Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Saxaabada qaar (rc) markii masjidka xaafadda salaadda laga baxo, waxay raadin jireen mid aan weli laga tukan si ey Ajirka jamaacada u helaan, haddii la mideeyo waqtiyada salaadda, taas meesha waa ka bexeysaa!, sidoo kale waqtiyada waa is bed-bedelaan, waxaana mas'uul ka ah waqtiga salaadda Mu'addinka. Haddii sababta loo mideynaayo waqtiga ay tahay in dadka ma tukadayaasha la qabto waa baab kale!, waxaase fiican in waxyaabo aad muhim u ah dhib badanna aan loo mareyn wax laga qabto sida: Nadaafadda, Caafimaadka, Nabadgelyada iwm.
  2. ^^Soomaalida inta Zakada bixisa waxay siiyaan Qaraabada oo ah qayb ka mid ah 8da qaybood ee loogu talagalay in Zakada la siiyo, in masaakiin aan qaraabo ahayn la siiyo waa wax cusub, sidoo kale ma jirin maamul isku hawla inuu dadka xoolaha leh ka soo uruuriyo ee meelaha loogu tala galay ku bixiya, taasna waa cusubtahay, miyaaney ahayn?
  3. Dhoobleey-na wadadeey ku soo jirtaa!, Ilaahoow Umuuraha saha! 'ameen'
  4. ^^ Sxb, taas barabagaandho maaha!, waa wanaag la rabo in looga mahad celiyo. Sawirka kore mar 2aad fiiri, farxadda ka muuqata 2da 'dhallin' ee sheekha caawineysa!, 2da kale ee 2da gees kala taagan, siiba kan midigta ee Pakistani-ga gashan, haaneedkiisa ma ka yaabin?, dadkaan waa kuwa loogu dhibista badnaa wixii Maamul ka horreeyey kan 'dhallinta', haddana iyagoo Karbaash wata ayay Moor'yaantii masaajidda u diraan waqtiyada Salaadda!. Farqigaas adiga -qaasatan- inaad ogaato ayay ahayd appreciate-gareysidna
  5. Hawd waa qoraa wayn oo aftahan ah, laakiin naqdiga & ammaanta-ba wuu ku talax-tagaa, qoraalladiisana inta badan waxa ka muuqda: 'anaa keligey aqaan' xagga diinta markuu ka hadlona waxaad is leedahay muu iska aamuso!. Nin oday ah ayaase u soo baxay oo si wanaagsan u naqdiyeye halkan ka [ akhriso
  6. Muriidi, "safka hore on the left sharbanshabeel" promoting 'WUXDATUL ADYAAN'?? ".. omar bin khatab radiyAllahu appointed a female judge somewhere in the area where the "ridda" wars had happened.." Kitaabadaadii hadaad ka weysay, maxaa yaallo hee?
  7. Is combining Habbat Sawda with weed became 'Poetry' now?
  8. Since the day she married Elijah, an afro-American Muslim, she has been the subject of gossips and attacks from the wider Somali community. But thanks to her families, she stood her ground and lived happily with the love of her life. waa is qabaan! That was three years ago. Now, with a baby girl Latifah, she is pretty comfortable in her marriage save for occasional intrusions by uncivilized Somali’s. Ilmana waa isu dhaleen! Three days later, and after she was taken back to her family after brief hospitalization, her mother confronted her, “you worthless whore! How can I tell anyone my grand daughter is Jareer!!...Hoogayoo baáyey!! Ceeboobayey!” maxaa dhacay markaas?, ma sixray oo illowsiiyey inuu reer Mahaddaay yahay?
  9. ^Koo waalan oo sheekada dhex ku kala gooynaayo!
  10. Maaddeey

    Untitled.

    MMA, i think iney Xalane area tahay, kolley waa jidka dheer ee Jazeera aada! fiiri badda!
  11. KK, Cefeeb!, mafaxafaad shefeegefeeysafaa!, wafarkafaan wafa lafawafadafa kafasafaaa!
  12. hay!, J11 goormeen idin soo xusuusiyey, waa la wareeray, ani haddaaba mahaan iigu horreeyso! but NAXNU SORRY! me can't audio! bal isagoo qoraal ah ii raadi!
  13. loool, Qudaarta waxaad ka tagteen DHANGALOOW!, bilcaamaha WALLACA soo maray waa kasaayaanaan is lahaa!..
