Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Blogging from Islii

Recommended Posts

Jacpher   

$35 is cheaper than wadankii sida aan maqlay. Laakiin 120 is nearly four times 35. Qof walba asagaa qiimeysta neefkiisa miyaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haddaa rabtid 10 neef ama ka badan maxaa suuq xoolo ugu gadanee. Taas baadiyaha loo aadaa. Koley qof qalanaayo maleh toban neef iyo ka badan. Dadka inay dhaqdaan rabana baadiyaha kasoo gadanaayaan.

 

Soo sawir kulahaa, if you only knew tii iga raacday markaa sawiradaan qaadaaye. Odey Sujuu waalan ayaaba kaamiradii kusoo booday, asagoo Sawaaxili qaabdaran ku hadlaayo. Markaa Afsoomaali ugu jawaabay uu Afsoomaali bilaabay, asagoo leh, "See sawir iiga qaadeysaa."

 

Adeer kaama qaadin ku iri, kaamiradana arag. Dharbaaxo in uu soo taago damcayba. Gabar yar meesha taagneyd tiri, dharbaaxada ha nagu dhufan. Muxuu u soo tuuri waaye, odeygaas meeshuu ka yimid ogaan lahaa. Sujuudiis meesha wada joogtay isku haleynaaye iyagoo baangado wada wato maadaama wax ku qalaayaan. Koley waa dajiye, isdaji ku iri, sawirkaagana kaama qaadin, xoolahaa Eebbe sawiranaaye. See u sawiran kartaa kulahaa amar la'aan, anaana meesha madax ka ah. Indha adeyg heerkaas laga gaaray.

 

I later realized one of the pictures sawirkiisa ka muuqdo. Dhaxbartamaha first picture ka muuqdaa, waa odeyga gadaal taagan oo koofiyadda cad wato.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che, Nairobi xaa kaa soo galay aa la dhahay? Mise you're en route.... jkz aside, I don't really remember whole lot of islii or Nairobi in that matter, but it seems that it has changed a lot since Somalis started investing in that muddy suburb. Impressive pictures Ya MMA. Suaalo waa lagaa badshee, anna aan ku darsado. Horta ma jiraan wax business consultants Soomaali ah. Kenyan guy once told me that Somalis in Kenya have so much money yet are disorganized.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gheelle.T Here's to see a family that's here temporarily and also be doing work for some folks.

 

What horrid place Isli is? What's our people and picking up the least desirable place in any city?

 

On my first night here, I came to know there are many women caano gadaya- a sad state our people in.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Che, just shows how long you were away from meel Soomaalida joogto, saying women caano gadaya as a sad state hehehe, I guess waaba hilmaantey suuqyadii Xamar oo caanooleyda daadsanaa back in da dayz, and it wasn't sad.

 

Actualy Che, enjoy bal niyahow, and settle down well, your firt one or two days si fiican u naso.

 

Hook up with MMA, oo ka soo dhax bax guriga iyo jidadka wasaqda badan aa ka ashahaadatey

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Oo Somalida xagey ka keeneen adhiga ay gadayaan? Isn't Nairobi several hundreds of miles away from the closest Somali town? Dadku caadi ma aha walee?

 

Che is in Nairobi? MMA, take him with you to some crazy neighborhood and leave him there, the Boston can't survive in the hoods of Nairobi, I don't think so :D.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che, Kilimanjaaro kusoo degtay miyaa. It is an average hoteel in Islii. Mar hal habeen seexday. Haye, I guess meeshaan Boston camal u dhalaasho sugeysay miyaa. Qof leerta Afrika wax badan ka maqnaa u egtahay, hence the mother of shocks oo yaabka la yaabantahay. Don't worry, intaa la qabsaneysid waaye.

 

Dumarka caanaha gadaayana waaba shaqo fiican, lacagna wey ka helaan oo reerkooda ku biishaan. Meeshaan waa iska Soomaaliya camal, everything Soomaaliya ku arki jirtay waa ku arkee. I don't know how that could surprise you. I think kuwa kasoo horjeedka Kilimanjaaro fadhiisto, next to hoteelka Grand Hotel, islaamahaas meesha caanaha ku gado aragtay.

 

Geelle, business consultants iyo legal consultants iyo wax walba waa wada joogaan. Soomaalida Sujuuga taas heysato. Meeshaan dad ayaaba sharci ku lahayn, laakiin heystoo $$$$$, marka dadkaas meel wax loo mariyo u baahanyihiin. And in Kenya, only the mighty $$$ hadleyso.

 

Nuunka, saaxiibka Che Islii ma'ogi wuxuu ka filanaaye. Perhaps Boston's ghetto-like sugaaye filaa. 046.gif

 

Saak, haddaa meel aan ogahay la geeyo ninkaan, like the slums of Mathare meel la dhaho, Islii waxee la noqon lahayd adduun kale. By the way, ariyadaas waxaa lagu keenaa trucks meesha ka muuqdo. You can see some of the trucks at the back of the pictures. Those trucks, of course, too, are owned by Soomaalida.

Share this post


Link to post
Share on other sites

LoooooooooooL@Nuune n MMA.....I don't think you understood I should say gabdhahaan habeenkii caana gadaa. Unless you do understand and you think it's ok.

 

MMA...R u still in town?

 

Zack...Yes, I'm here, when are you joining us.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

oh man this thread has reached 17 pages..saas ma isli loo jecelyahay. maad magaalo somaliyeed so boqotaan oo sidan noga shekeesaan. :)...ermm like hamar or laascaanod haha *never mind I know im in a dreaming mood!

 

So I see all of you folks from SOL islii iskusoo uruurteen. Enjoy it!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yaa iskugu aruuray, LoL. Che lee soo dhacay, la yaabana dumarka caanaha jidka ku gadaayo. That tells us how Afrika mudo badan ugu maqnaa.

 

Haye, goormaa adiga inta imaanee, don't worry chartered diyaarad non-stop to Laascaanood ah lagaa sii saaraa, if you want. 046.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this