cadnaan1

Nomad
  • Content Count

    863
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    10

Everything posted by cadnaan1

  1. Madaxweynaha shalayto xildhibaan ayuu sidii madaxweyne oo kale usoo dhaweyey..maanta nin hay'ad ka socdo ayey asaga iyo raisal wasaaraha isla soo dhaweyeen. Waxaana mudneed inay soo dhaweyso wasaarada arimaha bulshada , shaqadii oo dhan waxaa isku qaatay sedexda mas'ul ee sare.
  2. Jowhar waxay iigu dambeysay 1992,, waagaas waxay aheed dhismaha jowhar mid aad u liito waxay u badnaayeen cariishyo dhoobo ka sameysan. Laakin hada waxaa ii muuqda horumar saaid ah.
  3. cadnaan1

    Xasuuq 1991

    Somalida dhibkas haysto wuxuu yahay ninba sida uu asaga taariikhda ka aaminsan yahay ayuu rabaa in lagu wada raaco, runtana la iska indha tiro.
  4. oba hiloowlow;915053 wrote: Sawirkan meesha maxaan waqti kusoo dabaashay,,,waa meesha ugu caansan jowhar.
  5. oba hiloowlow;915053 wrote: Sawirkan waa meesha jowhar ugu caansan magaceeda ha la soo sheego.
  6. Lol amiin caamir markaan wajigiisa rasmiga ayuu lasoo baxay waa isku dire fitna uun ka shaqeeya.waxaad moodaa inuu ka xunyahay wada shaqeenta wanaagsan ee ka dhexeyso sedexda masuul ee ugu sareyso wadanka.wuxuu rabaa sidii kuwii hore ee isqabqabsiga badnaa.