Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Tuujiye   

Haye yaa wax isku haayo. For those of you that don't write somali sorry.

 

Yaa foorjo yaqaano?

Yaa wax isku haayo?

Yaa ii bixi karo?

 

LooooooooL......

 

Guys and girls both...

And please if you are sensitive, na dhaaf.

 

SOOOOOOOOOOOOOOOOO

GAAAAAAAAANTAAAAAA

nacalaa kuyuusihiina iyo kooyo feerihiina kutaaleeeeeee..........AAaaaaaaaaa....

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^^^ Waryaa hooy! Is jir hee!

 

In sidii injir labada suul-dheex lagugu dilo aad istaahishaa nooh! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

waraa naclad aaba gamoosaaye see camal, dadka waaba ka nixisay maxaa foorja la soo gamaaba horta wajji bushkuleetigaa tahay cunee

 

 

waji waji maa rabtaa inaan soo tuurano waraa zalbatooyo waaaxid, waxaas hana soo xasuusin abuu maraqaa tahay cunee bahalyahoow afka bololka leh oo la moodo ceesan heekaleey ah oo odey jijiroole shukaansaneeso, waraa hana danbaajin ramadaan aa soo dhawee kashawiito waaxid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Garab Tuujiye:

Haye yaa wax isku haayo. For those of you that don't write somali sorry.

 

Yaa foorjo yaqaano?

Yaa wax isku haayo?

Yaa ii bixi karo?

 

LooooooooL......

 

Guys and girls both...

And please if you are sensitive, na dhaaf.

 

SOOOOOOOOOOOOOOOOO

GAAAAAAAAANTAAAAAA

nacalaa kuyuusihiina iyo kooyo feerihiina kutaaleeeeeee..........AAaaaaaaaaa....

 

wareer badanaa!!!

Waraa Sakaraad yahoo tabcaaan ku dhalay dhaga latag boooqa :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

dhiiger!!lol..Maka xaaji banaadir maa ka keentay taas mise ani?...lol..Wadci iga dheh..Geed yahoo ilkihiisa aad u qabtid "fargeeto" qashin ku barisay..

 

Nuune kaalay geed yahoo wijigiisa aad u qabtid "jini" jalaato dhuuqaayo, maa danbiga naga daasid! geedyahoo qaabkiisa aad u khabtid anyax gaajeesan..yaa..nagadaa danbiga marax yahoo afkiisa aad u qabtid jalmad qaxwo laga shubaayo..see waaye yaaqee.!!!

 

Jamaal adeer ii baashaal..lol..

hada nuune aa dagaal igu haayo nooh..boojaalo aa ii noqonee..lol..

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

i aint laughing! waxaas ma foorjaa, fajo haku galeee. geedyahoy guudka waynleh, nagala tag laameernimada oo hanagu fiiqin fartaada iyo ciridkaaga faruuran

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ar day bootadeeda jiiska ah oo wealchairka saaran!! ar bax aa lagu dhahay geed yahoo socodkeeda aad u qabtid "geberimaanyo" jiis ah..

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

garabka tuujiska dabaqalloocaa tahay cun waraa adaa danbiga bilaabay bahalyahoow dalbaha leh la moodo quraanjo tusbax dheer wadato oo alamiinteeneeso kaaga daranka cali fallaax abuu raqiis gashan, waraa naga tag bajaqdaa hala qattaaree banyiitaraheeda abuu xabxabka ah, waraa ani shiiq aan ahay iga shiix shufatooriga hakkaa shuuqee,

 

shinni aan kuugu duceeyay inay shakhfirtaa shandalkeed shumac ku shiddo shitadeed ii shafkeed shumiso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Shiikh sheydaan waaxid.

Nin kii shinida shumac u shidaaye

OO u shukaansi u donanaaye ayaa maant

shiikh isku sheegay..

 

Qandho kula jareesay. Jarees badanaa ma bareesaa gadaal kaga taadan.

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shaqa la'aan, Shaqa la,aan badanaa, waraa hadaa wax aa qabatid wayse aniga aa booyaas u baahan kaalay ii shaqee nooh...foorjo aan ku fiicanahay ku lahaa, waraa habii'an aa tahay wiji kaaki yahoow, wax yahoow wiji giisa aad u qabtid dacas duqoobay.....waana la'ii sheegay in xaaaarka kugu dhagijiray markasto, oo intii saboosto la waayey bisbaas lagu gilin jiray, qandho jadeeco u ekeede....aa sii wax nacaladee naysaa, nacalaa qashaabiirta ku taalee..

 

ha iga xanaajinin aan ku iri, waad ogtahay ani saboosto ama bisbaas ma haayo, jeesto aan ku gilinaa :mad:

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Iyaaaaaaaaaaaaaaah Nuuuuuuuuuuune yaa soo tuugsano yaaqee eelihii shoobaro miyaaaaaaa!!

 

Shoobka armaxaa gooryaan soo jiiday..aaaaa...

Subeeste iyo ambashaliini see kuugu tagaayeen aa ladhahay, labo meel aa hada sigaarka ka cabtaa ..mutant miyaa..aaaaaaaa...

waraa booyees aa raadinoosaa aaa, kaalay adiga goormaa ka barmoostay booyeesnimo. ninkii shaley dhahaaye "cajiin aan soo shiidaa" matihidoo? geedyahoo wijigiisa aad u qabtid kab safari oo fooda hore ka dhamaatay..Qandha "AASHUUN" u e kaatay...

 

Naga tag boo yeesyahoo faraha ku suugada leh....

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

tuujiye takaxadaada usheeg teetanaa qabtaa bax tukaanka aw cali deen kasoo qaado tarmuus ka sameesan xalwo hilaal aa lagu siinaa sanbabka halagaa dhawee dhurwaayahoow xiiqdheerta qabo.

 

shoobaro usi muxuu rabyaana shafkiis la moodo shumeey shuunkeed ii shitadeed ku shaciirey shufeerkii jaceelka shankalalax noqdey shandaniya gabarteed suu u dhuuqaayay baralaati uu ka dhigay laankeed.

 

qacbaro usina qooq aa haayo qaaxuub aa la moodaa qabiid qunyar socod waaye qooleey qanjirkeed siduu u cunaayay uu noqdey qowsaar qalafweyne ah qaaaxo duleed ii qanjaruufo naago aa kasoo shiiraayo faruurtiis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ wajigaaga la moodo dameer daacuun qaboo darbi saar dheelaayo, lugahaaga la moodo kaneeco shuban ku dhacday iyo mindhicir duluqoow, luga baasto fiino xiito xiito xaar mallaay zalbatooyo minashiibiya aalkolo teetana atiino gadaal ka rog xuduntaada loo maleenaayo jaziirada fiji ee ku taalo shakhfirtaada hoosteeda ii kala gadoonka anyiitarahaaga agtiisa kasoo horjeedka bakhaarka bulaalayaasha.

 

 

waraa ina bakhti lagde aka tuujiye adaa ka masuula wixi ka yimaada bacawyahoow uurta kuusan ganfuurka gaaban cidiyaha juuj wama juuj leh oo sidii jilac hunqaacaayo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ar daya geedkaan aad u qabtid "jab bariis" oo tuugsanaaya..Naga tag "Digir" yahee rajada ah yaa wijigiisa aad u qabtid "salbuko" faruuran. yaa

 

Tani tee aheed isku bixisay KOOL KAT.yaa. yarta nadhaaf aa lagu dhahay "baasto yahee" laafyooneysa, meel aa cariirsatid raadso "doorshaan" yahee fanaxda leh..Wijigeeda aad u qabtid "dabqaad" gees ka jabay.

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this