Ilka-dahable

Nomads
  • Content Count

    264
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ilka-dahable

  1. Originally posted by juma-nne: "bawdyo rag maalinba mid baa qaawan" i like that
  2. la riyoodo la seexdaa ka horaysa odygii riyaale ahaa ma ogolaaday in uu bahasha wareejiyo horta
  3. gaaroodi ma waxaa maqashay SOL punlanders waxay ku xoonsanyihiin A&T marka inaad ka soo jeedisaa rabtaa atenzione atenzione i am here
  4. maxaa haray marka laga saaro beri iyo saadanbe iyo tan ku xigta iyo tan ku sii xigta
  5. He spent 16 months in jail for a rape he didn't commit. But Melbourne man Farah Jama, 22, always believed the truth would prevail. "I know that the truth always will come out. Everybody will see that I am innocent," he told reporters after Victoria's Court of Appeal quashed his conviction on Monday. Jama was convicted last year on DNA evidence for allegedly raping a 48-year-old woman who was found semi-conscious in a toilet cubicle at an over 28's nightclub. He maintained his innocence, saying he was at his critically ill father's bedside reciting prayers when the rape was said to have occurred. The woman could not remember the crime. Jama was jailed for six years but served 16 months before the Court of Appeal acquitted him and set his sentence aside after a bungling of DNA evidence linking him to the crime. The court heard Jama's DNA was analysed at the Victoria Police Forensic Services Centre for an unrelated matter for which he was never charged. A day later, the same scientist who analysed his DNA also analysed the rape complainant's DNA. The crown conceded the DNA evidence may have been contaminated and there may not have even been a crime. Jama's lawyer Kimani Adil Boden hailed it a momentous day in a tragic case. "Justice has finally been done, however, at a price," he told reporters at his inner Melbourne law firm. Mr Boden said DNA evidence was powerful but juries needed to be told that mistakes could happen. He said Jama was traumatised by his ordeal and was considering making a compensation claim. Jama described his experience as "very, very bad". "I feel really depressed and cannot imagine it, what happened," he said. "I feel really angry and depressed." He said his family supported him throughout his ordeal and he planned to celebrate his victory. He also thanked his lawyer for having faith in him and said he would try and start his life afresh. The Victorian Institute of Forensic Medicine is urgently reviewing the case. Victoria Police has welcomed the review, saying in a statement it is an "unfortunate one-off event and we do not believe this has happened elsewhere". Last year, police were forced to drop charges against a man accused of the 1984 double murder of a mother and daughter when DNA evidence was found to be worthless. Jama was bailed last month pending investigations into the possible bungling of his case. Opposition police spokesman Peter Ryan described the case as an "appalling state of affairs" and called into question the reliability of DNA evidence used in the courts. "Events surrounding Mr Jama are a stain upon the justice system in Victoria," he told reporters. "The fear is, of course, that in the court system we have evidence being called which is not properly based, now this goes to the very core of our justice system." Mr Ryan blamed under-resourcing and said the blunder would lead to more challenges against criminal convictions. The Director of Public Prosecutions, Jeremy Rapke, QC, has ordered a review of all cases over the past five years following doubts about the reliability of DNA tests. The Jama acquittal comes as the Victorian ombudsman is due to report to state parliament this week on major malpractice at a police forensic laboratory. © 2009 AAP
