Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Geel Jire, Libax san ka taabte & Canjeex, mahadsanidin, khayr Alle ha idin siiyo. KK, dhib ma leh, xorna waa tahay waxa leen ka waday (using ur own judgement) wixii aad nimanka ku tuhuntay yaan lagugu tuhmin! Soomaali Muslimad ayaad tahay hadda, hadhowna saas lee IA lool@ Fargad! anaa la yaabanaa hortaa, adiga EXAMINATION! aa tahay!
  2. Alleylehe arrin falanqeyn u baahan waaye, laakiin waxa Somalia ka dhacaaya ma waxaa kaala darnaaday Video chat for SOL??. Aniga, xaggaa & Somalia haddaan fiirsho, Khayr badan kama soo socdo Sh.Sharif Sh.Ahmed Sh.Muse Cigalle-na belaayo uusan ka soo waaqsan ayaa ku dhici doonta, is bedelkiisa dartiis, Culimadaanya aa laga weriyey: "balaayo waxaa kuugu filan wixii aad wanaag u arki jirtay ood xumaan u aragto and vice versa" dabcan qofkii hore u wanaagsanaa ayaa laga wadaa!. Waxaan kaloon addorosayaa in fawdadu Somalia oo dhan gaari doonto including W. Galbeed (s.land) ma karee (Ilaahey ma kaso)laakiin sansaankeedaan u jeedaa! Waxaan kaloon arkaa Sol-ers badan iney waddankii ku noqon doonaan IA.
  3. AllE-Ubaahne, mahadsanid, Politics section waan arkay waan tegi doonaa IA, waxna waan ka arkay, haddase ujeedadaydu waa is barasho, Garoobka & waxad sheegeyso waa maxay? Megaphone-ka illeyn bilaash uma wadatid?
  4. lool@Indhooos, u fasir yaaqeey.. KK, waxaan ka wadaa: derisaa tihiine taleefan ku sheekeysta! KK, Alleylehe, meeshaan kula rabay waa joogtaa! Haddii Nin raga oo macawis rag lagu yaqaan (Somalia, Yemen, Indonisia, Pakistan, India, Bangaladesh..sii wad)aad u diiday inuu gurigiisa ku xirto,kuna tuhuntay "NIMOOW-NAAGEESHnimo" Adiga oo Soomaaliyad Muslimad ah haddaad SURWAAL qaadato maxaad noqonee?? dib isugu noqo bal!
  5. Indhoos, mahadasanid soo dhoweyntaada, haddana mar labaad mahadsanid akhbaarta Wiilo, Ilaahey ha u fududeeyo. Aaliyah @ KK, Teleefan ma haysatiin?
  6. KK, Walaahi waad iga qoslisaa, "xumaanna ha u qaadanin" as Jayte AUN would say. As for the MACAWIS i'm wearing one as i'm typing with my 2 forefingers!. Haddii raggi gurigooda aadan ugu oggoleyn MAcawis, adiga amaad banaanka surwaal ku aaddaa lee?, Allamagan, mahadsanid, haa waa hoosgunti, sida KK aan ka dareemayse waad is-yeelyeeleysaa! Aaliyah, mahadsanid walaal
  7. Nuune, sxb mahadsanid, laakiin duqa ii sheeeg adi KIYAAWE INGIRIIS maa tahay? af-soomaaliga waaweyn ee signature-ka kuugu yaalla & waxaan is qaadan karin kan aad mar-mar ku hadashid markaad is heshaan ragga qaar!. KK, Mahadsanid, waxaan u maleynaa inaad "naturally funny" tahay! su'aal: "weli macawista ma sidaadii baad ka taagantahay?"
  8. "...Marka never ever take their rejection as a sign they aren't interested...I say, keep banging that door, and eventually, hopefully one day sooner or later she'll open it...Dalaq lee dhehee markaas nooh!" LOOOOOOL@ KOOLKAT, miskiinka ha sirin, it doesn't always work like that, that reminds me of my Sijui friend who was obsessed with this girl until she did every thing to avoid him from changing phones to moving from her old address, and he still thinks she's playing hard to get! Eng. Sxb anigoo og inaan meesha ku cusubahay haddana way i qabsatay sheekadaada oo kale, weliba hadaan kuu sir waramo darteed ayaan ugu soo biiray SOL, laakiin mar dambe ayaan xikmad ku arkay Sol-er Signature, waana none other than NGONGE it reads: "its only words on screen, words on screen", 3 mar ayaan akhriyaa maalin walba, when ever i get tempted, releive ayaan dareemaa, thnx Ngonge
  9. Lol@ Jamaal11, sxb 10 ki beri een dhex mushaaxayey ayaan wada bartayoo si kale uma taqaanide waxan qaatay "CRASH COURSE", inaad Paragon iska bedeshaybaan moodaaye ma saxanahay? si kastaba sxb..Contribution-kaaga & edebtaada ayaan ka helay, waxaan aad ugu qoslay CIRROOLEYDA QURBEYSAN!, Gartii Hunguri & A & T-na gacan ayaan kuugu taagay daacadnimadaada, Adoo kale Alle ha noo badiyo, Allena ha ku sugo!
