cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    1,169
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    12

Everything posted by cadnaan1

  1. Waa ka xumahay dhibka ay somalida Nairobi dagan kasoo gaari doonto the next few days. allaah ha u fududeeyo.
  2. Lol reer baydhabo hada kooynay xaqiina soo dhacsada qaxootigii aad shalay soo dhaweyseen ayaa maanta dhulkiina sheeganaayo. Jawaari wuu ku saxsanyahay inuu rabitaanka beesha taageero after all magacooda ayuu jagaadasi ku helay.
  3. D/M vs OG/ILKAYAR. hada iyo kow sheeka cusub dagaal cusub wallee somaliya wali nabad uma bisla.
  4. Tarzan wuxuu istaahilaa madaxweyne qaran in laga dhigo wuxuu si fiican u yaqaanaa sida loo la dhaqmo beesha burcad badeedka waa ma xishoodayaal. doorashada soo socoto beesha HAG waa inay asaga ka dhigtaan musharaxooda madaxweyne. markaas somaliya laba jid mid kood ayey qaadaysaa ama way hagaagaysaa ama waa lagu kal tagyaa for good.
  5. Loool dhagaxbuur kasoo lugeeyey,maxaa dhagaxbuur siteey manookto xitaa ma tagto miyaa.
  6. fdama;978112 wrote: Sorry , but what is HAG? Everyone keeps referring to them on this forum. I'm a newbie as you can tell. Hutu Action Group
  7. Somalia,,,,adigaba waxaad ka mid aheed dadkii aan aamin saneen inuu faroole khudbenaayo. Videoga suaalo b adan ayuu keenay maxa tahay sababta mobile looga duubay oo xitaa tvga EUda xitaa ay u damiyeen.
  8. Hadii ay runtahay in kuraasta laysku qabsaday iyo halka la fadhiisanayo iyada oo shir caalami la joogo taasi waxay ceeb iyo sumcad xumo ku tahay somalida oo ajaanibta uma kala soocno somalida. Laakin oday faroole wixii shalay ku dhacay cashar iyo ku waano qaadasho ha u ahaato oo raga ka waa weyn kana awooda sareeya yuuna mardambe afka taag taagin hana ogaado in albaabada soo xirmayaan mardhaw.
  9. Lol xiin horta waad dhaantaan tii siilaayo oo taas video lagama hayo. Laakin shalay maxaa dhacay odayga Maxay camera looga damiyey.
  10. Madaxa Midowga Yurub oo hadal sarbeeb ah u dhiibay Faroole iyo Axmed Madoobe . http://calanka.com/?nid=22908
  11. Khudbadii Faroole oo lagu duubay Mobile, caro uu ka qaaday:DAAWO Dad badan ayaa isweydiiyay sababta Khudbaddii gaabneyd ee Madaxweynaha Maamulka Puntland uu ka jeediyay shirkii shalay ee Brussels oo caalamka dhan lagaga daawanayay si toos ah, balse markii khudbadii Faroole u fadhiistay kaamirooyinkii la damiyay. Wiil uu dhalay Faroole oo wafdiga ka mid ahaa ayaa Mobile-kiisa ku duubay khudbadii Aabahiis, iyadoo aan la ogeyn sababta loo soo saari waayay shaashadihii ay ka baxayeen khdubadihii kale ee Madaxda Midowga Yurub iyo Madaxda Dowladda Feederaalka. Muuqaalkaan oo tayo ahaan aad u liito ayaa lasoo dhigay barta Youtubka taasoo lagu sheegayo iney tahay khudbadii shalay uu Faroole ka jeediyay shirkii Brussels. Sida ay sheegayaan warar ku dhow dhow xafiiska Faroole wuxuu caro ka muujiyay qaabka loola dhaqmay ee xanibaada la saaray khudbadiisa taasoo dad badan isweydiinayaan iyo mudo 10 daqiiqo ah oo la siiyay, waxaana la garab fadhiisiyay Axmad Madoobe oo labadooda ku hadlayay qaab maamul gobol ahaan. Faroole wuxuu khudbadiisa shalay uu kaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin faragelin uu sheegay in lagu sameeyay Dasrtuurka iyo in qodobo kale. http://calanka.com/?nid=22912
