Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,293
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Che, this is not the Shakuur you are reffering to, it is his younger brother!.
  2. Today I...remembered sol and logged in .. salaams.
  3. Awkeey MMA, waa kuu roogaa. Salaan fayle adiga iyo asxaabta kale!.
  4. Conspiracy,Blue.. and Che. Waanu idin salaamay. Waqti dheer.
  5. MMA, 3dii sano ee ugu dambaysay keligaa ayaa halkan 1da Luulyo uga dabbaal degay!. Waa 2 mid uun, ama sol aa dhimatay ama dadkii waddaniyaddii baa ka dhamaatay!. Mar uun bay igu soo dhacday inaan halkan soo siyaarto. Waan idin slaamayaa.
  6. Galbeedi, markaad Daafeed gaarto ii soo sheeg!.
  7. ^^ Waa runtaa Geelle Gaaboow . Lakin reer galbeedka iyo kuwa iska yeelyeela gudniinka sunno iyo fircooni uma fiiriyaane, gudniin waa u gudniin!. Kan sunnada ah iyo kan ragga waxaa xanuun iyo dhaawac badan kan ragga. Saasoy tahayna cid ka qaylisa oo ragga maxaa xbinkiisa qaaliga ah loo jarjarayaa ma arkin!. Allahuma qabiil kenya dega oo ninka gudan inuusan dhammeyn aaminsan mooyee!. . Ogow rag waxaa jira xubinka macal xaniinyaha iska jara ee booskooda xubin dheddig ku bedesha!. Hadii taas MGM ahayn mutilation maba jiro. Diin ahaan fircooni waa wax xun asalna maleh, lakin gudniinka waa jiraa waana la amaanay. Markii Islaamka ku dhaqankiisa aad loo kordhiyey oo wadaadadu dhoofeen oo wadamo iyo dhaqamo kale barteen gudniinka fircooniga waa yaraaday haddii jabhaduhu dagaalkoodu dhici lahaynna lamaba arkeen FGM wax ka hadlaaya. FG. Meeshu sidii hore uma xiisa badna, sidaas baan kaaga raagaye ka raalli noqo!.
  8. ^Diinta noogu kaadiye, farqiga waa maxay?. Kuwa diiddan gudniinka dumarka ma diin bey ku diiddanyihiin?. Amiir Fircoon oo gudniinka Fircooniga diiddan!.
  9. Male & Female GM maxay ku kala duwanyihiin?. Waa wada gudniine ama ha la wada diido ama ha la wada oggolaado. Discrimination ma fiicna!.
  10. ^ Afkeygaad kala baxday, MMA. Baasaboorka & Kaarka aqoonsiga waa isla socdeen. Mashruuc socda waaye.
  11. BUULAMAREER:- Beer ku taalla Buula Mareer ayaa Xarakada Al-shabaab Almujaahidiin waxay kuwada hadal siiyeen, Odayaasha Beesha Habar Gidir iyo Beesha Biyamaal. Shirka waxaa ka qayb galay, Waaliga Wilaayada Islaamigaa ee Shabeelada Hoose, Sheekh Maxamed Abuu Cabdallah, sidoo kale Odayaasha iyo wax garadka Labada Beelood ayaa goob joog ahaa iyo Culimo Awdiin Soomaaliyeed. Waxgaradka Labada Beelood waxay sheegeen in ay ka xun yihiin Dad Masaakiina in loo dilo, Qabiilkaas ayuu kadhashay sidoo kalana waxay sheegeen in ay diyaar u yihiin wadahadal. Waxaa la sameeyey Guddi qaabilsan Xabbad joojin lagu dhawaaqay. Labada Beelood ayaa xaqiijiyey Ciidamada Xukuumadda Riddada ah in aysan matalin Labada Beelood iska markaana ay dilayaan Dad shacab ah. DHAGAYSO, Waaliga Wilaayada Islaamigaa ee Shabeelada Hoose Sheekh Abuu Cabdallah
  12. http://somalimidnimo.com/salafi/2013/12/daawodhagayso-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-xabbad-joojin-kala-dhex-dhigay-beelaha-habar-gidir-iyo-biyamaal/
  13. ^ Aware, never heard of it. what county is it?.
  14. Safferz;991122 wrote: I found myself an apartment in Addis, everything is all set for late April :cool: Just need to make flight arrangements in the new year. If it's in Piazza or Madein-alam, qol iga kiree!.
  15. Cinwaanka aaba qaldan!. 'Ibtisaam maahan Dameer' haddaan iraahdo ka warran?.
  16. Cadale, xeebtaan waxay ku taallaa Marko agteeda, Cee Jaalle ay saarantahay. Ceel Jaalle waa camping ardada lagu tababari jiray!. Macal asaf dawladdii kacaanka kadib wa. Baaba'day!.
  17. ^^ Shirka Jubbooyinkana Xamar inuu ka dhaco aa qasab ah, kan gobolada dhexena waddanka bannaankiisa miyaa?. Baraanbar!!.
  18. it is falling from you!: Way kaa dheceysaaa!.
  19. If you don't want us to hate Ethiopians because some of them are muslims, then I don't understand why you hate the oromos who are Muslims!.
  20. The mother of allproblems in Mogadishu is askartaas, waa tuugo, rapists and all. Meel kasto isbaaro aa u taallo!. Niman qurbajoog ah aa Tarzan uga cawday dhaqan xumada askarta, wuxuu ku jawaabay: 'anigaba tuugmo aan ku maraa e tuuga'!!.
  21. They didn't predict none, they were planning our collapse and downfall from day one!.