cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Everything posted by cadnaan1

  1. Wadada isku xirta xamar ilaa beledweyne wuxuu dhisma ugu dambeyey waagii talyaaniga.wixii markas ka dambeysay xitaa diyactir laguma sameenin.hada waa waajib in wadaas laga bilaabo dhisida wadooyinka.
  2. Dadkinan waad isdaalinaysaan hasan sheikh go'aankisa wuu cadyahay. Hadaad leedihiin 4 sano soo socoto ayaan sugaynaa ee ha dhamaysto. ogaada qofka xigidoono waa another HAG. Marka waad isdaalinaysaan ee somaliland oo kale Waan go'nay iska dhaha.
  3. nuune;960889 wrote: Adiga hadii lagu dhaho MAANTA calan jarjar, calankeed dooran laheyd inaad jarjarto! Anigu shakhsi ahaan calanka Papua New Guinea ayaan jarjari lahaa aduunka lama sheegin qof calankiisa jar jaraya ilaa aan ka aheen doqoniintan sawirka ka muuqda
  4. ma qabiil neceeb ayaa calankii somalia loo jar jaray,,, http://kalshaaleonline.com/2013/06/11/daawo-garoowe-calanka-somalia-lagu-jar-jaray-iyo-banaanbax-ila-qosol/
  5. Reerkan OG wax ka nasiib badan oo caqli xun war dowlada ayaga ayey u aqoonsantahay inay majority jubaland yihiin oo ayaga ayaa hogaanka u ogoshahay ee may dowlada la shaqeeyaan inta ay dhagaysan lahaayeen nin garowe lugooyo la fadhiya aan u nexeenin reer OG waxaa la xasuusta inay tigreeyda ka iibsan jireen oo ay dhihi jireen waa onlf.
  6. Looooooooooool Caadi ma ahan macalinkii niikada sheikh abukar ee Dubai jooga nin ka qatarsan ayaa soo baxay .
  7. Chimera marwalba aan arko wuxuu soo tabiyaa positive news,,laakiin dad ayaa dhibsaday arintaas oo muran ka keenay waa yaabe dadkaasi maxay u dhibsanyaan positive news ee yar ee ka soo baxaya somalia.
  8. waxay ku jiraan da'dii lagu cibaadansan lahaa oo cumrigooda ayaa gaba gaba ku dhaw markaasay waxaani oo kale ku hadlayaan maxashidooyaashan garka gaduudan,,,gudoomiyaha gobolka oo maanta hadlayaa oo beeniyay hadalkaasi kasoo baxay odayaasha ku sheega qabiil waa laga gudbay gobolkana maamul ayuu leeyahay.
  9. siyaasada xagaa iga dhiga aniga runtii sawirkan nidaam iyo isbadal weyn ayaa ka muuqda oo is dhexyaacii hore ayaa meesha ka baxday,,waagii hore wasiirada iyo xildhibaano iyo saraakiil ayaa ka dhexmuuqan jiray sawirada iyagoo is jiiraya si sawirka uga muuqdaan....
  10. to this government the kismaayo issue is big test for them, haday ku guulaystaan waxa kale oo dhan way u fududaan doontaa laakiin hadii laga guulaysto way u dhamaatay dowladanimada ay sheegayanayaan.
  11. If this comes to Somalia the worst victims will be the minority clans such as the somali bantus in the shebeles, jubas area. Dhulka ku fiican beeraha waa dhulkooda.
  12. Lol kismaayo waxaa ka taliya amisom ayagana ku qasbanyihiin inay la shaqeeyaan dowlada dhexe..hada kismaayo waxaa jooga mohamed amiin oo dowlada usoo magacawday gudoomiyaha gobolka ahmed madoowe wuxuu isku dayey inuu hor istaago.laakin si qasab ah ayuu magaalada ku galay with amisom help.
  13. hadii xoog iyo indho adeeg madaxweyne laguna noqonayaa General Ceydiid iyo dawladii salbalaar ayaa socon laheed,,waxaani waa waqti lumis,,,waxayna marayaan halkii ay dooxada juba martay.
  14. Lol dadkan reer Bari/mudug waxay qaadeen cudur la yiraahdo buufis HAG. Habartii dhuustaba waa HAG
  15. Motionka waxaa ka dambeeya waa reer baydhabo waxayna ka xanaaqsanyihiin taliyaha booliska laga qaaday nin reer D/M oo loo dhiibay nin reer gedo ah. Waa uun intaas waxaad buunbuninaysaa ilaa iyo shalayto.
  16. dadkan reer bari/mudug isku *** badanaa prime ministerka iyo reer muqdishu wax xumaan kama dhexeyso,,taageerada ugu badan ayaga ayuu ka haystaa,,,,, qoloda prime ministerka ku kacsan waa reer baydhabo oo waxay ka xanaaqsan yihiin taliyaha booliska oo laga qaaday nin reer D/M loona dhiibay nin reer gedo ah waxayna aamisanyihiiin inuu arintaasi prime ministerka ka danbeeyo.
  17. Waa loo baahanyahay wasiiro cusub sida wasaarada waxbarashada iyo wasaarada caafimaadka, iyo beeraha/xanaanada xoolaha.
  18. Tala xumada somalida haysta waa tan qolodan labaxday jubaland inta ay la shaqeen lahaayeen dowlada somalia waxay ka doorbideen in ay hoostagaan dowlada shisheeye...
  19. maasha allaah caadi ma ahan ilaahay ha u siyaadiyo barwaaqada somalida oo dhan...laakiin biyahaas waxaa fiicnaan laheed in loo sameeyo meelo lagu keydiyo si markay abaarta dhacdo lagu badbaadiyo xoolaha.
  20. hadii ay runtahay newskan waa la arki doonaa qofkii ay u darantahay hassan sheikh wuxuu haystaa taageerada beesha caalamka waana madaxweynaha qaranka. somalida badankeeda way wada taageersanyihiin marka afarta yar ee garowe joogtaa waa la arki doonaa wixiii ka raaca dhaqan xumadaan ay kula kaceen madaxweynaha qaranka somalia.
  21. Yaaba isgaaray sheeko hada ayey bilaw tahay ...from airport ilaa iyo jazeera waa magaalo aysan dawlada maamulin. Ninkan iyo qaar kale oo cadaan ah sheekadooda 4 sano ka hor ayaan maqlay. Mardhaw waxaa dhici doonta in la yiraahdo alshabaab ayaa inoo roonaa.
  22. Marna waxaad ku calaacalayseen muxuu madaxweynaha inoo soo booqan waayey ...hadana haduu idiin soo booqdo aflagaado ayaad u gaysanaysaa war isku xishooda.
  23. Why target xarumaha loogu adeego shacabka maxkamada waxay qataa dacwooyinka yar yar waxaan hubaa shacab badan inay ka buuxaan maanta oo kale.
  24. Waxaad ka raadisaa magaaloyinka ay ku badanyihiin somali bantu dadkaasi ayaa dhaqan u leh.