  12. Waa iska sheeko waxay u badantahay in isaga lagu cabsi galinaayo si saxiixo warqadii la sheegaayey.
  13. Lol sawirada faroole madaxda ku gaaday waqtigii loo baxay khadada xariif iyo nus iga dheh.teeda kale websiteka puntlandi wali waxay adkaysanayaa inuu faroole shirka ka khudbeeyey laakin video ma keenin.
  14. Final year secondary school 1982,,,aawoy aawoy arooy facaada diin diin lee ka nool.
  15. Horta balanqaadki hore ee eu da oo 260million ma bixiyeen. Aawey kii London Aawey kii Japan kii jaamacada carabta wuxuu waa iska hadal
  16. Ditoore osman videoga faroole Waan raadiyey ilaa hada Waan waayey ee Fadlan Hadaad hesho noo keen xitaa website eu oo video yaasha live ugu wada jiraan xitaa Waan ka waayey faroole madaxda kale Waan wada arkay .
  17. Hab qeybsigii ahaa shanta beelood ee wax loo qeybsaday qeybwalba wasiir ayaa u matalaayo shirka ee cuqdada iska daaya meel xun ayaad marwalba wax ka fiirisaan.
  18. Somalia;977690 wrote: Faroole is there to get his share for Puntland, not giving speeches. As Ditoore Cusmaan would say, niyahow the time for talking is over. The SFG delegation which is leading in the name of Somalia is strongly dominated by the president's own sub tribe so the rest of the dowlad/maamul goboleeds (whether Puntland, Galmudug, interim Jubba) are there to make sure they get their fair share of reconstruction/construction funds. This is sadly not reconciliation. War maad beenta iska daysid madaxweynaha beeshiisa kaliya la socoto maxaad u leedahay, wasiirada la socda yey yihiin madaxweynaha tolkiisa miyaa 1 wasiirka arimaha dibada. Wasiirka maaliyada Wasiirka gaashaandhiga Wasiirka arimaha bulshada
  19. Warbixin uu caawa tvga hctv ka daariyey arinta airport waxay tusaale usoo qaateen JigJiga airport dhismihiisa inay ku baxday qarash dhan 3.7 million dollars ayada oo waliba dhismaha jigjiga meel eber ah lagasoo bilaabay laguna dhamaystiray ilaa iyo heer caalimi. Halka airport hargeysa oo dacaytir kaliya lagu sameeye ay ku baxday qarash dhan 4.7 million dollars. Halkaas waxaa ka muuqdo musuqmaasuq weyn
  20. Dowlada Ninkii handada oo shaqshaqa waxbaa uga soo daadanaayo,it worked for OG cagadheer ayagana calafkooda ha tijaabiyaan .laakiin way isku badiyeen gobolada ay sheeganayaan waa 6 gobol
  21. another 10 minute video oo soo rarida iyo dajinta qalabka ku arkaysid. " frameborder="0" allowfullscreen>
  22. Ninkaas aad tilmaamtay Waan maqli jiray magaciisana waxaa loo yaqiinay Gor-Gor laakin wuxuu ahaa shufto dadka wadada ku dhibay. Wuxuu ahaa askari baxsad ah sidaan ku maqlay.
  23. Berbera airport ayaaba 4 km runway leh kaasi Maxay u dayactiri waayen.
  24. Waan ku faraxsanahay maalgalinta iyo horumarka xamar kasocdo, laakin nasiib daro magaalada muuqaalka waxay kusocotaa sidii magaalada Gaza ee wadanka Flastiin camal dabaqyo ayaa nidaam la aan ah qofba sidii rabo u dhisanayaa.