Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Nuune: do you see urself in this list?

 

27) MId calool kuusan

28) Mid fanax weyn

29) Mid lugo xiito xiito sida dhorada leh

30) MId heysto ilkha dheer oo jaale ah

31) MId waalan oo ananaasiga ka so furuaday

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

shabbellaa kakakakak maa dhahaa mise kekekekee darandoori waaye waxaaga qassab minal muruqaati yaa fardooleey waaxid, siktax aan ku dhahay.

 

 

wiilo huuno waan fahmey dee xoogaa kistoo afuufoow aa igu dhacey lol sorry :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

ar nuune sadex wax lee soo qortay, aa markaas lagu jiiday ilaayo jidka sodonka + 1.. ar nuune maxaa balaayo ku heesataa...

 

waraa 2. maxaa tiri.. waan bislaaday ee icun, nin yaho bilaa caleek fasir.. jilci more..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ajaaaaaaaaaaja.....

 

Ar waaan oo kale Ha ii bilaabina nooh...

 

Waan idin tuugaa!!!!!!!!!!!!!!

 

Nuune list tigegii masoo ceshaa?????...

 

Abkee single mother diloo aa ladhahay, Bajaq maas u daahaaaaaaaaa!!!!!!!!!!!Shekadaan waxaa la dhahaa.."IGA WAAL"........

 

MA qar xiyaa sheekadaan mise waa u sugaa nuune????????

 

 

Wareer badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

RAGU WAXUU U KALA BAXAA SIDATAN:

 

1)mid xayawaan ah.

2)mid xaasid ah (nuune oo kale)

3)mid murugo & caro ku qabowday.

4)mid xoola mooyee aanan garan wax kale.

5)mid xoolahii la xamaashay.

5)mid aan xishoon (nuune)

6)mid aan damiir laheyn.

7)mid aan hibeysan.

8)mid aan xusuusba laheyn.

9) mid aan xamaalan(nuune)

10)mid aan tiisiiba gareyn (nuune)

11) Mid foolxun

12) MId qeelo badan

13) Mid fulay ah

14) Mid ceeyal la dhagmo

15) mid waalan.

16)mid aan garaney sida dumarka loola dhaqmo.

17)mid qodqode ah (asks too many ques's abt

things that are in the house, e.g.

midiyaha, qaadooyinka, bakeeriyaash, etc)

18)mid maseerow ah.(dharkiisa ka didaaya)

19)mid wasaqloow ah.

20) mid aannaba garaney meel loo socda

21) Mid dhib badan

22) MId been badan

23) MId shaqo la'aan ka badatay

24) MId macno daro leh

25) MId maskax yar

26) MId caqli la'heyn

27) MId calool kuusan

28) Mid fanax weyn

29) Mid lugo xiito xiito sida dhorada leh

30) MId heysto ilkha dheer oo jaale ah

31) MId waalan oo ananaasiga ka so furuaday

 

That is the list ppl.....Complete... :D:D

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waan Filayay in ay tani dhalineyso isku Tuur tuur. Balse waxay ku socotaa ninkasta oo soo gala amaba ku sifooba arinmahaan oo dhan.

 

nuune might have this character (17)mid qodqode ah (asks too many ques's abt things that are in the house, e.g.midiyaha, qaadooyinka, bakeeriyaash, etc)

 

Qac qaac might have(29) Mid lugo xiito xiito leh.

 

Garab Tuujiye might be (27) MId calool kuusan.

 

The rest u guys figured it out........ :D

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Hay u know Qac qaac sxb, at the end of the day it is all about the "LOVE" ;);)

 

 

U know, xaq ma'ahan Hablahana waa in lasoo Qoraa Charactistics kooda. So, someone should do the honors and write it down some of our Charactistics. But yaalataraarixin hee......... :D

 

Oh, by the way, Qac qaac u trying to be politically correct huh......another words, waa ii reer magaaleynee sow mahan.....hmmmmm get u. :D

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Wlc back Jalaqsan huuno..........

 

Iyaaaaa Xalwaad u kulushaday maad ii sheegtid huuno, anigaa boosto kuu soo dhigaayo address-ka lee soo sheeg......... :D:D

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

waraada meesha waxaad kadhigteen malmalaado camal; wiilaal iyo gabdho isku rifaayo mooyane..wax aad mesha kuheysaan ma jirto...dareerasi aan idin iri saxibaayal..I will unleash my sijui-nized foorjo bacdaal EID...noobaneeya bilaajo caraab aa so socoto noh :D .

 

 

Wiilo xaas tiri adi :D

 

" qajac qajac khadijo warsame..qandicil waa odey " :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Jalaqsan Xalwo Saabuuni huh....Alla sida aad u taqaan..........waa dhuu--dhuuqi jirtay huh......

Addresska soo sheeg nooh.....jeegana boostada soo dhig huuno :D

 

 

raula xagee ku aragtay Bilaajo.....Islii aa dacaska kaagaa dhamaadee sidii u dhexmareysay.

Afkaa ka maqashay Bilaajo waa iska sheeganee miyaa adiga...Jalaqsan aa hadda xaafaddeeda ku heysataa miyaa.......Wallee haddii aad ogaan laheyd sida ay "Dhoocilaha" ugu jiidi jirtay bacaadkii Bilaajo kabahaa ka ordi laheyd huuno adigoo dhahaaya "Mimi Sijui, Hakuna matata" :D:D

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this