cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Everything posted by cadnaan1

  1. dhismaha cusub ee somtel ka fiirso videoga qeybta 17:30
  2. Alpha Blondy;987805 wrote: is this af-Somali, abti? adiga Qawdhan ayaad iska tahay anaa ku jilcinaayo wuxuu ka wadaa waad hadal badantahay
  3. Waxay u badantahay in gabadha shaqo loo balanqaaday oo ay alaabteeda macdanta laaluush ahaan baxsatay markii shaqadii waysay ay qarxis bilawday.
  4. sida ay u muuqato saacid shirdoon waqtigiisa wuu soo dhamaday. gudoomiyaha barlamaanka iyo ku xigeenkiisa oo hal maalin ka wada dhoofay xamar, horay uma dhicin arintaas oo kale way iska muuqataa in ay tahay sheeko laga soo shaqeeyey.
  5. waxay u badantahay inuu saacid sii joogi doono hasan shekh siduu rabo uma noqonayso. Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa markii ugu horeysay ka hadlay khilaafka soo shaac baxay ee Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha u dhaxeeya, kaasoo salka ku haaya iscasilaada uu Madaxweynaha ka dalbaday R/wasaaraha. Prof. Jawaari ayaa sheegay in khilaafkaani uu yahay mid jiro isla markaana xalintiisa lagu dhameyn doono gudaha dalka, iyadoo aan dibada laga doonin xal, sidii Madaxdii KMG ee horay isu soo khilaafeen, kuwaasoo xal ka raadin jiray dibada. Afhayeenka Baarlamaanka ayaa sheegay in xaalku sidii hore uu iska badalay, mana jiri doonto buu yiri in ajaaniib xal laga raadiyo. "Dalku Dastuurr ayuu leeyahay, xaalkuna sidii hore maahan, oo dibada looga imaan jiray ama loo aadi jiray in la xaliyo khilaafka madaxdeena" ayuu yiri Prof. Jawaari oo rajo ka muujiyay in xal loo heli doono arintan. Dhinaca kale waxaa xarunta Madaxtooyada ka socda shirar kala duwan iyo dadaalo loogu kala dab qaadayo Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra'iisul Wasaare Saacid, walow uu Madaxweynaha ku dhegan yahay in uu iscasilo Saacid, halka isagana uu doonayo in uu soo dhiso xuukmad cusub oo uusan xafiiska ka tegi doonin. Ilaa Ilaa 20 Wasiiro iyo Wasiir kuxigeeno isugu jira ayaa maanta kula taliyay Ra´iisul Wasaaraha inuu iscasilo, hase ahaatee wuxuu ka dalbaday in waqti uu kaga tashto siiyaan, isagoo ku wargeliyay in arrimaha la isku haayana ay xalkeeda ku jirto Baarlamaanka oo la hortago. Calanka.com: Isha wararka xaqiiqda
  6. video caawa laga soo qaaday hargeysa oo duufaanta iyo roobka xoog leh ka socdaan ,,allah ha ka badbaadiyo umada.
  7. Hadalkii siyaad bare ee ahaa dad kama tagin ee dalbaan ka tagay wallee hadalkaasi run ayuu ahaa.
  8. Maanta ayaan maqlay inuu mediaha somalida qaarkood ay wadaan sawirka marka raga sawirkan meelaha wada raganimadooda shaki ayaa ku jira. Mooge raganimaada calaam Suaal ayaa saaran caawa nin rag ah alaabtiisa hoose maxaa ku tusay waxaan oo kale waa ceeb.
  9. cadnaan1

    1977

    jabkii somalida dagaalkii 77 waxaa ka masuul ahaa rag damacsanaa inay inqilaab military sameeyaan uu hogaaminaayey nin la dhihi jiray Cirro iyo abdilaahi yusuf iyo rag kale waxayaaba ay sameen jireen waxaa ka mid ahaa inay ciidanka sahayda laga daahin jiray sida rasaasta iyo raashiinka waxaa kaloo jiray ciidan aag qalad ah loo diro ama mararka qaarkoodna dhabarjabin lagu sameeyo.tii ugu dambeysayna waxay aheed 80 saraakiil ah oo la dilay ayaga dambiyo qiyaano qaran ah lagusoo oogay. inqilaabkiina wuu ka dhicisoobay 78kii umadina way lugooyeen.
  10. lol qofka dumarka ah ee sawirka ka muuqda waa wasiir ku xigeenka wasaarada howlaha guud,
  11. Warkan ku saabsan sedexdan qof Waan in la wada gaarsiiyaa mediaha somalida sii loo tuso umada somaliyed tuuganinada ragan.
  12. I don't blame hasan sheikh for this mess , somalida musuq maasuqa lafaha ayuu ka galay hal qofna Waxba kama qaban karo laakin waxaa hubaal dhaawici ugu cuslaa ayey arintan ku tahay qof shillin ku aaminayo ma jiri doonto. Yusur waxaan leeyahay arin fiican ayaad sameysay waxaan rajaynayaa inay kuwo kalena kugu daydaan
  13. Wargeyska Financial Times ayaa soo daabacay inay iscashisay yusur abrar iyo sababta. Rajadii dawlada hasan sheikh halkaasi ayey ku baa baday.
  14. Qof aan taariikhdisa lasoo baarin sidee shaqo sidaa u culus loogu dhibay, ayadana yusur caqli ayey sameysay haday intaan sheekada kusii xumaanin ayey iscashisay. Waaba haday sheekadan runtahay
  15. War cusub uu website ka jowhar.com hada soo qoray oo arintan ku saabsan hadii ay runtahayna ay fadeexad weyn ku tahay dowlada.
  16. Newska markaad si dhamaystiran u aqristo waxaa kuu soo baxayso inuu yahay war fadhi ku dirir oo wuxuu leeyahay madaxweynaha wuxuu codsaday lacagta in account dibada loogu shubo ayadana waxay leedahay maya waxaan ku shubayaa bankiga dhexe somaliya.
  17. Dadka qaarkiis mucaraadnimada meel xun ayey ka gaartay meelwaba xumaan iyo qalad ayey ka raadinayaa maantana waxaad leedahay muxuu u dhex fadhiyaa madaxda turkida dhexdooda. Gacal isma cariirsho turkida walaaltinimo ayey la rabaan somalida ee cuqdada ha layska daayo .
  18. Waxaa is weydiin mudan siyaad bare markii u wadanka qabsaday wadanka noocee ayuu qabsaday ma wadan burbursan mise wadan dhisan oo ciidan dhisan lahaa oo wasaarada iyo wakaalado dhisan leh. Markuu tagayeyna muxuu ka tagay ma ciidan dhisan iyo wadan dhisan ayuu ka tagay.
  19. Lol waxa meesha ku qoran iyo wuxuu mooge ka hadlaayo maba islahan, mooge waxaan mooday qof englishka ku fiican ee sidee wax u jiraan.
  20. Masjidka 6 streetka iyo kan alhidyaaya ee u dhaw dhismaha usharika waxaa maamula ururka al-ictisaam kuwaasna way kasoo horjeedaan alshabaab oo aduunka ayey iskugu necebyihiin. Laakin sheikh hasan huseen kaasi waaba sheekha shabaabka fatwada ka qaataan.