Ilka-dahable

Nomads
  • Content Count

    264
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ilka-dahable

  1. [ Astronomical unit = Halbeegga xiddigaha Diameter = Dhexroorka Formula = Hab-xisaabeed Particles = bitaanbitooyin Anti-Particles = lidka-bitaanbitooyinka Particles = iniino Nuclear reaction = iskushubmidda bu'aha Magnetic Field = Birlabta Charge electricity = Cabbeynta Shixnadaha Jacda maba jiraan hada wax soomaligaan oo kale qori kara
  2. from gaalnimo to kufaarnimo mardhow isagoo indho guduudan baa la arkayaa mar dhow
  3. i like the slogan if you like your health you wil love this place and the camel picture noo sheeg jacaylbaro
  4. good news sxb dhibaato wayne baa lagu qabay wadadaas biyaha gala janka qaw baabuurtu ma mari karaan waxaan xasuustaa 6 bilood kohor waa ku xayirmanay the most important is to build that bridge but i am still skeptical how wil they build the bridge that need more money and more skill people
  5. Originally posted by Shaakirullaah: “Truth has come and falsehood has vanished; Surely, falsehood is ever bound to vanish” kan peacnow baa dhaama
  6. intaan iyo in ka badan mid kasto cusub waa dhahaa waa inta bilowga ay tahay duke halsano u qabo
  7. Tolka wilashaas in la daayeen mooday sxb waa ka xumahay wiilashaaas in xabsi daain lagu xukumay laakiin adigu Putland internatinal studium baad godkii alshabaab ku tilmaamtay godka alshabaab waa waxa ugu xun oo wax lagu tilmaamo maantay waa kugu raacsanahay in 180 kun oo lagaxaday 100kun aysan dhisin karin laakiin lamaanaha ingriiska laga dhamaystiri doonaa garoonkuna waa dhamaandoonaa tageerayaal dhagaxbuur ka yimidna waa buux dhaafin doonaan
  8. Tolka wilashaas in la daayeen mooday sxb waa ka xumahay wiilashaaas in xabsi daain lagu xukumay laakiin adigu Putland internatinal studium baad godkii alshabaab ku tilmaamtay godka alshabaab waa waxa ugu xun oo wax lagu tilmaamo maantay waa kugu raacsanahay in 180 kun oo lagaxaday 100kun aysan dhisin karin laakiin lamaanaha ingriiska laga dhamaystiri doonaa garoonkuna waa dhamaandoonaa tageerayaal dhagaxbuur ka yimidna waa buux dhaafin doonaan
  9. Tolka wilashaas in la daayeen mooday sxb waa ka xumahay wiilashaaas in xabsi daain lagu xukumay laakiin adigu Putland internatinal studium baad godkii alshabaab ku tilmaamtay godka alshabaab waa waxa ugu xun oo wax lagu tilmaamo maantay waa kugu raacsanahay in 180 kun oo lagaxaday 100kun aysan dhisin karin laakiin lamaanaha ingriiska laga dhamaystiri doonaa garoonkuna waa dhamaandoonaa tageerayaal dhagaxbuur ka yimidna waa buux dhaafin doonaan
  10. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: garoonbaa la dhisi unbaa lagugu yidhi inta godkii Alshabab dadka ku dhagaxayn jirtay iyo macal dhagxaantii laguu soo sawiraye, me war baad u haysaa garoonka la dhisi wax loogu tala galay? Armaa dadka la soo qabqabto ee la soo rendition gareeyayo lagu haynayaa? warniyahow puntland maxaa lagaa siiyaa xataa hadaan soo daynay nimankii waagii
  11. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: garoonbaa la dhisi unbaa lagugu yidhi inta godkii Alshabab dadka ku dhagaxayn jirtay iyo macal dhagxaantii laguu soo sawiraye, me war baad u haysaa garoonka la dhisi wax loogu tala galay? Armaa dadka la soo qabqabto ee la soo rendition gareeyayo lagu haynayaa? warniyahow puntland maxaa lagaa siiyaa xataa hadaan soo daynay nimankii waagii
  12. Originally posted by Abtigiis & Tusbax: garoonbaa la dhisi unbaa lagugu yidhi inta godkii Alshabab dadka ku dhagaxayn jirtay iyo macal dhagxaantii laguu soo sawiraye, me war baad u haysaa garoonka la dhisi wax loogu tala galay? Armaa dadka la soo qabqabto ee la soo rendition gareeyayo lagu haynayaa? warniyahow puntland maxaa lagaa siiyaa xataa hadaan soo daynay nimankii waagii
  13. good news barack and americans who can aford private madicare
  14. America's healthcare system will get a $US940 billion makeover after the House of Representatives voted today for historic reform, cementing President Barack Obama's place in history.
  15. 180,000 guri xataa laguma dhisi karo nimankii shaqadoodu ahayd inay wax boobaana soo uma dhimana waa sugaynaa waxa ka soo baxa
  16. 180,000 guri xataa laguma dhisi karo nimankii shaqadoodu ahayd inay wax boobaana soo uma dhimana waa sugaynaa waxa ka soo baxa
  17. 180,000 guri xataa laguma dhisi karo nimankii shaqadoodu ahayd inay wax boobaana soo uma dhimana waa sugaynaa waxa ka soo baxa
  18. Aad iyo Aad bay dheertahay soo gaabi mana hubsatay sheekada ma mahubsato
  19. Thsi is muslim ceebays wax ka danbi badan oo ka salaad badan waligay ma arkin
  20. Passengers left stunned after Muslim bus driver pulls over and begins praying in the aisle By Daily Mail Reporter Last updated at 11:28 PM on 08th February 2010 Comments (517) Add to My Stories Enlarge The driver pulled over in his No.24 bus and began to pray in front of bemused passengers A Muslim bus driver stunned passengers by pulling over mid-route and beginning to pray in the aisle. The driver stopped the bus without warning before removing his shoes and, using a fluorescent jacket as a prayer mat, beginning to chant in Arabic. Passengers said they feared the driver could be preparing for a terror attack. No one was able to get on or off the vehicle during the five-minute prayer session. Passenger Gayle Griffiths complained to Transport for London about the bizarre incident on the No.24 bus in Gospel Oak, north London, this week. Mother-of-one Miss Griffiths, 33, of Camden, north-west London, had boarded the bus a few minutes earlier on her way home from work. She says that she even feared at the time that the driver might be a fanatic planning to blow up the bus. She said: 'I have done the journey a million times before but I was in a hurry to get home to pick my little girl up from school. 'We had just picked up and let off people at a bus stop and moved off again when the driver stopped the bus very suddenly. 'He got out of his cab, leaving the engine running, and walked towards the middle exit door. 'He laid out a fluorescent jacket on the floor and I thought that somebody must have been sick and he was covering it up. 'I didn't really think much of it. http://www.dailymail.co.uk/news/article-1249335/Bus-delayed-Muslim-driver-pulls-pray-aisle.html#ixzz 0fH3lvLF3
  21. wax waalan oo badan oo anaga ah baa uamadeenii baabi isay i feel sorry for the somali community denmark
  22. Waxaan kaloon salaamya xaaskayga halkan ila joogta oo Xaawa la yidhaa. Waxaa naloo yaqaan Xaawo iyo Aadan [/QB]