Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Wiilo   

Gacalka Jalaqsan xagee ka dhacday sis........Maxaa

Ramadaanki maa kula tagay...........

 

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

28plate.jpg

 

 

Ani waan yaabee Jaahilnimada dhibbadanaa...Bal fiiriya dhibka heysta ummaddaan........

 

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Nune bajaq miyaa loooool...

 

Hey that can't be true.. what in the world?..

Shabella xagee ka soo aruurisaa sawiradaan adi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

waraada inaan anba qoslo waan rabaa marka plz ii fasira waxa laga wado bajaq. meeshoo wiilkaas bajaq ka yahay? does my question make sence? naah don't bother with it, coz it doesn't make sence to me either.

 

 

waraada Tuujiye maxaa qolkaan looga waayay? wax maa ku sameyseen?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

marka horre Qac qaac Shabelle ma'ahan qofka sawirada soo post gareysay, balse waa aniga. Marka labaad Jalaqsan walaalo i agree with u Garab Tuujiye waa la waayay, ee maxaa ku dhacay?

 

BAJAQ: sida aan u maqlay, waa eray loogu yeedho

Gabdhada, waana (SLANG)ama af-suuq, hadalka

Suuqa looga hadlo. Sidan ayaan u aqaan

Erayga "Bajaq"

 

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

be under her.. what in the world..

 

Bajaq wixii jil jilicsan aa la dhahaa nooh, ee see Jalaqsan utahay bajaq, hadday tahay bajaq, then she can't be jalaqsan. wax bajaq ah oo jalaqsan waligaa ma aragtay.. wiilo adiga miyaa qof sawirada soo xadda.. tuug la qabtay talo malaha.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

:cool: I'm back.....

 

Bajaq waxaa la dhaha gabdhaha wili shukaansigooda shanta shilin ka adagtahay. Baaba raqiis iga dheh..Shanboqol aa la xumeeyey, shan shilin maa loo daahaa..Aloore ma fahanteen..

 

Sida kale bajaq waxaa la dhahaa gabdhaha dhan. Kuweesto maxaa yeelay, gabar hadii gacanteed taabatid iska bajaq bajaq waaye moolo moolo, laakiin hadii nin gacantiisa taabatid orad a ugaga fuqee maxee yalay faraha in ee muruq ka boodaan ayaa dhib sanee..

 

Ani bajaq waxaan u aqaan tii maryooley aheed dhan, kuwesto maxaa yeelay, kuwa inta ila jooga bajaq nimada intee ka badatay ee meel kaste waxee la taagan yihiin, "say walaahi aboowe" Wiila oo kale..

 

 

iskey bussy aan ahay abaayo..Mar dhaw SOL kuma soo laban dooni..

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this