  6. WAXAAN SHEEGNAA YAROO SHARAF MA LIHIN SHOW BAA LAYSKU DHIGAYAA SHAFKAA LAYSKU TUMI SHAN SAACADOOD BAA SHABAKADA LAGA SHEEKAYNAYAA SHUQUL ISKUNA LIHIN MAGAC LAGA SHIIXAAN NOQONAY
  7. maya anigu waxaan maqlay ninka hotelka leh baa ku aasay oo rabay qaybtaas in loo dhiso it was insurance propose
  8. Dalka Soomaaliya waxa uu ku yaalaa geeska Africa wuxuuna ku fadhiyaa dhul baaxadiisu dhantahay 635.541km2, waxana uu xuduud la wadaagaa Bari waxaa ka xiga Badweynta hindiya, waqooyina waxaa ka xiga Jabuuti, Galbeedna dalka Itoobiya, halka koonfur galbeedna uu ka xigo dalka Kenya. Dalka Soomaaliya waxa uu yahay dalka labaad ee ugu xeebta dheer qaaradda Africa wuxayna leedahay xeeb dhirirkeedu tahay 3333km. Tirada dadka Soomaaliyeed waxaa lagu qiyaasaa 8,000,000 oo qof. 60% Soomaalidu waa dad reer baadiya ah , 20% waa dad reer magaal ah, 15% waa dad beeralay ah iyo 5% oo ah dad Kaluumayato ah. khubarada ka faaloota taariikhda dalka Soomaaliya waxa ay sheegeen in erega Soomaaliya uu ka taaganyahay labo eray oo la'isku geeyay, kuwaasi oo kala ah (Soo-Maal), iyadoo eraga Soo macnihiisa loola jeedo Soco, halka ereyga Maal uu macnihiisu ka soo jeedo Lis. Marka labadaasi eray la'isku daro waxaa uu noqonayaa (Maal Saca). Khubarada qaarkood waxa ay sheegaan in magaca Soomaali uu asal ahaan ka soo jeedo ereyga carabiga ee ah (Duu-maa) oo fasir ahaan la macna ah Shacab xoolo badan leh. Sooyaalka taariikhda qadiimiga ah waxaa iyadana laga helayaa macno kale iyadoo khubaraduna ku doodayaan in ereygaasi uu ka yimid Samaala oo micnihiisu yahay ninkii waranka Dheeraa. Samaala ayaa la sheegaa in uu ahaa ab iyo waziirkii ay ka soo farcanmeen dadka Soomaaliyeed (Aw-Samaale). Taariikh ahaan dalkayagu waxa uu lahaan jiray xadaarad facween waxaana dalkeena loo aqoon jiray magacyo badan sida Dhulkii udgoonaa , Dhulkii eebe iyo Geeska Africa. Caasimadda dalkeena waa Muqdisho, tan labaadna waa Hargeysa, tan sadaxaadna waa Kismaayo, tan afaraadna waa Burco, halka tan shanaadna waa Baydhabo, goboladii ugu horeeyay ee xornimadiisa qaata dalkeena waxa uu ahaa gobolka Waqooyi waxaana xornimadooda ay qaateen 26kii bishii June sanadii 1960kii halka gobolada kale ee koonfurtana ay xornimadooda qaateen 1-dii bishii Luulyo sanadii 1960kii. Shirkii gumeestayaasha Africa ee lagu qeybsaday Africa ee ka dhacay Baar-liin 1884-tii ayaa dalka Soomaaliya loogu qeybiyey 5qeybood waxana shantaasi qeybood ay kala ahaayee: Gobolada Waqooyi oo la siiyay gumeestihii Ingiriiska. Gobolada koonfureed oo la siiyay gumeystihii Talyaaniga. Xeebta Soomaaliyeed ee Jabuuti ee loo dhiibay gumeystihii Faransiiska. N.F.D oo iyadana la siiyay dalka Kiiniya. Iyo gobolada Soomaali galbeed oo gacanta loo geliyay Dawladda Itoobiya. shantaan gobol waxaa la isku yiraahdaa shanta Soomaaliya taariikhdu markii ay eheyd 27kii bishii June sanadii 1977 ayay Jabuutina xornimadeeda qaadatay, waxaasa wali gacanta gumeestaha ku jira Soomaali galbeed iyo N.F.D. Hadaba markii ay xurnimada qaateen gobolada Koonfureed sanadii 1960kii waxay ahaayeen lix gobol oo kala ahaa gobolka Banaadir, gobolka Hiiraan, Gobolka Mudug iyo Gobolka Bari sidoo kale waxaa iyana ku soo idarsamay goboladii waqooyi ee iyaguna isla sanadkaas xornimada qaatay waxayna ku soo darsadeen koonfurta lbadii gobol ee xiligaasi gobolada waqooyi la'isku oran jiray, ee gobolka Waqooyi, Galbeed io gobolka Togdheer waxana ay isku noqdeen goboladii jamhuuriyadda sideeda gobol, markii uu kacaankii milatariga ahaa dalka Qabsaday ee la qaaday ololihii horumarinta reer miyiga ee sanadii 1973dii ilaa 1974tii xiligaasoo ay timid baahi ween oo ahayd in la magacaabo gobolo kale markaas waxaa sideedii gobol lagu kordhiyay todobo kale waxayna tirada gobolada dalka noqdeen shan iyo toban gobol Bilowgii sanadii 1980kii waxaa lagu kordhiyay gobolka Jubada dhexe, dabayaaqadii sideetameeyadii ayaa iyana la magacaabay gobolada Sool iyo Awdal xiligaasoo tirada gobolada dalku noqdeen sideed iyo toban gobol. Shaxda Gobolada iyo Degmooyinka Dalkeena. 