Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. ^Dhib maleh, 'AWLIYADA' afkaaga ka duw, hadda kadib
  2. Originally posted by xiinfaniin: ^^ Cunug yaroo adeer-adeerow ku dhacay baa macawista iskay kaa laa laadiyey. It was necessary to untangle kid’s grip without making a scene, at least I think so . Note: adoo geeraar misplaced ah tiriyey ku arkay Laakiin Allahu huwal mucdhii looool, markaas miyir maadan lahayn!, bahashu Filin Action-Thriller ah bey ahayd!, i can quote some from memory!
  3. ^^Alxamdulillaah, the moral of that incident?, 'dhul-dhacaaga hubso'
  4. ^^Xiin, Ciyaalki Ilaahey ma kaa soo fakiyey?
  5. Wariye lagu xiray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Hornafrik Mogadishu 21-12-2009. Ciidamada la dagaalanka argagaxisada maamul goboleedka Puntlan ee loo yaqaano PIS-ta ayaa xalay saqdii dhexe gurigiisa kala baxay wariye Maxa’ed Yaasiin Isxaaq oo ah wariyaha VOA-da uga warama magaalada Gaalkacyo. Lama oga sababta rasmiga ah oo ay ciidamadaasi u kaxeysteen wariyahasi, balse wararka ayaa sheegaya in lagu heysto war uu kasii daayay idaacadda uu ka shaqeyo. Taliyaha qeybta booliska gobolka Mudug Dhanka maamulka Puntland Muuse Xasaasi ayaa sheegay in aysan waxba ka ogeyn xagooda xarigga wariyaha loo geystay. Ma jiro wax war ah oo kaso baxay ciidanka xirtay wariye Maxa’ed Yaasiin Isxaaq. Written by: HornAfrik Webmaster
  6. No website reported this? Madaxa Amaanka Galkacyo ayaa caddeeyey in sababta weriyaha loo xiray uusan garaneyn & dembigiisa toona. Weriyaha VOA ee Galkacyo (Maxamed Yaasiin *****) ayaa waxa xirtay PIS-ta, waxaana la sheegay in la jir-dilay. Faah-faahinta dib baan ka sheegi doonnaa.
  7. Maaddeey

    Qeylodhaan

    @Iska celi raggan. war kuwan if i say: 'TAMRAH' they say: 'JAMRAH'
  8. Maaddeey

    Qeylodhaan

    Ngonge, ur too clever to know that post was not for u , waa odayga kaa korreeya
  9. Maaddeey

    Qeylodhaan

    ^Fudud , aashaada, hees umaba socone Nogobaa igu qasbay, waxaan ka irina waa Kalaam Caarid ah, ee Adigu ma kuu garasho-yariyaa mise ulajeeddaad leedahay? 'ka har' waa maxay sidii inaan Hees daba-taaganahay?. Dadka i gartay waayo? AT ayaan doodayney sxb, weliba si sharaf leh ayuu u handle-gareeyey iyadoo waxa laga hadlayo weynyihiin, adiga ahaateenaa!
  10. ^^may be the Brother meant to say:'UWSLF'.
  11. Maaddeey

    Qeylodhaan

    Nassir, kuma fahmin sxb, maxaad ka hadleysaa? 'Neutrality'na waad ka hadashay haddana 'miisaan dhinac si xoog ah ugu janjeera' tee sax ah?, xaggeedse 'hypocrisy'gayga ku aragtay?. Cillado qolo leedahay kama hadleynee, waxaan ka hadlaynaa Cillado aan jirin oo qolooyin cillado kale leh la saaraayo! ma fahantay?. Adigase, waxaanan ka hadlin iska daaye, waxaan ka hadlay uun qaladkooda ii caddee, can u do that?. A & T, haddaad ogaatay in Culimo joogaan, haddaba uga dambee diinta. Tan aad tiri: 'Ummadda Muslinka ah ee aduunka ku nool waxay qabaan uun maan wax la qabno? Dhagaxan iyo istalowga dadka loo goyn maxaa inaga inagu koobay?' qofba luqadduu fahmaa wax loogu sheegaaye: 'Waata Ethiopia laga kaad-kaadshiye oo reer Land, TFG & Maamul hoosaadka Kililka-ba aysan ku dhicin iney NUU ka ag yiraahdane, maxaa adinka dagaalka & qaxarka idinku wata, maad dadka sidiisa isaga noolaataan?'
  12. Maaddeey

    Qeylodhaan

    Sherbanoow, what we r discussing is bigger than Al Shabaab, any group comes and goes, but the religion is firm. Adigase maad iga leexatid, mise sinsaaryaan kula dhigaa?
  13. ^Waxba, e sidii maxaabiis la soo daayey looga hadlaayey & extract-iga dambe & iljebiskaan ka yaabay!
  14. The Zack, I am afraid Sherban is right, he only opposses Shabaab enforcing the Sunnah, and thats exactly what he said.
  15. Originally posted by Jacaylbaro: quote: Twelve detainees at Guantanamo Bay, Cuba, were transferred to Afghanistan, Yemen and Somaliland , the U.S. Justice Department said Sunday. Aqoonsi miyaa kaaga soo carfay?
  16. ^I disagree, he violated the rules and ignored the admin by repeating offensive comments after being deleted or edited.
  17. Maaddeey

