Ilka-dahable

Nomads
  • Content Count

    264
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ilka-dahable

  1. NGONGE;867083 wrote: Not really square one if others choose to work with him ( a big if). He'll have four years to rule and maybe that certainty might work to Somalia's favour (as long as the Imam does not go crazy of course). this is the the others that he will choose Bootaan Ciise Caalin Cumer Maxamuud Maxamed (Filish) Maxamed Qanyare Afrax Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) Cabdi Casiis Sheikh Yuusuf Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi Maxamed Ibraahim Xaabsade Axmed Ducaale Geele Xaaf Xirsi Aadan Rooble C/qaadir Xaaji Maxamed Yuusuf Maxamed Farax Jimcaale Aadan Maxamed Nuur (Aadan Saransoor) Maxamed Xuseen Nuur Xagaafe C/llaahi Shiikh Ismaacii Maxamed Xuseen Isaaaq Afaraale
  2. saaacado kahor baa la dhaariyay express bus baa lagu keenay
  3. Tillamook;867047 wrote: ^ Waxaas waa khalad. kuwaan afarsano soo socda diyaar ma u tahay inay madax u noqdaan wadanka shariif kuwaan uu hada wata sxb Bootaan Ciise Caalin Cumer Maxamuud Maxamed (Filish) Maxamed Qanyare Afrax Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) Cabdi Casiis Sheikh Yuusuf Cabdiraxmaan Xaaji Aadan Ibbi Maxamed Ibraahim Xaabsade Axmed Ducaale Geele Xaaf Xirsi Aadan Rooble C/qaadir Xaaji Maxamed Yuusuf Maxamed Farax Jimcaale Aadan Maxamed Nuur (Aadan Saransoor) Maxamed Xuseen Nuur Xagaafe C/llaahi Shiikh Ismaacii Maxamed Xuseen Isaaaq Afaraale
  4. General Duke;867041 wrote: I will welcome this result and support the new President so long as it's not Sharif.. i second that isaguna diyaarad raacis buu kanasan
  5. Abtigiis;867034 wrote: Pretty sure Hassan will win. The MPs agreed to sing wa-shamsi on Sharif. I keep my hair because Abdiweli is finished. macalinka dugsi wa shamsi ka daah
  6. Warar aan rasmi ahayn oo soo gaarey Puntlandi ayaa sheegaya in Raysal wasaare Gaas uu u tanaasumli doono Xasan Sheikh Maxamuud. Cabdiwali waxaa la filayaa inuu ku dhawaaqi doono tanaasulaadkiisa goor dhow..
  7. waxaa ka daran xildhibaanada kuli mobile bay haystaan fadhi ku diriri soo wacaya war yaad isleedahay waa wataa wale somaliya ilaah baa u maqan
  8. runtii waa ila fiicnayd lakin waxuu aad ugu daahay oo uu balaqaad badan siiyay xildhibaanada in uu lacag badan siin doono haday doortaan waa laaluush taas mr chees dumarka kalintooda ma so hadalqalqaadin mumul gobleedyada kama uusan hadlin iyo sida uu ula shaqayndoono waxaan maqlay waa ka soo horjeedaa wax layiraahdo federal waa in uu taas sii cadeey hada
