Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Blogging from Islii

Recommended Posts

Somalina   

MMA, pay attention to the Somali owned pizza joints, meelahas ka dhowahay. :D

 

Fiiri, is there a library in Eastleigh? ma tagtey weli?

 

p.s. lol@suaalaha, ma kaa daayaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;703398 wrote:
Nayroobida kale waa Yurub. Aad u dhaantaa Islii.

 

Ar xaaji, waa sii soconaa, qeyr kuu dhaafay. Baraf iyo adiga waa idin sii salaamay.
068.gif

Good night or morning midkey kuu tahayba...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaalina, meeshaan wey ka socon lahayd qofkii ka furto a real pizza joint. Waxa inta lagu gado waa ku lalaboonee.

 

And noo, I don't think there is a library. Meelaha buugaagta lagu gado ayaaba iska yar, library ha sheeginba.

_______________

 

Today's pictorial blog:

 

soorf.jpg

 

Soorta la cunaayo -- haddee subag tahay... Soor aad cuntiin goormee idinku dambeysay hee. Aniga taas sawiran oo maanta ah igu dambeysee. Xaax, macaanaa with bisbaaskaas iyo mooska iyo ansalaatada. 046.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lmao@ is that your room!!!...which song is that...Farxiya Fiska - Damac Jaceyl - Dhag Dhag??? I love that song!!! :)..

 

Somalina what is MMa GONNA be doing at the library when he can be at the maqaahi and be winked by niqaabis..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ahahaha, you still remember that poking, aha? And indho weynidaa, yea, it is dhag dhag song. This song Islii qabsatee, anagana waa ku qadeynaa. And maya, it is not my room, but living room. Fadhi carbeedka gaaban soo ma aragtid.

 

P. S. -- Buuhoodle soor ma laga cunaa? 046.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

looool I knew the song cuz I was listening to it just yesterday...n oh thats ur living room! kool...and buuhodle waxa lugu cuno maxa i ogeesiyey ma buhodle ayaan kaso qadeeyey lmao...kaftan...haa way cunaan walaalo saan filayo hahah I will check the place out soon inshallah laascaanod kalshaale ilaa buhodle iyo waxay ku qadeeyaan lol!..

Share this post


Link to post
Share on other sites

By the way, gabdho aan aqaano inta joogo oo qaraabo kore ah ayaa walaalahooda from another bah degan Buuhoodle. Laakiin iyaga ABC kama yaqaanaan Buuhoodle iyo meel u dhowba, Baardheere ku dhasheen, Nayroobina ku koreen inkastoo isirnimo meeshaas kasoo jeedaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol...MMA saxankaas soorta keligaa maa cunay? 3 qof ayaa loogu tala galey ka waran, good thing inaad socsocotid markey qoraxda dhacdo :D. Where is the salad btw? basal leen u jeedaa?

 

Aaliyyah, library waqti uma haayo haye, gabdhihii niqaabka watey ayaa qaatir ka taagan. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

lol...MMA saxankaas soorta keligaa maa cunay? 3 qof ayaa loogu tala galey ka waran, good thing inaad socsocotid markey qoraxda dhacdo . Where is the salad btw? basal leen u jeedaa?

loool Somalina he is a man dee obviously he needs to eat alota food..hahah kaftan! now that I had a closer look its a a whole lota food xagu kala geynayaaa bisinka mise wa somali style qofba dhinac ayuu ka galaya hehhe..I heard back home u dnt eat alone u always have to eat with crew of ppl .. :P

 

Aaliyyah, maxaa library waqti uma haayo haye, gabdhihii niqaabka watey ayaa qaatir ka taagin. lol

INTA war iga so gaadhay asaga khaati ka jooga loool..

 

 

MMA thats nice inshallah they will go back soon and visit their homecity!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Kool_Kat;703970 wrote:
LMAO @Somalina's posts throughout this thread!!! Caadi iska dhig.......................
;)

lol@caadi iska dhig...maxaa saaxiibey? see camal? warka isii! :D

 

Aaliyyah, hal qaado lee ku jirto saxankaas soorta lagu raray. :D MMA haddii soo joog laga waayo Ruby camal ayuu u ekaan. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaalina, Actually, hooyo buuxisay waxaas, and noo, ma wada cunin, Lord help me haddaa wada cuni lahaa calooshaba i fadhiisan lahayd.

 

Ansalaatada basasheeda xataa ma cuni, gabadha sameyso jecel basasha, anigana meesha lee u reebaa mar walba. I don't want to complain waa gabar isbishaalee. 010.gif

 

Aaliya, Aaliya badanaa waala isla cunaa but this time ninba kaligiisa cunay since it is soor.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

MMA oh soorta lama share gareeyo miya lol ...I didnt know that. So I have to take notes just incase! :)

 

LOL @ ruby u ekaan?? Somalina, who said he doesn't already look it..haha jokin!

 

somalina hada ma waxaad shekadii u badalateen in aad pizza place nairobi ka furto see weeye..I thought we were opening match making business mise kaas bari hore bu kacay lol..jokes aside, seriously whats up with Somalis and businesses?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this