1. Gobolka Banaadir. Shingaani Hodan Howlwdaag Shibis Boondheere Yaaqshiid Kaaraan XamarJabjab Xamarweyne Cabdicasiis Wadajir Waaberi Wardhiigley Heli waa Dharkiinley Dayniile Dhaqaalaha gobolka Banaadir waxa uu ku tiirsanyahay Ganacsiga. 2. Gobolka Shabelada Dhexe. Jowhar Balcad Cadale Aadanyabaal Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay jowhar, dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay Beeraha 3. Gobolka Hiiraan. Beledweyne Buuloburte Jalalaqsi Matabaan Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Beledweyne, dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool iyo beeraha. 4. Galguduud. Dh/mareeb Caabudwaaq Ceelbuur Ceeldheer Cadaado Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Dhuuso mareb dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool. 5. Gobolka Mudug Gaalkacyo Hobyo Jariiban Xarar dheere. Galdogob Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Galkacyo dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool. 6. Nugaal. Garoowe Eyl Sinujiif Boocane Rabaable Burtinle Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Garoowe dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool. 7. Gobolka Bari. Boosaaso Qandala Iskushuban Bandarbayla Caluula Qardho Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Boosaaso dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay Ganacsiga iyo Kaluunka. 8. Sool. Laascaanood Xudun Caynabo Taleex Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Laascaanood dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool. 9. Sanaag. Ceerigaabo Laasqoray Ceel afweyn Baran Buraan Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Ceeri gaabo, dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool gaar ahaan ariga. 10. Togdheer. Burco Owd weyne Sheekh Buuhoodle Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Burco, dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay xoolaha nool gaar ahaan geela iyo ariga. 11. Gobolka waqooyi galbeed. Hargeyso Berbera Gabiley Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Hargeyso dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay ganacsiga iyo xoolaha nool. 12. Gobolka Awdal. Baki Boorame Saylac Lug haya. Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Baki dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay ganacsiga iyo xoolaha nool. 13. Gobolka Sh/hoose. Marka Baraawe Qoryooley Afgooye ********* Kurtunwaarey Sablaale. Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Marko dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay beeraha iyo xoolaha nool. 14. Gobolka Bay. Baydhabo Buurhakaba Diinsoor Ufurow Qansax dheere Bardaale. Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Baydhabo dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay beeraha iyo xoolaha nool. 15. Gobolka Gedo. Garbahaarey Luuq ganaane Doolow Beled Xawo Ceelwaaq Baardheere. Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Hargeyso dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay Beeraha iyo xoolaha nool. 16. Gobolka Bakool. Xudur Waajid Yeed Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Hargeyso dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay ganacsiga iyo xoolaha nool. 17. Gobolka Jubada Dhexe. Bu'aale Dajuumo Baardheere Saakow Jilib Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Bu'aale dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay Beeraha. 