Ilka-dahable

Nomads
  • Content Count

    264
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ilka-dahable

  1. AUN runtii wuxuu ahaa geesi xamar marna meel ugama bixin wuxuu ku jiray dadkii rabay in ay dib u soo nooleeyeenayay fankii somaliya moral boost badan buu siiyay faniinta mantay waa malin ay somalya wayday great comedian lakin dad badan baan fahansanay ilahay samir iyo iman ha kasiiyo ahelkiisa i hope in ay dawlda tabarta daran ama shacab ku in ay cawiyaan reerkiisa
  2. Moonlight waa mahadsantahay saxib sawiradaan weli intooda badan ma arag ma waxdi ahaan bay kuugu soo dageen
  3. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;850619 wrote: Tan shaki kuma jirto. lakin waa in ay san qabiilna sheegan
  4. Abtigiis;845868 wrote: I think this is heading to the wrong direction! lol nin marqaan san baa ku lug xiratay
  5. [great poet ]Good choice, I remember him with the below lines: Baadida ninbaa kula daydaya, daalna kaa badane Oon doonihayn inaad heshana, daa’in abidkaaye Dadkuna moodi duul wada dhashoon, wax u dahsoonayne Dala malaha aakhiro haddii, loo kitaab dayeye
  6. ba aa Zack ma khaliif sheekh maxamed
  7. welcome back zack Sayid maxamed abdule salaan carabey cali dhuux
  8. Ba a Boowe Ma 600 Boqol oo indha la baa waciya ku nool oo waciya waa wada indha layihiine
  9. nimankaan al qacida iyo taliban aa xataa ka qayliyay naxariisdaradooda
  10. wyre;825015 wrote: Really heart-touching sheeko Qoraa iga dheh The other thing dadka diinta ku qaraabta shaqadaas wey caadeysteen, Burburki somalia wax badan buu na baray oo anshaxa iyo ibnu-aadam nimadaba ka baxsan intaas waa run waa qoraa sax ah ninkaan
  11. no no waa halkii heestii saado ii tali NO aan kuu taliyo NO aan wadatashano NO
  12. ilahow u naxariiso he was true somali
  13. Abtigiis;808751 wrote: Data loss aa? War ilaahay maad ka yaabtid? Post yada budhcad badeedu qortaba ma lumaane, maxaa kuwa ONLF ta uun ku beega data looska? :D lol ha ha ha aha ha ha aha ha
  14. si fiican buu sameeyaya madaxwayne silaanyo waxyaabahaan oo kale nabaday caawiyeen
  15. burahadeer;807918 wrote: tan yare qurux badanaa...siyaasadana way taqaan. lol
  16. Libaax-Sankataabte;807892 wrote: Pirates at the Kenya-Somalia border released a British woman kidnapped from a resort island on the Kenyan coast. Judith Tebbutt, 56, was released by her captors after a ransom was reportedly raised by her relatives. Last September the pirate gang killed her 58-year-old husband David. Read more: http://www.smh.com.au/world/ransom-paid-british-hostage-freed-after-lonely-seven-months-20120322-1vl33.html#ixzz1po3KvluA good news