Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Blogging from Islii

Recommended Posts

^Both places are not from Kigali Road or the main downtown mosque. I think both has lower and upper deck. Have you seen a little shanty with fruit sellers, freshly cut and served?

 

p.s. there was a chick looking at me while dug my hand into the bariis. Eventually, she started digging as well..lool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;712577 wrote:
Today's blog:

 

34f1puv.jpg

 

2qism8p.jpg

 

e5kbdc.jpg

 

It is for Soomaalina, abaaydeen ayaa rabtee inay aragto cuntooyinka laga cuno maqaayadaha Islii. Maqaayadaan Towfiiq ayaa la yiraahdaa, Islii ayeena ku taalaa.

Thanks Aqiyaar! meesha waa dhisantahay yaaqo laakiin why is it empty? portionka aad ayuu u badanyahay, labo qof wax ku filan ayaa hal qof la hor dhigaa, what a waste, I need to talk to the manager now :). Teeda kale, dadka cunta banaanka kama cunaan miyaa? jiq miyaa maalmahan? :D

 

Waaga Cusub ma meet gareysey? what's up with the beef with Caraale? Sagal Arts ma tagtey weli :D? warka soo daa.

Che maxuu ka sameynooya halkaas? daba kac oo fiiri masaajidyada uu galaayo iskana ilaali inaad keligaa raacdid. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaajiyo, su'aalo badnidaa. 046.gif

 

I don't think it is that empty all the time. Waqtiga sawirka la qaaday was just short of salaadda maqrib kahor, marka dadkii qadada wey baxeen, dadkii cashadana wali ma imaan. Cunto banaanka waa laga cunaayee ee mar walba laga cunaayo yaa sawir qaadi karo ama kaamira wato. Dhowr jeer kasoo cunay since aad i weydiisay kasoo qaadid sawirada cuntooyinka, but unfortunately waa lagula socdaa, oo ceeb kula ahaanee inaa sawir qaadid especially haddee ila socoto qof shariifo ah aan ogahay. Xaley ugu dambeysay casho kasoo cunay, again sawiro kama qaadin.

 

Waayaha Cusub xiligooda waa sii dhacaayaa filaa. Heeso masoo saaraan, labadii ugu caansanaa ka tirsanaana wey isguursadeen oo weyba xaroodeen, Isliina ma degano oo laguma arko, siiba gabdhaha wey cabsadaan. Ikraan iyo Falis sheekadooda wey dheertahee inta ma iskaga daalinaayo.

 

Sagal Artis wey joogtaa, laakiin sidaa waagaa u amaani jiray uma amaani. Saa mooday maba aha. Che maxaaba la iska ilaaliyaa asagaaba indho taag taag iyo cabsi ka muuqatee. Asagaa u baahan in la ilaaliyo. 058.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Today's blog:

 

 

 

Taxanaha Nuura. Waa taxanaha qabsaday dumarka Soomaaliyeed ee Nayroobi and beyond. It is a Turkish soap opera, dubbed in Afsoomaali and broadcasted each evening on Horncable satellite television channel. It comes on prime time and practically every Soomaali household with a bilcaan -- yar or weyn -- tunes to this musalsal each night.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

Guys it not only Somali ladies who like this series, it was also translated into Arabic, I read once a man in Algeria divorced his wife because she fell in love with the lead actor.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this