Ilka-dahable

Nomads
  • Content Count

    264
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ilka-dahable

  1. Originally posted by me: Congratulations to Dahabshiil for their hard work. However the guy who photoshopped this picture did not have to cut the trees in halve. me dhirtu meeshay ka baxday
  2. Ilka-dahable

    Uulo

    ahhahha love them uula uula uula canada ayeeyday baa joogta
  3. hahhahha alamagan caan waxaan ku ahaan jiray cadayga inta jilacsan dabada iiga jabi
  4. waryaa maxaa ula yaabaysaan ninkaan somaalidu jidkeey ku cadaydaan weli adoo caday dheer wata gabar ma ku tiri qaar dabada iiga jabi
  5. [*]Miskiin M-A: baliss dad waa weyn aad tihiin, see camal aad idiin la hadalaa. I have edited cockroach iyo waxan aad qorteen now. I am not editing again. The whole thread waa remove gareynaa! Doora xunaa jid dhaaftay iyo ma dhaafin aa la isku aflagaadeeynaa miyaa?
  6. Castro you right. caloosha i xanuutay markaan arko caruur iyo dumar soomaaliyeed oo dhiban i hope the rest feel the same and stop ignoring i dont care any more the civil war but i still care our future kids
  7. Originally posted by fatboy: i was eating lunch when i started watching this... i cant eat anymore wat can we do? is there a charity agency that we can donate to? or get in touch with some of these people? fatboy lets do it some thing kolay ku noqotaba wax yar !!!!!!
  8. Originally posted by Abwaan: This is gr8...not an easy job but it is can be done with hard work and commitment. I wish I could go there and take part of it... Jacaylbaro seriously please keep on updating us and don't you think that diaspora community should sponsor dadka meesha ka shaqaynaya or whoever gacan ka geysanaya dhismaha jidkan xitaa dhawr kiilo-mitir ha ahaadee?... dhowr kiilo oo timir ah maa ka wadaa
  9. ma iskaa wax uqabsaa ? meeqa kilomter bay rabaan in ay badeel ku dhisaan? very positve ilaahay ha lagarab qabto
  10. Alamagan walaahi Anagaa dadkeena garabkooda ka baxnay SOL folks you don’t find many replies topic like this most Nomad they care only muran dood some of you they being net ku dirir since 2002 Dood bay ku koreen ….. Look this nonsense topics how many replies you get Somali man, '112', weds girl, 17 Pages : 1 2 3 4 ... 15 16 17 Introducing Farxia Kabayare Pages : 1 2 3 4 5 6 7 And look this how many replies Naxariisdaro (post #0)
  11. Originally posted by nuune: Nayroobi unbaa lagu sii qulqulayaa, maa wadanka rabshooyinka iyo khilaafaadka ka jiro la xalliyo, diyaarad unbaa la sii saaranyahay markaad aragto!
  12. this people are not muslim they are gang media use them to destroy muslim image
  13. muriidi i am slow lerner igu soo celi casharka intii horaa i dhaaftay
  14. Warqad sir ah kana soo baxday xafiiska madaxweyne Faroole dayniile may ka soo qoreen warkaan ayaa aad u isticmaala araygaan sirta la helay
  15. Originally posted by Jacaylbaro: Misleading title as usual .............. What is has Alshabaab to do with the hijacking ?? adigu hadaad aragtid al shabaab magaceed in wax loo haystaa moodaa war nimanka alshabaab baa loo dirayaa si ay gacan iyo lug is dhaaf ah u soo gooyaan oo ay soo celiyaan nimankaan bussiniski pirateska mid kale damceen in ay ka ag furaan waa in wax laga qabtaa
  16. somalia nation know us fail nation we all come form somalia
  17. daldalaad in lagu xukumo ku fiicnaan lahaayeen ama alshabaab loo dhiibo
  18. A&T When you mention Wardheer Awoowe I rest my case I love the place Marka hore ala yaa raxma wiilka waxaan se u malaynayaa sheekadaan in u wax badan ka qaldanyihiin sababtoo ah shanta nin waxaan moodaynay in ethopian gacanta loo galiyay taas hadii uu faroole samayn lahaana disaster bay ku ahaan lahayd puntland laakin hada waxaan maqlaynaa in mid kamida uu ku geeriyooday xabsiga boosaaaso Hadaladaan waxay abuurayaan dhibaato dhibta ugu badana waxay soo garaysaa dadka masaakiinta ah sabatoo ah ********ya iyo puntland dhaqaalahooda aad buu isugu xiranyahay xoolaha dekada boosaaso laga dhoofiyo inta badan dhulkaas bay ka yimaadaa marka ha laga fiirsadaan qabaan
  19. bad xiran baa soo socda marka waxay is lahaayeen shaqada halkaan ka sii wada
  20. ala yaa raxmu hero get killed and no one cares