxmaan yare wixii uu Adduunka ku waayo, Aakhiro ayuu ku helayaa Maalinka Qiyaamo oo aan ninna la duudsin karin Xaqiisa.
  8. Redsea, farqiga 2dayda comment ma kala garanaysid? Illeyn cadawgaagu batay!
  9. Maaddeey

    WHO IS AT

    ^^Adiga ma Guulwadaad tahay?
  10. Maaddeey

    WHO IS AT

    Anwar tolow ma A & T baa oo kas mis-spelling u sameeya!, Thread Gal-mudugna post-gareeya si uu Balance siyaasadeed u sameeyo?. PM-kii Jacphar kadib, wax walba ka filo
  11. Galaal inuu Interpol ka mid yahay ma oga miyaa kuwan waxan soo qoray??
  12. 3-Social Studies: Cilmiga Bulshada. 4-Proficiency: Xirfad Sare. 6-Lang.Dev'ment: Horumar Luqadeed.
  13. Castro, Hadiith-kan hoose u fiirso: 'Al-Miqdam narrated that the Messenger of Allah said, what translated means: "Verily! I was given the Quran and its equal with it (the Sunnah). There may be a man, his stomach is full and he is (laying) o­n his couch, and saying: 'Hold fast to this Quran. Whatever you find of 'permissible matters, take it as permissible, and whatever you find in it of prohibitions, consider it prohibited,' However, whatever the Messenger of Allah renders impermissible is equal to what Allah renders impermissible...' waxa laga hadlaayo waa Diinta Islaamka, Culimada Islaamka waxay ka yiraahdeen raadiya, dadkana ha wareerinina. Axaadiista Rasuulka(scw) muhiimadda ay leeyihiin si aad u ogaato, labadan risaalo ee Sh. Al-Albaanee akhriya. http://calgaryislam.com/imembers/displayarticle261.html http://www.icsfp.com/Media/Documents/status-of-the-sunnah.pdf
  14. Hadaan Kooyey, soo dhawaaaw, mininka minikaaga waaye.
  15. Alla maxaa Gaalo meesha qarsan!. Ogow ama ha ogaan, haddaad Sharci sugan inkirto waad ku gaaloobeysaa. The Quran didn't descend from the Sky in a Form of a Book, it was revealed to Muhammad (scw), and it's him (scw) who prescribed stoning to death for a married adulterer. Weliba Aayad Qur'an ah bey ahayd, intaan akhrinteeda keliya la nasakhin. See below: In the meantime, 'Umar sat on the pulpit and when the callmakers for the prayer had finished their call, 'Umar stood up, and having glorified and praised Allah as He deserved, he said, "Now then, I am going to tell you something which (Allah) has written for me to say. I do not know; perhaps it portends my death, so whoever understands and remembers it, must narrate it to the others wherever his mount takes him, but if somebody is afraid that he does not understand it, then it is unlawful for him to tell lies about me. Allah sent Muhammad with the Truth and revealed the Holy Book to him, and among what Allah revealed, was the Verse of the Rajam (the stoning of married person (male & female) who commits illegal sexual intercourse, and we did recite this Verse and understood and memorized it. Allah's Apostle did carry out the punishment of stoning and so did we after him. I am afraid that after a long time has passed, somebody will say, 'By Allah, we do not find the Verse of the Rajam in Allah's Book,' and thus they will go astray by leaving an obligation which Allah has revealed. And the punishment of the Rajam is to be inflicted to any married person (male & female), who commits illegal sexual intercourse, if the required evidence is available or there is conception or confession. There's one incident that the Prophet (scw) Stoned to death a Jew and a Jewess: Volume 8, Book 82, Number 809: Narrated Ibn 'Umar: A Jew and a Jewess were brought to Allah's Apostle on a charge of committing an illegal sexual intercourse. The Prophet asked them. "What is the legal punishment (for this sin) in your Book (Torah)?" They replied, "Our priests have innovated the punishment of blackening the faces with charcoal and Tajbiya." 'Abdullah bin Salam said, "O Allah's Apostle, tell them to bring the Torah." The Torah was brought, and then one of the Jews put his hand over the Divine Verse of the Rajam (stoning to death) and started reading what preceded and what followed it. On that, Ibn Salam said to the Jew, "Lift up your hand." Behold! The Divine Verse of the Rajam was under his hand. So Allah's Apostle ordered that the two (sinners) be stoned to death, and so they were stoned. Ibn 'Umar added: So both of them were stoned at the Balat and I saw the Jew sheltering the Jewess. It's not only two times that stoning took place at the time of the Prophet, it's numerous and not only four witnesses needed but there's confession, one example is this: Volume 8, Book 82, Number 815: Narrated Abu Huraira and Zaid bin Khalid: While we were with the Prophet , a man stood up and said (to the Prophet ), "I beseech you by Allah, that you should judge us according to Allah's Laws." Then the man's opponent who was wiser than him, got up saying (to Allah's Apostle) "Judge us according to Allah's Law and kindly allow me (to speak)." The Prophet said, "'Speak." He said, "My son was a laborer working for this man and he committed an illegal sexual intercourse with his wife, and I gave one-hundred sheep and a slave as a ransom for my son's sin. Then I asked a learned man about this case and he informed me that my son should receive one hundred lashes and be exiled for one year, and the man's wife should be stoned to death." The Prophet said, "By Him in Whose Hand my soul is, I will judge you according to the Laws of Allah. Your one-hundred sheep and the slave are to be returned to you, and your son has to receive one-hundred lashes and be exiled for one year. O Unais! Go to the wife of this man, and if she confesses, then stone her to death." Unais went to her and she confessed. He then stoned her to death. Stoning to death for a Zaani is 'macluum minaddiini biddaruura', if you negate it then u r out of Islam, Jahli-na laguuguma cudur-daarayo, its one click away to find the truth. A & T, Xayawaanka in si naxariis leh loo dilo yaa kuu sheegay?, Rasuulka (scw) sax?, haddana isagaa xukmiyey in Zaaniga (guur soo maray) dhagax lagu dilo, midna inaad ka aqbasho midna ku diiddo maaha. Wassalaam.
  16. ^ , Yeah I remember, but what happened to that thread?
  17. ^sxb, dadka kale eed leedahay waa is qarxiyeen, lana aqoonsaday, iyaga ma la hubiyey?? Su'aal uun.
  18. Waxaan soo xasuustay sheekadii habar dugaag ugu tashadeen Libaax in ay ka reebaan xubno neef ka wada dhexeeyey, markii in loo sheego la rabay ee: 'Libaax, jeenigii & leggii..' la yiri ayuu indho kulul & cod cabsi leh ugu jawaabay: 'hee!' 'INTA KALENA KU DARSO!'
  19. ^^Tan waa in Sol-Puntlanders ka jawaabaan!, shacab dhan oo isu yimid ee masaakiin soo qaxday oo maciin biday yiraahdaan: 'naga baxa!' EEH DAH! ALLAAH!!
  20. Originally posted by Abtigiis & Tolka: I can imagine Abdullahi Yusuf ordering the killing of his political opponents, I know he will not condone the raping of them. Jess belongs to the old generation which abhors rape. Maadaama qofku danbiile yahay dartii in wax uuna samayn la saarana ma haboona. A & T, Warkaas waa sax, laakiin yaa kaa akhrisanaaya hee!!, adba dadka kale kama akhrisatid markay qolyo aad mucaaradsantahay dooddu joogto.
  21. can some one take out the 's' in 'curse' so the title reads: Puntland: the cure of Somalia!