    Qeylodhaan

    Originally posted by Abtigiis & Tolka: It is the law that I am saying MUST be interpreted differently. It is cruel and inhuman to kill someone with stone and we are ordered to kill animals in a way that minimises their suffering. Surely, we can't do the opposite for humans. My problem is not with the procedure, it is with the law itself. Adeer, hadalkaagan ma aha:'Disagreement over the interpretation' waa diidmo qayaxan!, Diinta waa aqaan waadiga lehe, bal keen hal Caalim oo adiga hortaa yiri: In dhagax lagu dilo Macsilow guur soo maray waa cadawtinimo!?, FYI, Qolodii ugu horreysay ee Axaadiith-ta xukunkeeda diidda waa Khawaarij, see the irony here?. Waa Ijmaac Xugunkaan, qofkii isagoo og diida Ijmaacana waa ku gaaloobayaa 'WAMAN YUSHAAQIQI RASUULA MIN BACDI MAA TABaYYANA LAHULHUDAA WAYATABIC GHAYRA SABIILILMU'MINIINA NUWALLIHI MAA TAWALLAA WANUSLIHI JAHANNAMA WASAA'AT MASIIRAA'. Doodda jooji, waxan Siyaasad maaha, Please, baaritaan yar samee.
  18. , yarka dhaafa yaaqay!, lakin muxuu iga daba sheegay?
  19. Maaddeey

    Qeylodhaan

    Waryaa aniga hadaan la i janayn cidda la janayn garamnaayo saa wixii daa la yidhina daayey, wixii yeel la yidhina yeelay . Maxaa xigay?: Shareecada waan ogolahay laakiin ta Sheikh Sharif iyo Janaqoow. No , to the Alshabab, Turki and Xassen Dahir. Tan haweenka uun cadaadintooda loo adeegsadana No . waa Choice-kaaga sow maaha?.
  20. Maaddeey

    Qeylodhaan

    ^In la habaaro maahane, waa nooca habaarka, adigase farqi kuuma samaynayaan Waryaa aniga hadaan la i janayn cidda la janayn garamnaayo saa wixii daa la yidhina daayey, wixii yeel la yidhina yeelay. Compare that to: Asaxaabihii oo dhan baan, ehel wadaagnaaye Hadba anigu qoyskaan ahaa, loo irkanayaaye Nin Amxaara mooyee intii, edeg adduun joogta Islaameedku wuxuu ii yaqaan, ehelu kharykiiye Aakhiro albaabbada jannaan, agabsanaayaaye Xageen Nabi muxamed (SCW) warkiisaan diiday ku idhi? waad ogtahay meesha aan ka hadlayo, maaha?
  21. Maaddeey

    Qeylodhaan

    Originally posted by Dajiye: Heestase waxaa kaloo ku cad in Cumar xaashi la qaarajiyey. Taas lyrics ma ka akhriday? Heesna goormeey caddeyn noqotay?, weli Cumar Xaashi in la qaarajiyey yaa ka dooday?. Haa, Lyrics-ka waan ka aqriyey, mar dambena waan dhegeystay heesta, hees-se lama dhihi karo, wuxu waa war lagu qeyliyeyoo la jiid-jiiday, Dhacdada xanuunkeeda, Caadifada ayaase miraha xumaantooda qarinaaya. Saasoy tahay, ereyada qaar ayaa i soo jiitay: 'QALQAL NAGU BEER' 'QURAC JABAY SIDIISII QARANKI MOW LIICAY' 'QABRIGA OON GALLAA DHAANTA QAABKA AAN NAHAY' 'Soomaaliyeey toosa, KACA! waad qallibanteene' Ninka aad mooddo 'YUULKII "DON"' & Baytkiisaba looma baahna. Sidoo kale inkaartan: 'Qunbulad kolaad la dhacdo Rabboow wax ka qabo oo Qaladkan kuwa geystay' waa ka bad-badis. 'Qiil dambe muu harin & Diintoo lagu qaraabtaaye'na farriinta ay gudbineyso waan wada ognahay.
  22. Haddaad isu geysid Linkiga Suldaanka ee Wiki & wareysigii maanta ee BBC-da, ciil & murugo ayaa iska kaa qabanaya!, bal nin 7 sano KAA XOOG BADNI la isaga xiray ka warran!. Laakiin codkiisa quwadda uu leeyahay markaad maqasho & siduu articulate u yahay waa Maasha Allah. Ilaah ajarkiisa ha badiyo, musiibadiisana bedel khayr badan!.
  23. Maaddeey

    Qeylodhaan

    ^Maya, maxaase iska quseeya dhegysigeeda & waxaan sheegay?