Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Wiilo   

Seriously Qac Qaac ma aragtay Sawirka Jacaylbaro, what was he thinking when he got that picture :confused: :D

 

 

nEcBiyAaaaaaa:...........................

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

carabtaa waxey ku maah maahdey kol hore sidan ayagoo ka hadlaya dumarka:

 

yatamannacnacna wahunna raaghibaat(wey is buufinaayan ayagoo wax rabo lool)

yabkiina wahunna kaathibaat(wey ku huruufayaan ayagoo busaaradeesan lool)

 

saas miyaa xaalada Qac Qaac, dumar warkood adaa dhameeyay wallee hadaadba tiri they change their mind frequently.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune waxbaa ka yara qaldan xagga turjumidda ,,,

 

Yabkiina wahunna kaadibaat macnaheedu waxa weeye way iska oohiyaan iyagoo been sheegaaya ,,,,,,

 

Waana siday tahay ,,,, markaasaad oranaysaa gabarta waa laga gar daran yahay ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^^ haye macalinka carabiga looooooooool

 

al-macnal baadhinu ayaan ka hadlayaa la al-macna thaa-hiru yaa sheekh jaceylbaro, anta masdarun wa faacilun majhuulun aakhiruhu xarfun majruurun wa calaamatu jarrihi xarfu waawun aw wiilun smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

okey okey, we got the "Quraafaadka" Arabicga so inaga joojiye :mad: :mad:

 

 

Go figure:..................

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

taxta amrak yaa wiilo smile.gif

 

 

ps: I missed so much my time of xeroow aan ahaan jirey, maxaan kutubbo isku raray sidii rati baarqab ah, still am xeroow though

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

heedhe nuune aniga cidina ma amrin, ee waxaa ciil igu dilay Arabiga aad daldaleysaan uun..........

 

 

By the way, anigaba waxaa ahay XER so welcome to the Xernimo..............

 

Go figure:..................

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xertu English ka kuma hadasho laakiin ,,,, ee marka la isu yimaado ayuun bay ku sheekaystaan sheekooyinka xerta ka dhexeeya iyagoo ku base garaynaaya waxoogaa luqad af-carabi ah oo luqatul baraaqiith la yiraa,,,,

 

Mid baa Saudi Arebia tegey markaasuu damcay inuu UKUN ka gato dukaan ku dhowaa ,, wuxuu garan waayay waxa ukunta lagu dhaho af carabi ,, markaasuu yiri:

 

Uriidu shay aladii yakhruju min duburi dajaajah ! ! :D:D:D

 

Inta aad loogu qoslay baa la fahmay oo laga iibiyay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this