Sign in to follow this  
xiinfaniin

Gabay aa I haayya

Recommended Posts

NGONGE   

^^ Xiin ba la sitaa. Bal waka wax ha masaxo. :D

 

A&T,

I couldn't see what nuune did to you. I'm not allowed dee. Cut & Paste please. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Even NG wants to help Abtigiis :D

 

Buuxaase iigu daran oo rabta inay shan page dib ii celiso :D

 

Haa Buuxo license baan haystaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xiinow, nin Somali ah oo youtube video ku jira oo affareey Saciid Salax ku tuur tuuraya(in MPLS)baan is iri amuu mid kani Xiin yahay..lol Haddana dib baan u fakaray oo dhahay Xiin saan uma yara :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ma kan Siciid S soo dhaweynayyaa in the Mudug Liberary fundraising event @Minneapolis :D

 

you never know my friend :D

 

War hoy isjir

Share this post


Link to post
Share on other sites

If one is active in literary community, one meets [edit]defeated aspirants for the poetic seat. In Abtigiis’s case, the defeat that is exacted upon him is quite colossal. In Laamley, he quickly ran out of ammo and sought refugee in Qaaf, a letter traditionally reserved for buraanbur composers. When called out on him, he went in seclusion to bring acceptable verses to the assembly. But time has come for the glary to move on to the next exercise, a Ya :D . It’s by design,it must be borne in mind, that as we raise the bar a notch higher, Abtigiis finds hard to compete :D .

 

Here's Ya'leey with its legendary grammatical riddles:

 

ya'da maanso waataan kaharay yawmkii waa hore

waataan yaagleelo udiray yurubta waagiiye'e

yaaqii hiddiyo waataan ku riday yucubtii dheerayde'e

waxa igu yarjacay maansadaan yuxuski gaaxnuuge

yaqiin uusan hayn buu intaa yabaq ku sheegaaye'e

asoo yaabisa buu intaa muran la yeeraaye'e

yaasinka asagoon laqimin buu yonis naawiliye

yathrib baan aqaan buu lahaa shalay yabiintiiye

wax na yaabshey waa markuu laanka yaacsadaye'e

 

yar-yarku ku roonnaa inuu wada yacoocdaaye'e

hadduu yawda naga dayn lahaa maba yureeyeene'e :D

yaqfir baan ilaahay ka rabay yawman iyo layle

yanfac baan lahaa walidkiyyo *****ta waaweyne

 

yasid maaha oon maanan rabin inaan yulqeeyaaye'e

yoolkaygu waa inaan dhigaa garasho yeelweyne

yambo weeye laankuye haddaa ya'da loo rogaye'e

ha yimaado gaaxnuug hadduu gabay yagloolaayo

 

 

 

Waa shul, kani waa igusoo degey. haddaad Gaaxnuug weydaan, ha la yaabinna balaa ilaah tusay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ :D LOOL@kani waa igu soo dagey,

 

 

maad ka deysid, Gaaxnuug oo lalaya ayaa isna oran doona quruumaa ila shaqeeya :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this