Sign in to follow this  
Kamaavi

Prof. Gandi First Elected President of Azania State of Somalia

Recommended Posts

Kamaavi aad baan ugu faraxsanahay sidaad khayr doon u tahay, taas Allah khayr ha kugu siiyo, laakiin waa sidaas sheegtayoo waa lagu kala fakar duwanaan karaa, laakiin isku meel baynu u soconaa Insha Allah.

 

Allah guul rasmi ah ina wada gaadhsiiyo, intaynu gaadhinana sabirkeeda iyo adkaysigeeda ha ina siiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Waa caynkaas Al Miskiinow, waxaa nin rag ah hogaankii Somaliya ka soo saara godka mugdiga ah eey ku jirto saaxada caalamka keena una dhisa qaran midaysan oo tayo leh dakanaha cadowgiisa iska dhicin kara. Inta hogaan suuban oo noocaas laga heli waa inoo samir, talo badsi iyo xeeladaysi.

 

Idam Alle kheyr iyo guul...

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Goodluck to them, I hope they can do something for the people in these regions laakiin I doubt anyone can solve Kismaayo issue, I believe that city will be the last place to be sorted out, but I never understood what is so good about Kismaayo, qandho kulayl iyo huuno badan, no offense to real reer kismaayod people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Prof Gaandhi siduu u dhahaaye "qaabil ma jiro", maamul beeleed ayuu madexweyne ka noqdey. lol

Meel uma socdaan, sida Udubland and hebelow lands, marka is maaweeliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Kn: Shalay sidii aan faafiney waxaa madasha shirka maamul u samaynta Jubbooyinka iyo Gedo lagu doortey madaxweyne uu yeelanayo maamul goboleedka Azania xilkaasi oo loo doortey Prof. Maxamed Cabdi Gaandi.

 

1.bmp

 

 

Maanta shirka waxa uu xulayay xildhibaanada ka mid noqonaya baarlamaanka Azania, tirade guud ee xildhibaanada waa 65 xildhibaan oo ku imanaya qaab deegaaneed

 

Degmo kasta waxaa xildhibaanada qeebsanaya inta beel halkaasi degta iyadoo aanan loo eegeynin qeebta quursiga ah ee 4.5.

 

In qaab deegaan lagu soo xulo xildhibaanada dadka matalaya waa wadiiqada kaliya ee ay xalka u arkaan dad badan oo Soomaali ah, sababtuna waxa ay tahay waxa ay meesha ka saareysaa nidaamka awoodqeybsiga quursiga ku dhisan ee 4 iyo bar, si kale hadii loo dhigo ma dhacayso in dastuurka dalka lagu dhaqayo ay ku qornaato in dadka qaar ay dad kale ka sareeyaan.

 

Sida aan ku heeyno xogaha shirka kasoo baxaya ee rasmiga ah, 3 magaalo oo kala ah Kismaayo, Bu’aale iyo Baardheere ayaa la siinayaa kuraas ka badan degmooyinka kale maadaamaa beelaha degen ay tiro badanyihiin, sidaasi darteedna loo baahanyahay in aysan jirin beel ka qada kuraasta la qeeybinayo.

 

Magaalooyinka Afmadoow, Xagar, Badhaadhe, Balad Xaawo, iyo Garbahaareey ayaa ah kuwa kaliya ee aysan beelaha qeebsanin, islamarkaasina kuraastooda loo qoondeeyey beelaha lagu yaqaano ee u badan, Dooloow, Luuq, Baardhaaree, Bu’aale, Saakoow, Jillib, Jamaame iyo Kismaayo ayaa waxaa qeebsanaya beelo dhowr ah oo halkaasi dega.

 

Waxaa iyana la qoondeeyey golaha Guurtida in uu noqdo 35 wakiil oo ka kala imanaya hogaanka dhaqanka beelaha gobolka dega.

 

Waxaa shirka gudoominaya Sheekh Khaliif Guure, halka qeeybta iyo soo xulista xildhibaanada uu hayo gudi uu hogaaminayo Cabdicasiis Cusmaan Maxamuud.

 

Waxyaalaha shirka kusoo kordhey waxaa ka mid ah in uu madasha shirka kusii jeedo Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sokor oo madasha ka maqnaa wax lagu micneeyey isfahamwaa ka dhashay qaabka shirka loo wadayo iyo arrimo kale, laakiin waxaa la sheegey in la xaliyey kadib markii uu dhexgalay nin horey xildhibaan horey uga tirsanaan jirey baarlamaanka Kenya.

 

Shirka waa uu socdaa, marka ay beelaha qeebsadaan xildhibaanada ayay hadane soo xulayaan shaqsiyaadka matalaya, kadibna waa la dhaarinayaa.

 

Waxaan soo gudbin doonaa magacyada xildhibaanada iyo golaha guurtida oo lagu wado in 24ta saac ee soo socda la dhameeyo hoowshooda.

 

http://kismaayonews.com/pageView.php?articleid=3880

Share this post


Link to post
Share on other sites

Azania?

 

Sidey mutacalamiin Soomaali ah ula soo shir tagi karaan 'Azania' oo weliba la isugu raaci karaa iney magac ahaan u qaataan for gobolo magacyadoodu already caalami yihiin? It sounds so alien.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liqaye   

^^^

That basically is what is getting my goat, AZANIA has nothing to do with Somalis or Somali history, what that previous poster was refering to perhaps was Zanj/Zenj wich is still southern tanzania northern mozambique.

 

Anyway what ever if Gandhi thinks that another website based mamuul goboleed is the solution then his 2 PHD dont mean much...

 

Lakiin magacaas ceeb waaye walle.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

From wikipedia

Azania is the name that has been applied to various parts of sub-Saharan Africa. In Roman times—and perhaps earlier—the name referred to a portion of the
Southeast African coast south of the Horn of Africa,[1] extending south perhaps as far as modern Tanzania.
In the late 20th century, the term was used in place of "
South Africa
" by some opponents of the
white-minority
rule of that country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Liqaye;707684 wrote:
Is that so Somalina, wayaahay go tell that to reer waamo :cool:

They are just giggling because of Gaandhi, wax kale meesha kuma haayaan ee ha iska Dhaanteeyaan maalmahan, it will wear out soon marka runta la arko. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gandi is a real joker; he is easily the funniest person ever. He not only brought a clan together in a hotel room in Kenya. Then he convinced them to make him President of Gedo and the two Juba’s. Then he out did everyone and came up with a brand new name, Mzania, was that not he name of a Nomad in SOL?

 

Anywho, good luck to the man who went from a well respected Professor to a Barre Hiiraale wannabe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

General Duke;707721 wrote:
Gandi is a real joker; he is easily the funniest person ever. He not only brought a clan together in a hotel room in Kenya. Then he convinced them to make him President of Gedo and the two Juba’s. Then he out did everyone and came up with a brand new name, Mzania, was that not he name of a Nomad in SOL?

 

Anywho, good luck to the man who went from a well respected Professor to a Barre Hiiraale wannabe.

Duke dee ninka PHD shahaada uu heystaa daa nooh looooooooool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this