  10. LSKT, VERY INSPIRING article, can u translate then post it in SOMALIMIRROR! AL_SHABAAB will benefit from it.
  11. Thnx Che, Allah Yacizzak, Soomaaliga inaad isku fiicneyn aan moodaayey laakin hadda waxaa iigu jirtaa liiska: "MMA &TUUJIYE", ma kasti??
  12. Lol @ Lama Goodloo ashahaado !.. My favorite is this one: Nimaan talin jirin hadduu taliyo, Nimaan tegi jirin baa taga!
  13. "Well naturally nothing ofcourse would have or will ever come of it, because the good lord knows its only us women who are the true sinners.".. Acuudu Billah! sidee waxaan loo ogolaaday in meeshan lagu soo qoro? The_Siren, Adoo Rag Wadaado ah ka cabanaya oo leh: "*****AYKUMU SALAAM" maa i dhahaanna waan arkay, haddana ma halkaney kula gashay? ALLAHUL MUSTACAAN. some one translate to her plz
  14. Ismacil Mire, sxb the Only Somali-Somali Qaamuus waa kii 74kii Guddiga Af-Somaliga qoray, laga yaabe in laga helo Bakaaro iyadoo dhow page caleen ama sonkor lagu duubtay!, kuwa Aw-Jaamac waxaan ogahay in Djibouti lagu daabacay 2005, Taariikhda Daraawiishta & Kitaab dagaalkii Axmed Gurey ka sheekeynaya oo Somali loo bedelay waxaan ku arkay BARAKAAT BOOK SHOP, hadduu yaallo waa laguu soo gedaa RISK-iga aad ka cabsatay innagaa qaadaneyno ee "show me the money!"
  15. "..Talow iyaga ma u dirsadaa? Ineey lacagtaan u diro jihaad ku galaan unbaa ii daran." Lol Jamaal, waaba Mujaahidiine sidey Tuugo ku noqdaan, waxaan hubaa iney kuu soo iibinayaan laakin waxaan ka cabsanaa iney ku tashkiiliyaan oo marka dambe Jihadi Video lagaa fiirsado adoo Midland accent ku hadlaayo, ee Pakistan-iga Fried Chicken-ka aad ka cuntid yiraahdo: " I KNEW THE GUY HE WAS ONE OF MY BEST CUSTUMERS, I NEVER KNEW HE WAS CAPAPLE OF DOING SUCH A THING, HE WAS VERY PEACEFUL MAN, VERY TOLERATING, MAY ALLAH HAVE MERCY ON HIM"
  16. Dhibka innagaa keennay, sida Nuunne uu yeelay oo kale 100-aal aya sameysay, maxaa ka sugee Nigerian, Fraud-ka & Money Laundering uu sameeyo Soomaalidey ku soo laabanee, ogow 21-July-2005 raggii qaraxii dhicisoobay sameeyey LOndon oo la yiri qaarkood ayaa Somali ahaa, waxaa cadaatay ineysan aheyn balse isku dhiibeen Somalinimo.
  17. Asalamu Calaykum, Waa Igaar cusub, 15 beri ka hor ayaan is qoray, ugu dambeyn maanta ayaan nasiib u helay inaan idinku soo biiro.. bishii ugu dambeysay oo dhan maalinle ayaan u soo gelaayey.. waxaan damcay site 2001 la furay inaan dhowr maalmood ku koobo. Waxaad tihiin dad yaab leh! weligey ma arkin dad Muntada (forum) isugu yimaada oo sidan isugu xiran-waxaan ogaaday in qaarkiin si LIVE ah isu arkeen.. farxad & murugna wada qaybsateen. Markii ugu horreysay een soo booqdo SOL waxay ahayd anoo raadinaya MIRO (Lyrics) heeso, mar kastana adeer Google ayaa ii kiin soo diraayey!, habeen uun baan is iri bal sii fiir-fiiri (kolley faa'iido badan malehe) laakiin waxaan ku noqon rabaa Addicted, sida nin aan ogahay (Magaciisa ma sheegaayo si aan GAR la iigu qabsan dabadeedna XIIN uu xaal igu qaado!). Habeenkii ugu horreeyey een Miraha raadinaayey akhyaarta aan ka faa'iideystay waxay ahaayeen NUUNE, WIILO & BUUXO , ETC. waad mahadsantihiin. Maalmahaan Wiilo ma arkine ma nabad qabtaa?