Sign in to follow this  
xiinfaniin

Gabay aa I haayya

Recommended Posts

Abtigiis   

Gheele waa nin weyn oo oday ah. Waxaan ugu dhacaana waa uun kalgacal aan u qabo.

 

 

Laakin bal ninkii Aw Muuse ahaa yaa haya? Aw Muuse reminds me of those men who wake early in the morning and sit in front of the Jiijiga high court, waiting if there is anyone who would need Makhraati beenale. Ilaa hadda waxaa laga sugayaa inuu caddeeyo non-existent words kii uu sheegayey. If he can't do that, all his other points are invalid too.

 

Iyo laba biddaanado leh oo culumo baabkood ah

oo baytulaahiga mar tagi booliskana gaadhi

 

Iyo laba makhraati beenale oo baydadka ka heesa

Iyo Aw muusahaa buufiska ah ee birmadka u jooga

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaax_nuug waa raggeedii walle! That's how you should prioritize your targets.

 

Ani adaa bankiino kuu fadhiyaa dee, team-kaaga ahayn ogow. Nuune waa calan wade la bribe gareeyey :D ha isku halayn..

Share this post


Link to post
Share on other sites

As soon as i post my parting gabay, this thread can be considered technically closed.

 

Gaaxnuug is a good guy who gave all he got but unfortunately he still fell short.

 

wa khalaas. we will start another thread properly called Waa Lay soo Dhiibay, so those who are literarily challenged can collect gabay from khaad merfishes and post here

 

rag badan bay bahashu u furmaysaa kolkaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Gheele :D:D Gaaxnuug called me qalbul bir mar hore, qushaash iyo yataabaat buu iga rabey inaan afarta geesood u seyro, hada ka horna musuqmaasuq buu iigu yeedhay :D

 

 

EDIT: Xiinoow, Libaax baad ka xanaajineysaa lool

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Libaax woo iska aamusay. :D

 

Like a fish fighting for its life, A&T is the only one standing up against the Xiin mafia. It's enough to make me go read up on the subject and get my act together. Lakin will Xiin ever admit if one of (according to him) A&T's wild swings got him square on the jaw? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

What convinced Xinn he is a victor and gave some credibility to his claim was the fake analysis of Aw Muuse, he is now gone AWOL. In light of the robust challenge I mounted to this false witness, who is missing since, I think the man has to stop claiming victroy like Mugabe when he hasn't won. False election committee awarded Mugabe 'victory', fake Aw Muuse tried to do so for Xinn.

 

Because we cannot always adjust to the whims of xinn everytime he changes his game, I suggest this time he should accept to play by our rules and initiatives. I am suggestig we go to Siinleey or something else good enough for up-starts like him and me. Clearly none of us can claim we are so good we can do Ya'da when big poets struggle to do so. So, what I am proposing here is for Xinn to continue the contest here with Siinleey or anything else.

 

Otherwise, the antidote for his pretnce of making a poetry in Ya'da will be dealt with in-kind pretence of composing lines in a mix of god-knows-what languages.

 

Adeer, meesha midkeena wax kuma hayo Ya'dee, lt us sieze up and fight with what we can manage. Haddi kale good luck with the charade and Quraanka aad gabay nooga dhigayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dear Gaaxnuug,

Don’t protest too much about Aw Muse’s negative critique of your performance. Aw Muse only shared what he thought were the real truths of this squabble. Many agreed with him silently.

 

But the real narrative of this thing in my opinion is an Olivia Charambara fan tried to ambush an aspiring Somali poet. And the abmush fails.

 

The Y is rich in vocabulary. That you would find it hard to compose using it was the objective of my strategy. I am glad it worked flawlessly.

 

Just wait my parting verses. I will bid you farewell. I will be fair.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Belaayooooy!!! war annagaa wax aragnay manta - haye? awaiting the said parting verses. next time ensure you follow the somali customary law and invite honourable somalis to witness these sorts of entertaining challenges. :cool:

 

p.s Gaaxnuug! :( - i am presuming this is old AT&T? Aw Muuse meel bu ugu dhaca odeyga - deena ugu baxay. belayo baal ma leh! iskeed bey u duusha!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Gaax-Nuug:

What convinced Xinn he is a victor and gave some credibility to his claim was the fake analysis of Aw Muuse, he is now gone AWOL. In light of the robust challenge I mounted to this false witness, who is missing since, I think the man has to stop claiming victroy.

 

I 100% agree. It is very sad what is happening here. Xiin's poetic bravado in front of bewildered neophytes is what the Texans traditionally call "all hats and no cattle". We, the true poets, saw through the cracks in his jacbur. There is no question Xiin hearts poetry in general, but he is not a poet, nor can he compete with the likes of Libaax and the cornered Gaaxnuug, whom I know has a great deal of raw poetic finesse.

 

This fake festivity must stop. It is driving me nuts.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Siinleeyda maansada hadaan soodh u soo lissane

Si xillaan u gali Aw Muusihii Saaxirka ahaaye

Kuwa guusha siidhiga u tuman suudigaan dhigiye :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Siinku waa demotion of sort :D

Laakiin mar haddaad adiga iyo Libaax iskugu tagteen, hadde war kama yaallo it will be the letter for my parting gabay.

 

Sayid :D sug ninyahow ha deg degine

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sayidkii Qardhoodoow adduun salalag weeyaan'e

Subax waliba saanbuu wattaa iyo suurad gooniyah'e

Saacaddii inay dhawdahaan muranba saarnayn'e

Wixii aan sugnaa waa malgiyo seedhigiyo buun'e

Wareer baa salfaday reerihii geyiga soomaal'e

Waa wada silloomeen oo kurtood saaxir baa helay'e

Kuwii sol fadhiyey baa markaan suudhigaan wada'e

 

Wax Libaax la saylaamayyaa waa sakkaar xuma'e

Hadduu saadiq yahay anuu ilaa saffoon laay'e

Siyaadaday ma diideen hadduu saamax doon yahay'e

Saldanadayda uma khuuriyeen oo waa safiihnimo'e

Gaaxnuug sidii neef jabuu sifir ku joogaay'e

Waa ka suushay maansadu hadduu soof aqoon jiray'e

Haddii uu saciimyahay waxbuu soo sarfi lahaaye'e

Intuu sacabiyyuu oranlahaa xiin sittaa jira'e

Sida sumulka xoolaha intaa ima safaadeen'e

Iima soo direen nuunihii saalidka ahaaye'e

 

Afartaa intii siinka iyo sadarka maanseedh dheh

Midkii soo jireenkiyyo murtiyyo hadal suldaaneed dheh

Saymaha daruurtiyyo cirkiyyo saraca beereed dheh

Markuu sagalku soo hooro dhibcaha sararagtoodii dheh

 

Afarkalena waa say tihiyyo runtiyyo xarafka siinleye'e

Sayidoow waxbaan soo wadaa oo waa subxaysnahaya'e

Ninka siinka ila garankaraa saaxib waa adiyye'e

Adigaa samiil ii ahaa oo yiqiin saamahan maro e

Waxaan saaka kuu dhigahayyaa sadarro waaweyne'e

Sukni ii ahow oo imaqal adaa subaanaan jiray'e

 

 

.... :D

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Wallee gabankaa Xiin ah wax u baxo ayaa la la'yahay.

 

Nuune, anigu fursad ma hayo maalinkan maanta ah sxb. Waa inoo maalin dambe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this