  9. Abtigiis;865157 wrote: Fool! haweenka uu leeyahay i doorta raggii qabay xagay joogaan? Why not invite the husbands (who like any other somali come from clans) instead of these poor women? War lacagta ha iska dhameeyn yaa yidhaa. lol waxaa i xasuusisay ma aan soo maray hada ka hor kilinka shanaad maqayad baan cunto u imid anagoo musuufir ah waxaa nala socday dumar cuntay dalbadeen kuwa mesha tagnaa baa yiri agah maxay yihiin dumarkaan cuntada ku ag dalbanaya raga wuxaaan ku iri soo naflamaaha markaasu yiri away ragii qabay waxaan iri ma qasabaa in la qabaa maxaase ka galay raga qaba cuntada ay dalbadeen marka abtigiisa this is they vote and they have rights to decide who they give waana fiicantahay in dumarka codkooda aan la dheelsan mise waxaa leedahay cod dumar kuu hayo ha xisaabsan
  10. Cali Khaliif Galeyrd ayaa ku dhawaqay in uu iscasilay, waxaana uu sheegay in xilkaas uu ugu tanaasulay jagada Gudoomiyaha. Xili lawada sugayay in la guda galo doorashada wareega labaad ee Gudoomiyaha barlamaanka ayaa goordhow waxaa Micrafooka qaatay Cali Khaliif Galeyr oo kalinta labaad galay wareegii koobaad ee doorashada. Waxaa uu sheegay in kadib markii ay codsiyo badan kaga yimaadeen Xildhibaanada Cusub uu qaatay ducadooda kadibna uu tanaasulay. Waxaa uu jagadaas ugu hanbalyeeyay Gudoomiyaha Cusub ee barlamaanka Soomaaliya. Gudoomiyaha barlamaanka Cusub Pro Jawaari ayaa hada hadlaya Filo Warbixino kale.
  11. Waxaa haatan isu soo haray laba murashax oo kala ah Mudane jawaari iyo Cali khaliif Gallayr, kadib markii ay is casileen xubnihii kale ee taretanka ka qayb galayay. waxaana ka mid ahaa dadka is casilay Xassan Abshir Faarax oo helay 5 Cod iyo C/rashiid Xidig oo helay 10 cod iyo Cabdi Xaashi Cbdullaahi oo isaguna helay 23 Cod waxaana dhammaan murashaxiintaas marka laga reebo xasan Abshir ay sheegeen in cidkooda ay ku biirinayaan labada dhinac halkii badan. Pro jawaari ayaa hadda codoka la tiriyay helay 119 Cod halka uu cali kahliif Gallayrna helay 77 Cod waxaana sida uu qabo dastuurka Somalia lagu celiyay wareeg labaad oo ah mid lagu kala bixi doono. Cali khaliif Gallayr oo ka hadlay goobta ayaa sheegay in ilaa iyo imminka uusan ka tana sulayn asagoo caddeeyay in uu muuqdo musuq maasuq ay sameeyeen baarlanaku gaar ahaanna guddiga doorashada. Wuxuu ku eedeeyay in baarlamanka uu codeeyay ay dhanyihiin 236 xildhibaan labo codna ay xumaadeen sidaana ay ku noqonayso 234 balse waxaa uu sheegay Mr Gallayr in ay maqanyihiin 8 cod oo aan la ogeyn halka ay ku maqanyihiin sidaa darteedna waxaa uu kula taliyay baarlamanka in ay ku shaqeeyaan sida uu xaqa ku jiro. Wixii Warar ku soo kordhaa la soco
  12. Waxaa goordhow lagu dhawaaqay Natiijada wareega koobaad waxaana loo gudbayaa wareega labaad. Waxaa sharaxan ilaa 5 musharaxa, waxaaan ugu horeeya Pro Jawaari, waxaana ku xiga Pro Cali Khaliif Galeyr. Waxaa tanaasulay Xildhibaanadii kale ee Musharaxa ahayd, gaar ahaan Xidig. Cabdi Xaashi, iyo Xasan Abshir Faarax. Dhamaan Codadka xubnaha iscasilay waxaa ay sheegeen in ay siiyeen Musharaxa Pro Jawaari.
  13. Maaddeey;856362 wrote: ^Adi wax maa kala soo bililiqeysatay? sxb afartan matoor oo ay soo biliqaysteen waxaa la qaatay in ay iska gataan oo ay kenya qaxooti ku aadaan
  14. kkkkkkkkkkkk afar matoor oo laga soo bililqaysaty NGO bay intay meesha soo dhigeena bay isku soo sawireen nimanku aqli xumaa