18. Gobolka Jubada Hoose. Kismaayo Afmadow Badhaadhe Gobolkan waxaa magaala madaxdiisu tahay Hargeyso dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay ganacsiga iyo xoolaha nool gaar ahaan Lo'da. Dhererka u dhexeya Gobolada dalka. Shaxda soo socota ayaa waxa ay muujinaysaa fogaanta u dhexeysa Gobolada dalkeena iyo magaala madaxda. Xamar 247km Baydhabo Xamar 550km Dhuusomareeb Xamar 111km Marka Xamar 1600km Hargeysa Xamar 90km Jowhar Xamar 1220km Laascaanood Xamar 335km Beledweyne Xamar 925km Garoowe Xamar 485km Bu'aale Xamar 1505km Boosaaso Xamar 500km Kismaayo Xamar 1800km Baki Xamar 430km Xudur Xamar 1340km Burco Xamar 505km Garbahaarey Xamar 1450km Ciiregaabo Xamar 750km Gaalkacyo Hadaba shaxdan kalena waxa ay qayexeysaa fogaanta ay isu jiraan qaybo ka mid ah magaalooyinka dalkeena Soomaaliiya. Muqdisho 30km Afgooye Afgooye 164 Buurhakaba Buurhakaba 66km Baydhabo Baydhaba 150km Luuq Baydhaba 155km Xudur Luuq 80km Doolow Luuq 69km Garbahaarey Garbahaarey 129km Baardheere Baardheere 195km Baydhaba Baardheere 260km Jilib Jilib 114km Kismaayo Kismaayoq 139km Afmadow Kismaayo 195km Dhoobley Muqdisho 113km Marka Marka 193km Baraawe Baraawe 168km Jilib Muqdisho 95km Jowhar Jowhar 121km Buuloburte Buuloburte 116km Beledweyne Beledweyne 45km Feerfeer Jowhar 140km Cadale Cadale 185km Ceeldheer Ceel dheer 162km Ceel buur Ceel buur 110km Sindago Sindago 164 Beledweyne Sindago 220km Gaalkacyo Gaalkacyo 256km Hobyo Gaalkacyo 260km Garoowe Garoowe 219 Eyl Garoowe 222km Qardho Qardho 258km Boosaaso Qardho 221km Bandarbayla Iskushuban 280km Caluula Caluula 40km Bareeda Caluula 105km Baargaal Garoowe 132km Laascaanood Laascaanood 141 Ceeldhaab Ceeldhaab 255km Ceerigaabo Ceeldhaab 120 Burco Burco 148km Berbera Hargeysa 177km Burco Hargeysa 70km Gebiley Gebiley 52km Boorama Boorama 269km Saylac Saylac 21km Lowyacado Xudur 115km Yeed Xudur 242km BuuleBurte Kheyraadka Dabiiciga ee Soomaaliya. Dalkeena waxa uu leeyahay kheyraad fara badan oo aanan halkaan ku soo koobi karin waxaasa ka mid ah kheyraadka dalkeena laga helo: Xoolaha la dhaqdo kuwaasoo loo qeybiyo afar qeybood kalana ah Geela Lo'da oo iyagu la'isku yiraaho Ishkin, Idaha iyo Eriga hadii aynu eegno magacyada loogu kala yeero noocyada xoolaha ayaa waxa ay kala yihiin: 1. Geela kan lab waxaa loogu yeeraa Rati kan dhadigna Hal marka ay yaryaryihiina waxaa la yiraahdaa Nirig iyo Qurbac. 2. Lo'da neefka lab waxaa loogu yeeraa Dibi kan dhadigana Sac marka ay yaryaryihiina waxaa loogu yeeraa Wayl iyo Wayl ama Aalo. 3. Riyo riyaha neefka Lab waxaa lagu magacaabaa Orgi kan dhadigna waxaa lagu magacaabaa Ri marka ay yaryaryihiina waxaa lagu magacaabaa Waxar iyo Waxar ama Maqal. 4. Ido idaha neefka lab waxaa la yiraahdaa Wan (Sumal) kan dhedigana waxaa la yirahdaa Lax (Sabeen) marka ay yaryaryihina Nayl ama Baraar. Dalagyada Soomaalidu Beerato ayaa waxa ay yihiin dalagyo aad u wanaagsan isla markaana aan ka bixin wadamada africa qaarkood waxana shaxda hoos ku qoran ay muujinaysaa magaca dalaga iyo inta uu ku bislaado: Magaca inta ay ku bislaato Galayda 90 beri Masagada 90beri Sisinta 90beri Muuska 180beri Digirta 80beri Yaanyada 80beri Babayga 90beri Bataatiga 180 Lowska 120 Canbaha 6sano Magacyada Geed miroodka ka baxa dalkeena ayaa waxa ay kala yihiin. Hohob Mareer Gud Dhafaruur Dhuwan Ontoro Deegaan Dhebi Gob Miracas TukeLalmi Murcood Kobash Askax Shanfarood Barde Dhamaag Qoone Wax soo saarka Badda dalkeena Soomaaliya waxa uu leeyahay labo badood oo kala ah Badda Cas iyo Badweynta Hindiya waana dal ay dhamaantiis ku dharersantahay Bad laga soo biloobo Cirifka Koonfureed ee Raaskambooni ilaa Cirifka Waqooyi ee Raascaseyr, magaalooyinka dhaca xeebaha waxaa ugu caansan saylac, berbera, caluula, boosaaso, iskushuban bandarbayla, hobyo ,muqdisho, marka ,baraawe, kismaayo Wabiyada dalkeena Dalkan Soomaaliya waxaa mara labo wabi oo kala ah Jubba iyo Shabele waxayna ka yimaadaan dalka Itoobiya waxaana ugu dheer Webiga Shabele oo dhererkiisu uu gaarayo 1500km, waxaase ugu weyn uguna biyo badan webiga Jubba oo dhererkiisu uu gaarayo 800km. magaalooyinka ay dalka ka maraan