Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Kii ugu darnaa waxa uu ahaa kii inta uu carabta tegey ku dhex habaabay magaaladii uu joogay oo meel uu ka yimid iyo meel kele kala garan waayay ,.,.... ka dib buu wuxuu damcay inuu niman dariiqa maraayay uu waydiiyo meesha uu degenaa ,, laakiin nasiib xumadiisa Xerow buu ahaa oo luqadaa xerowda keliya ayuunbuu yaqaanay ,,,, niman kii buu joojiyay waxaanuu ku yiri :

 

"Aslaaamu calaykum,,,, Innii dalaltu cani dariiq ,,, faman yadulunii calaa siraadil mustaqiim walahuu ajrun kariim"

 

Nimankii waxa ay u qaateen inuu ninkani wacdinayo oo uu quraan akhrinayo oo inta ay iska dhaqaaqeen bay yiraahdeen:

 

"sadaqallaahu cadiim"

 

:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this