Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

loooooool @ Tuujiye....faqiir haku afuufo maxaa laga wadaa...weligey tanoo kale

 

waraa nuune - erayga hunqaaq sidoo u fool xun yahay xataa wuxuu tilmaamaa mataga siduu u egyahay. plz matag lee iska isticmaal

Nunee, wallaca aad sheegeysit waa maxay? meesha cali xanfar maa gabdhihi gorgorada hoosteeda uuga galay iyakoo ogeyn

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

haa jalaqsan, waa loo xaroodey ayukoo ogeyn aa dalaq la yiri, haa saa sheegtey waaye xoor aa wada rimiyey

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

kan maxuu igu darsaday markuu i inkaarayo :confused: Waraa maxaad igu darsatay :confused: maxaa waaye inkaartan :confused: Alla anagaa balo aragnay kan waxaan u maleynayaa inkaartii "Buusa-Weyne" buu qabaa...idhaaf dhimmo kuma dhihi karee :D

 

nEcbiYaaaaaaaaaaaaaaaaa:......

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Jalaqsan..Nuune caadi waaye hala yaabin..Arin naga waashay aan aragnay aniga iyo saxiibkee..Meelaha aan kala joogno waxaan ku aragnay, saqiir uurleh iyo saqiirsuujis buufka u dhuujisan....Bajaq kaste dhibka waxaa heysto Shimaali axmed shimaale sheegay.."boyfriend aa la yeelana, bugbug aa dhacee aboo uur aan leeyahay ee dhahee"...yaabka yaabkiis...

 

2004 iyo jabkiisa ma yareen......

Nuune afuufoow hadaas fatashan hulkaas dheh..HEEEE!!!

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

waraada nuune afuufoowgaan lagu sheegaayo had iyo jeer maa laga tumo asiga.

 

 

jEcliYaaaaaaaaaaa:..........

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lol@wiilo and jalaqsan, waa iska ogaa markii horeba inaad labadiina ruuxaamo booramo fuquburaale iyo wadaado tuntaan waliba abbaay sittina qaraacdaan, ilaah ha idiin sahalo mid aad madaxa mara kaga dadaan qaac ku shiddaan qux qux qux kaga yeersiisaan,

 

baxarkaas kama bixi karo aniga tuujiye ama qac qaac mid aa alaabtaas ku dheereeyo siiba qac qaac since uu habraha hanjafyada ka gooyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^^^Hadda waan garanay wixii ku haayay marka hadda iyo shaqo waa inaan raadinnaa islaantii kaa tumilaheyd "Faqaburaalaha" "Boornaha" iyo waliba "Misgiska" waxaan maqley weyjoogaan carigaan marka they are just a phone call away dear. Marka waan waceynaa waana lagaa tumaa......

 

 

JecLiyaaaaaaaaaa:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^^^Haye waxaa maxay arinkan dhalinyaro......

 

Waadba waalateene..............

 

 

nEcbiyaaaaaaaaaa:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

War heedhaha ma ila aragteen Jacaylbaro's new V waxaaba moodaa in ilkahii "KAMIRIREEN" war aniga waanba yaabee yaabee ninku ma ilkahiisa buu sidii CAgafCaf dhulka ku FAlaa :confused: :D :eek:

 

 

Go figure:....................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this