Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. Maaddeey

    Qeylodhaan

    Originally posted by Abtigiis & Tusbax: ALSHABAB's murder of Professor Ibrahim Cadow Waryaa, Tusbax beenta jooji oo dembi aan caddeyn dad ha saarin, laakiin nin Nabi Muxammad warkiisa: 'waa diiday' yiri, maxaad ka filan?
  2. The title should read: Amisom & TFG shelled Bakara, 13 civilians dead
  3. Shiikh Maxamed Yuusuf Xeefow ayaa sheegay in kulankan muhiimadiisa ugu weyn uu yahay is araga culumaa'udiinka, dib u eegista mirihii guushii Ahlusuna ka gaartay waxa uu ugu yeeray dagaaladii ay la galeen kooxaha Khawaarijta. Kulankan oo maanta si rasmi ah uga furmaya hool weyn oo laga diyaariyay magaalada Caabudwaaq, ayuu ugu horeyn sheegay ajandayaasha looga hadalayo, waxaana uu tibaaxay in qodobka ugu weyn uu yahay dar-dar gelinta dagaalada Ahlusuna kula jiraan kooxaha ka soo horjeeda ee Shabaab iyo Xizbul Islaam. Gudoonka qaban-qaabada ayaa sidoo kale sheegay in ay sii xoojinayaan maamulada Ahlusuna ka wadaan dalka, isla markaana ay bulshada qeybaheeda kala duwan u madax banaaneyn doonaan afkaartooda iyo in dhasmaha maamulahada loo madax baneyn doono dadyowga degaanada ay maamulaan. Wariyeyaal ka qeyb galaya shirweynahan ayaa sheegaya in lagu dhisi doono maamul guud oo uu yeesho Ahlusuna Wal-jameeca, ee haatan gacanta ku haya gobolada dhexe ee Soomaaliya. Guddiga loo xilsaaray shirka maanta ka furmaya degmada Cabudwaaq ayaa waxa ay sheegeen in qaban-qaabada ay si wanaagsan u socoto isla markaasna ay saxaafadda hadba meesha ay wax mareyso ka siin doonaan faah faahinta ku aadan. Ammaanka degmada Cabduwaaq ayaa si aad ah loo adkeeyay iyadoo xitaa indho shareerka laga diiday halkaasi si aanu u dhicin qof wax qarxinaya in uusan ku soo dhex dhuumanin taasi oo ay si weyn uga baaraan dageen Ururka Ahlusna. Dalkanews.com Muqdisho
  4. ^lakin Juujoow, Miino ayaad dhigtay -inkastoysan qarxin- ood ka tagtaye, bal ku laabo
  5. Ahlan Juje, Sheekh Ahmed became the bigger man, waa ka Dawladda ha la taageero yiri, yar-yarkana si adag uga soo horjeestay, war kale ma heysaa?. Thread-kii Duke billaabay ee ':Shock' ugu dambeysay jawaab ayaa lagaaga fadhaa!
  6. Kaalay, qolyaha Kismaayonews, Wadaadka garka waa u weyneeyeen waana ka foolxumeeyeene waa sidee? RAG IS GURAHAYE miyaa
  7. ^^ , do u know what he did to Sh. Ahmed Tahir and his Tafsiir circle in Jamia Mosque?. Omar Idris, kaas inuu reer Edmonton yahaan moodaayey!