  14. Muriidi, adi YAACALEEY maa wax kuu galeen!
  15. Anna bal middaan aan tuurto, Waxaa la yiri: Koo aa doobnimo ku raagay, markaasuu is tusay in hal naag ku filnayne laba hal mar isla guursado, Dadkiisiina saas ka dhaadhiciyey, iyagana waa la qadanaatay waase ku qancin waayeen! qir & qir ayagoo kala taagan, ayaa Gabar caqli badan garoob-na ah maqashay warkii, markaasey tiri: ii geeya ninka, markey keligood noqdeen ayay tiri, laba naag dhibkooda & masruufkooda & marashadooda maxaad ku falee?, wuxuu u sheegay inuu bestiis yahay hal keliyana ku filneyn! waxay u sheegtay in ey iyadu 2 alaab leedahay!, Qosol & qabiltu nikaaxahaa, wa tazwiijahaa aa ka dhacday meesha!, habeenkii markii laysu yimid oo uu tuurtay uu yiri: kii kalaan rabaa!, waxay ku jawaabtay in kii horoo hamuun qaba kan kale uusan diyaar noqonayn!, wuxuu ku noqdo, oo ku noqdoba iyaduna ay u lahayd kanaa weli kuu baahan, uu af-gambow u dhacay! Subaxdii ayuu soo kacay isagoo kii kale raba, waxayse ugu jawaabtay: mar hadaad seexatay waa kaa gubatay, waana kii hore inaad ku laabataa! saas ayuu usbuuc dhan ku jiray, mar uu nafta u yaabay uu yiri: waxaan ku riyooday Abtigey oo xanuunsan, riyadeydana run ayay noqotaaye aan soo fiirsho bal Abti, haye ee soo dhaqso illeyn mid kalaa ku sugaayee!. Saaxiibkaa Abti ayuu u tegay, wuuna uga sheekeeyey waxa meesha ka raacay & tabtuu ku soo fakaday!, maalmo markuu joogay Abti ayaa yiri: saan ceeb waayee reerkii ku laabo, isna waayahay ayuu yiri isagoo caga jiidaya, markuu cabbaar soo socday buu arkay Orgi bursanaaya Ri', markaasuu yiri: 'Orgiyoow war yaa ka joog ku yiraahda, Wallaahi in Abtigeeya jirran lagaa keenaayo'
  16. lol@ Cawaale, mar labaad ayaan akhris ugu dhaqaaqay!, oo sidaaseyba Cawaale kuugu baxday!, wax ban sheegi lahaa laakiin (Axtarimu aldumaashiyatii)
  17. Sabriye, Caadifad & H-ism yeysan ku qaadin (tii & tan waa shilin labadiis dhinac), waa maxay Shareecada waagii Makamadaha la diiday e hadda la oggolyahay?, waa maxay Shareecada Swat valley laga diiday ee Somalia laga oggolyahay?. Ma ogtahay in janaqow sheegay inaan Shareeco loo oggoleyne la yiri: Sida dunida Muslimka u dhaqmaan u dhaqma, haddii kale: Yaa weeylakum. Wadahadal?, waxaan afka baarkiisa, lacag ayaana lagu rabaa in Carabaha looga qaato, otherwise Gaanni, Indhacadde & Ina C/shakuur bootadooda waad maqlaysay mar horeba. Tii hore in Gabre u talinaayey waa run, lakin waxaad illowsantahay in tanna Wald-Abdalla u taliyo, labadoodabana US & A xukumeen/aan.
  18. Sabriye, 3 Somali ah oo BBC isla dhegeystay haddii mid kale weydiiyo waxay ay sheegtay BBC-du, 3 war oo kala duwan ayay u sheegaan!, warkaas Sheekh Axmed aad ka soo weriday waa Baciid Jiddan!, ereyga aan kugu heystana waa : waa caqli xumaa!, ninna walaalki ka weyn saas ma yiraahdo, wax kale waa laga yaabaa inuu yiri, haddiise ay run tahay inuu yiri, waxaa loo bandhigayaa waaqica: Sheekh Xassan Madax adayg & wax kale ha lagu sheego laakiin caqli xumo! abadan!. Arrinta weyn ee ah: Muxuu u dagaalamayaa, horta maxaa dawladdii hore lagu heystay?, waa isla iyadii oo dagaal oogayaalkeedii & qowleysatadeedii wadata, oo lagu kordhiyey, dibad jireyaal dhibsaday: CAANAHA HORAY U SOO QABO, ILMAHA LA SII JOOG & CASHADA NOOGU TUUR.. & Wadaaddo, diyaarad fuulka & gaalo la kulanka horumar u arka, Lift-iga & Escelator-ka markey saaranyihiinna 'WA YAKHLUQU MAA LAA TACLAMUUN'ku soo dhacdo!. Ethiopian-kii shalay lala diriraayey hadda waa soo galaan Waddanka, kamana hadlaan! why?. Waxaa ka daran Baarlamanka waa kii u yeertay Gaalo oo dhan bimaa fiihim Ethiopia! haye?, wixii shalay Xaaraam ka ahaa qayrkood maxaa iyaga Xalaal uga dhigay?. Laa Adrii.
  19. Nuunne, su'aashaas sheekhu waa ka jawaabayeka akhri Post-ga: "Sh.Xassan ayaa isweydiiyay waxa Dagaalka ka reebay Culumadda uu ku tilmaamay Ah-lu Saxwa & Towxiid wuxuuna ku fasiray in sababtu tahay Caadifo Qaloocan oo dad badan ku jirta daraadeed in ay Jihaadka uga fariisteen Caadifadaas oo uu ugu magac daray mid qabyaaladeed ee aan diinta sal ku lahayn..."
  20. Originally posted by Sabriye & co.: Nuune, to your suprise, Hassan's brother, Sh Axmed used to say "Walaalkey waligiis wuu Diin Jecla laakin wuu aqli xumaa". Sabriyoow, bal warkaas hubi!