Sign in to follow this  
Kamaavi

Prof. Gandi First Elected President of Azania State of Somalia

Recommended Posts

Kamaavi   

War deg deg ah oo naga soo gaaray Xarunta shirka ee Limuru ayaa noo xaqiijiyay in maleyshiyadii alshabaab lagala wareegay gacan ku haynta magaalada Dhooblay.

 

Warkan ayaa imanaya kadib markii xalay saldhigyadii alshabaab duqayn aad u xoog badan loo gaystay.

 

Madasha shirka ayaa farxad iyo isu hambalyayn ka dhacday markii warkan farxada leh la soo gaadhsiiyay.

 

Warkii oo fidsan ,....

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Already in fighting and capturing towns miyaa smileys.gif

 

 

In my first post on page one, that is what I have being against, now it will be seen another group or faction fighting in control of towns.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Lol. Dhalanayoo qoriga ma anaan dhigin. :)

 

Geediga waxaa lagu furi Bu'aale caasimada Azaaniya. Idam Alle shacabku wuu nasan inta yar ee hadhsan marka la is raaciyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^Already captured a town? Man that was fast! Well fella the train has started moving.

 

Jacphar, I see where you are coming from my friend I just happen to disagree with you :) those states are in the worst condition ever today, being harassed by some barbaric shabaabs. It can't get worse than it already is. I say they get nothing to lose.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Abokor Omar;707983 wrote:
Ghandi, Azania, Sounds like a Harry potter movie.lo

Somaliland, country, Siilaanyo, president of real country sounds a crazy dream. Actually the first was a dream for 20 years now.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Its incredible that out of clan allegiance people tend to forget everything they claimed to stand for. Now we have a Professor warlord with clan militias armed by a local neighbor, laying claims to territory that he has never even visited, lived in, worked and familiar with.

 

The audacity of ********* never seizes to amaze..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Zack why confuse the innocent reer miyi with this new meaningless name and just call it southern O.gadenia, I'm sure it makes no difference to you that other tribes share the land with you, judging by your past record.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

Siyaasi Maxamed Cabdi Gandi oo magacaabey guddi dib u heshiisiin oo dhexdhexaadin doona qeybaha kala duwan ee beelaha ******

 

Prfo-Maxamed-Cabdi-Gaandi.jpg

 

Siyaasi Maxamed Cabdi Gandi oo magacaabey guddi dib u heshiisiin oo dhexdhexaadin doona qeybaha kala duwan ee beelaha ****** ee kukala sugan Ethiopia iyo gobollada Jubbooyinka kadib markii uu soo ifbaxey khilaaf xooggan oo u dhexeeya labada dhinac kuna aadan maamulka gobollad Jubbooyinka.

Fred Gaterese oo ah sarkaal ka tirsan xafiiska AMISOM ee magaalada Nairobi, ahna gacan yaraha Gaandi ayaa hoggaamin doona guddigaasi dib u heshiisiinta oo ay xubno ka yihiin xildhibaano ka tirsan Kenya oo u dhashey beesha ********.

 

Odayaasha dhaqanka ee degmada Afmadow ee beesha ****** ayaa qaadacey shirkii lagu soo gabagabeyeey Nairobi ee Gaandi uu isugu magacaabey madaxweyne, iyagoo ku andacoodey in beelaha ****** ee Ethiopia iyo Kenya ay soo farageliyeen arrimaha gudaha ee Absamaha ku nool Koonfuurta Somalia.

Guddigan cusub ee dib u heshiisiinta ayaa booqan doona magaalada Gaarisa oo ah halka laga hago siyaasadda beesha ******, hase yeeshee lama oga in odayaasha la marti qaadey ay halkaasi isugu imaan doonaan iyo in kale.

Ninka hoggaaminaya Guddigan Fred Gaterese oo isu sheega inuu yahay khabiirka arimaha Somalia ee Midowga Afrika ayaa arrimaha Somalia faraha kula jirey tan iyo makrii la unkey maamulka AMISOM ee nabad ilaalinta, waxaana shaqada soo qorey adeerkii Nicholas Bwakira oo ahaa ergeygii hore ee Midowga Afrika ee arrimaha Somalia.

 

Dhismaha maamulka Jubbooyinka ayaa ahaa mid muddo dheer khilaaf uu ka soo taagnaa, oo marxalado kala duwan sooo marey.

Hase yeeshee waxaa markii dambe siyaasiyiinta beesha ****** ee reer Kenya oo uu horkacayo wasiiru dowlaha difaaca ee Kenya Maxamed Yusuf Xaaji ay ka dhaadhiciyeen in ina adeerkii Maxamed Yusuf Xaaji oo ka soo jeeda kilinka shanaad gacanta loo geliyo maamulka gobollada Jubbooyinka.

Hase yeeshee beesha Maxamed Subeyr ayaa arintaasi ku gacan seyrye una aragtey arintan mid lagu gacan bidixeynayo danaha beeshooda.

Siyaasiyiinta ****** ee reer Kenya ayaa kadib beesha Maxamed Subeyr kaga aargoostey inay baarlamanka ka tuuraan isyaasiga Cabdiraxmaan Colow oo ah kan keliya ee beesha Maxamed Subeyr kaga jirey baarlamanka Kenya.

Siyaasadda beeleysiga ku dhisan ee Somalia ayaa laga yaabaa inay dhaliso iska hor imaadyo hor leh, maadaama aanu jirin mabda' siyaasadeed oo lagu badbaadinayo Somalia iyo shacabka masaakiinta ah ee ku dhamaanaya colaadaha aan joogsiga lahayn.

Jimcaale Maxamed Hiraabe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Bashiir   

^Liqe, soo ma yaxyaxid... :)

 

Jimcaalihi Dayniile.com ayaad daba soctaa...

 

 

Azania State of Somalia ,,... is part of the tinny revolution that is going. People are regrouping to make peaceful local admins which is positive thing. It is matter of time to unite all these tinny states by the educated youth and good leaders of the region, not International community. Somalis has started gaining confidence in them selves. It's tinny revolution.

 

President Prof. Gandi is good leader. Support him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

Bashiir;708059 wrote:
^Liqe, soo ma yaxyaxid...
:)

 

Jimcaalihi Dayniile.com ayaad daba soctaa...

 

 

Azania State of Somalia ,,... is part of the tinny revolution that is going. People are regrouping to make peaceful local admins which is positive thing. It is matter of time to unite all these tinny states by the educated youth and good leaders of the region, not International community. Somalis has started gaining confidence in them selves. It's tinny revolution.

 

President Prof. Gandi is good leader. Support him.

How is this professor soon to be warlord different than others who failed at any attempt to unite these three gobalo under one admin? His Geology and Anthropology degree give him more convincing power in the locals miyaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this