  8. Cutubyo ka tirsan Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ayaa saaka gudaha u galey qeybo ka mida Gobolada Hiiraan & Gal-gaduud, gaar ahaan Isgoyska Kala-beyrka & Degmada Balan-bale. Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo ku hubeysan ugu yaraan 15 gawaarida Dagaalka ayaa barqanimadii maanta markale soo buuxdhaafiyey Isgoyska Kalabeyr oo qiyaastii 25 KM dhanka Waqooyi Galbeed kaga beegan Magaalada Baladweyne. Ciidamdan oo lasheegay inay ka yimaadeen Degmada Feerfeer ee Deegaanada Soomaali Galbeed ayaa isku fidiyey Buuraha ku hareereysan Isgoyska kalabeyr ee Gobolka Hiiraan. Dadka deegaanka iyo Wadayaasha Gawaarida ayaa sheegay inay soo wajahday cabsi weyn oo ay ka qabaan Ciidamada Itoobiyaanka ah ee soo dagay Gobolka Hiiraan. Dhinaca kale Wararka naga soo gaadhaya Degmada Balan-bale ee Gobolka Gal-gaduud waxa ay sheegayaan inay halkaa ay soo gaareen kolonyo ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo gaadhaya 10 Gaadhi oo isugu jira kuwa ciidanka Daabulada iyo kuwo yar yar. Ciidamadan oo Deg. Balan-bale gudaha u galey ayaa uga yimid dhanka Deegaanka Laasa-caanood oo dhacda xuduudka Gobolka Soomaali Galbeed. Wararku waxay intaa raacinayaan inay ciidamadan soo dhaweeyeen xubno ka mida Kooxda sheegata Ahlu-sunnah oo horey halkaa ugu sii sugayay. Ujeedka rasmiga ah ee imaanshiyaha ciidamadan lama oga, balse, labo arin midkood ayay u muuqata oo kala ah inay u yimaadeen sugida Amaanka shir Shaley Kooxda Sheegata Ahlu-sunnah Wal-jameeca uga furmay Degmada Caabud Waaq ee iska Gobolka iyo ka hor tegida dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo dhana kooxdan ay u yimadeen ganac saarka leeyihiin. www.somalimirror.com
  9. Mr. Farda-fuule , Shabaab Banooni ma diidine daba-gaabka lagu dheelaayo eey diideen noo
  10. HARGEISA, (Qarannews) – Two Somalilanders who were prisoners at Guantanamo Bay arrived Somaliland today. The prisoners who arrived in a private jet were handed over to Somaliland authorities by officials from ICRC. Although the media were not allowed to enter the VIP room at Hargeisa Airport, officials from Somaliland government have officially welcomed the prisoners and immediately handed over the to their relatives who were there at the airport. The two prisoners were Mohamed Suleiman Barre and Ismail Mohamed Arrale who spent years in Guantanamo Bay after they were caught by the American forces. The two were accused of having ties with Al-Qaeda network.
  11. Cub, Cir 'JB' Cub, Cir 'Cawaale' Hmmm... it makes sense...waxaad mooddaa inaan maqli jiray...laga yaabe anoo caloosha ku jira...sow lama dhihin: 'ilmaha uurka ku jira, hooyadood wey maqlaan'
  12. ^^, so Caddow, ninka is qarxiyey kan la soo bandhigay maaha miyaa?, if not aaway maydka kan cusub eed soo bandhigtay?
  13. ^^loool, Beer-Gaal, waa runtaa saas waa fair & nus, laakiin wanaaggaas hadduu jiro qaylo ma yeerteen, dadka mudaaharaadayana, qaraxa & dhibka waxa ka dambeeya iney ka soo horjeestaan ayay ahayd, meel kastuu ka yimidaadba, boorarkoodana ay ku qornaadaan kuna dhawaaqaan: 'Maay-Maay diidi mayno, Miinose dooni meyno' & 'Qaxooti diidi meyno, Qaraxse dooni meyno'
  14. loo@Kashafoo kale, runtii kuma soo gaarin ninkaas, lakin sheeg-sheeggiisa badan awgii: 'nin rag ah dheh' maqnaanshiyahiisana Xiin baa loo heystaa Xiin, :'naf ma lihid, caato, wax dhintay, sagaaraad tahay..' & kuwo kaloonan sheegi karin-ba waa lagaa hayaa, haddii qof thread cinwaan uga dhigo: 'Qaamuusu Shataa'imi Xiin' bogag badan waa buuxin karaa
  15. ^^ , Caayda qof kasta waa awoodaa, waana xujada muflisiinta. Mar kale, dhacdadan uun ka hadal, qoraalkana focus-ka saar, qoraaga iska daa. Waa talo.
  16. Originally posted by Sherban Shabeel: quote:Originally posted by Fabregas_Bruv: Why? So you can spy on them? Man, you aint fooling me, abti. lol don't be a donkey, I wanted to go in 2007. Also, my pics, my info, my FB, everything is on this site. I got nothing to hide abti ...and that proves u r not a spy?? the fact u wanted to go in 2007 makes u a big SPY!
  17. ^^Sh. Nuur ayaa waxaan sheegi jiray/sheegi lahaa & ka fiicanba sheegay. and i saw ur first respond, saasoo kale si edeb leh halkanna(politic section) uga hadal, adigoon dadka kale niyaddooda gelin, caayin, istikhfaafsan, u maah-maah xumeyn. u.. u...u...
  18. Jacphar, Cabdillaahi Yuusuf, maxaa meesha keenay?. Mr. Paragon, whats funny, mise waxaagu waa: 'qosol-ba hiillo waa galaa'?
  19. Xiin, thread-yo kale ayaan su'aalahaas uga hadalnay, sax? Hadda, adigu, mowduucan wax ka dheh oo ha ka bixin, su'aalahaygana ka jawaab. manalagaraadbaa: i don't see 'y' in there
  20. ^^Arrintan joogta adigu wax ka dheh oo mowduucu ku saabsanyahay, hana ka gil-gilan. FG. Xarfaha laban-laabma ma kuu soo qoraa?