Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

nuune   

qofba si u yaqaan erayga bajaq, ani qaamuuskeyga baabul mandar saan uu u qorey:

 

bajaq waa eray loo isticmaalo gabdhaha bissil ee curdunka ah bacaroorta ah kala xiran kor iyo hoos is heesata aan wali kala daadan amaba aan laga dhax dussin wali, ayaamahan xata kuwa laga dhax dussay ama lagu dhex mirqey xataa waxa dhahnaa bajaq to make them modern and up-to-date.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa Nuune kaalay adiga masoontid miyaa waraa..

Xiritaankaan iyo furitaanka aa shegeysid maxaa waaye, albaabka maa kaa haleysan?..

 

Wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune sow ma'ahan hal balbaab xataa ma'aha ee waa albaabyaalo waxa ka halleysan. waraa nuune sakatuurada haddii ay halleysantahay sidii xamar camal saliid cadey ku shub nooh.

 

 

Qac qaac sxb adiga Ramadaanka xataa dad maa isku diree ani waaba iga yaabisee. Waraa Qaac sxb sirtaada waa isoo gaartay, magaca qa qaac sabab aa ula baxday aa ladhahay nooh. Halkaan markii imaaday oo Qaacii aad Qiici jirtay weysay aa xusuus ahaan magacaan Qac qaac ola baxday. Lol

Filinkaada waa Qarxi sxb.

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

waraa nuune sakatuurada haddii ay halleysantahay sidii xamar camal saliid cadey ku shub nooh.

Abooto dhacnay iisha Ilbuuuuuuuuuuuneeeeey......Wiilo maanta waa hadashay...

 

nuune sxb waa lagu daqray, dhiig aa kaa socdo..

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa Garab sxb Qac Qaac camal aa waxaa bilowday isku dirmo sidii Dhoocil shan iyo toban jir ah..bax shuqul yeelo.........Shaarba wyne yahow.

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wiilo sawirkaaga avatorka kuu ah curri miyaa, hadduu yahay maxaa ku falee mise dixiri waaye.

 

 

tuujiska abaa abbaay wiilo iney i dakharto waaba rabaa ani, intaas aa moolto fitamiina laga dhiganaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Yaree ani wax ma isku dirooyo nooh.. run lee sheegaye..Adaa saliid cadee iyo saliid macsaro sheekada soo galisay sidii in aa bun dubeysid oo kale..

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune dear that picture tells u how old I am, ok.

Alla curiga maxuu kaa dhameystay boojaaladaadii, waa ogahay waxa aad wax oga sheegaysid curigayga ciil aad u qabtaa nooh, boojaaladoo kaa cuni jiray, adigoo isku diyaarinaya in ay kuu koraan oo aad ukuntooda ku quraacato, sorry dear that was when u even had a "Dooro" ama "Digaag" iyo "Boojaalo"

 

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Ilaahoow maskaxda falluuq hanaga dhigin.

 

 

wiilo, afkaaga tubaaka lagu qabey seed ku garatay runtaa waye curri iyo dabacaddeeye aa jiijiilaheega dhannaa qabo, ayuka lee isku deynaa aanqiro ay dhuundheerta isku dhagaayaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Tubaako ku sixo maku dhahaa nuune. Xaasid sanidaa huuno magee ku barbaartay (Germany) mise yahuud aa daris la'aheyd..........

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

bajaq waa eray loo isticmaalo gabdhaha bissil ee curdunka ah bacaroorta ah kala xiran kor iyo hoos is heesata aan wali kala daadan amaba aan laga dhax dussin wali, ayaamahan xata kuwa laga dhax dussay ama lagu dhex mirqey xataa waxa dhahnaa bajaq to make them modern and up-to-date.

Nuune seriously caadi matihid.. ar explanationkaaga waan ka helay.. laakiin waxaa ii jilcisaa laga dusay iyo mirqey yaa waaye kuwaas.. ii jilci macalinkaa...

 

Wiilo yaan kugu diray.. who tell me, iisheeg.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wiilo huuno germankaaba la ii qaataa qoladii kalaad soo qortey wadnahaaba iggu xanuuneyba, but at last u changed :D danke schon smile.gif

 

 

Qac qaac sxbkiis tuujiska aa kuu sheegi doono dhex dussida iyo dhex mirqida asagaa takhassus ku ah cilmul urology.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Looooooooooooooool@nuune.

 

so ur saying that u grew up in Germany huh....ma anigaana yaabin, ninka wuxuu xaasidka u yahay, xanuunsana maku dhihikariye huuno xaasidnimada jooji.

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this