hadaan soo qaadano webiga Shabele wuxuu dalka ka soo galaa xadka uu gobolka Hiiraan la leeyahay dalka Itoobiya meel u dhow magaalada Feer-feer wuxuuna soo maraa magaalyooyinka Beledweyne, Buuloburte, Jowhar, Balcad, Agooye, Jannaale wuxuuna ku dhamaadaa meesha la yiraahdo Dhaytubaako oo u dhexeysa Jilib iyo Shalaanbood, Wabiga Jubba isagu waxa uu dalka ka so galaa Xuduuda uu gobolka Gedo la leeyahay dalka Itoobiya wuxuuna soo maraa magaalooyinka Doolow Luuq Baardheere Bu'aale Jilib, Mareerey Kabsuuma iyo Jamaame wuxuuna ku dhamaadaa oo uu badda kaga darsoomaa meesha la yiraahdo Goobweyn oo Kismaayo u jirta 25km. Maalmaha dalkeena lagu qadariyo oo la xasuusto ayaa waxaa ka mid ah" 1. 26kii Juun 1960kii xornimadii gobolada Waqooyi. 2. 1dii Luulyo 1960kii midoobidii Gobolada waqooyi iyo Koonfur. 3. 1dii luulyo 1960kii xornimadii Gobolada koonfureed. 4. 12ka Abril Aas aaskii calanka iyo maalinta xooga dalka Soomaaliyeed. 5. 8da Maarso maalinta haweenka Soomaaliyeed 6. 5tii Octobar 1949kii dagaalkii dhagax tur iyo hanoolaato. 7. 27kii Juun 1977kii xornimadii dalka Jabuuti. 8. 15kii Maajo 1943kii aasaaskii ururka S.Y.L 9 . bishii Ocotobar 18-20 1971kii shirkii ururka midowga Africa ayaa lagu qabtay Xamar. 10. 20kii bishii 12aad sanadii 1950kii aasaaskii booliska soomaaliyeed 11. 21 octobar sanadii 1972dii qoraalkii farta Soomaaliga 12. 16kii Febrayo 1974tii Soomaaliya waxay ku biirtay Jaamacadda carabta. 13. 1528-1542kii halgankii Axmed Gurey ee Itoobiya iyo Bortaqiiska. 14. 1900-1921juu Gakgabkii Sayid Max'ed Cabdulle Xasan ee Ingiriiska. 15. 1da April 1950kii heshiiskii Q.M iyo talyaaniga ee xornimo gaarsiinta Soomaaliya. 16. Bishii Luulyo 1960kii waxaa dalka madaxweyne u noqday Aadan Cabdulle Cismaan. 17. Bishii Juun 1967dii waxaa dalka madaxweyne u noqday Cabdi Rashiid Cali Sharma'arke. 18. bishii Octobar 1969kii waxaa dalka madaxweyne u noqday Max'ed Siyaad Barre 19. Warshadii kaluunka Laasqoray waxaa la aasaasay 1970kii 20. Warshadda dharka Balcad waxaa la aasaasay sanadii 1968dii Warshadaha . Warshadda sonkorta Jowhar waxaa la aasaasay 1962dii Warshadda Caanaha Xanar waxaa la dhisay 1966kii Warshadda Hilibka ee Kismaayo waxaa la dhisay 1973kii.
  9. waxaa jira caruur badan oo ay keeneen waarid aan dhalin taasna waxay keentay dhib badan !
  10. Originally posted by Allamagan: ^ waaa xilibaano haddiise aad weydisidna wiilkadi ka waran waxa uu ku dhihi: "waa wiil xagga tacliinta faraha loo tagayoo mardhow Berkely & Harvard ayaa labaduba soowada dalbadeen annaga halka ka dhigo jaamacadda & halkan ka dhigo ayaa iminka laysku haystaa"
  11. they forget kakuma life duqsi baa afka iyo sankaba kaga jiray markii la soo wadayay waxuush fawqal waxuush waxay u dhexeeyaan in ay alshabab iyo nacasnimadaan
  12. maxaay tahay dhibta la guu gaytay? it's bad question? ( But certain creatures would never change ) what you mean by that
  13. Originally posted by Nogobawi: Meetings could be good starts. Enemies could be friends one day. But certain creatures would never change. maxaay tahay dhibta la guu gaytay?
  14. the dead one and the dancerss
  15. who they are ? Muslim ? somali ? http://www.youtube.com/watch?v=-UARjEQc6Rs&feature=player_embedded
  16. tolow ma sacuudigaa loo wadaa?
  17. Originally posted by muriidi: my first thought...condolence...when i read some of the comments...even if it's fabricated...why should the killing of some "madax" be more important? what if "ilka-dahable" told you that the children of xaawo cabdi were not civilians but highranking "karanis" of "dawladda" ? ..we would all be spitting out conspiracy theories like some Bankomat! i am glad you brought back the topic muriidi somali its posible to hapen this kind of tragic hadaan kudhaho gacmo iyo lugo la gooyay baa la soo suray bakaaraha ma aaminee ilaa aan ku tuso sawirkooda