Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

^^ iyada waxaa waaye xaasidin idaa xasadan

 

raula axsantu yaaqe. ishaad ka riday...habraha sheekooyiinkooda sidaan u jeclaay aadba ogeen, marka yaan kuu gabanin

 

wiilo looooool qufyehey dadkeegi aadba tahay, sheekadaada sidaan uuga helo lee. raggeed aad tahay

 

waraada komputerka ka kor kaca ee orda dano halo yeeshto.....>go to school/uni/work

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^jalaqsan..loooooool..likewise sis..taadaba mac mac waaye.

 

Wiilo...hoy..adi combuterka maad dhex degentahay ;) ..na hoy..meshaan ha isku moojine...wirriq'da yeeyna kaga dhamaan..ciyaal bilaajo waxid;) -you remind me of a user name..long ago her name was "qaxooti combuter heshe.. :D:D "she might have changed her name...now.

 

wiilo iyo qac..yaqee ciyaar kun kuunta la wado naga dhaafa..mandowyaal..labadiina miyaad rabtaan wax iskukiin karbaasho icon_razz.gif;) mise nakala wadiiya..cajiib badaana ciyaalkaan. wiilo ...remember this song.."islaantu wa amoorra weeye igarkey ya aroosi ha."...(as the beat resumes..tis from one of the ruwayads..old ones).

 

Wiilo..to answer you back: dooro laba le ledahay..laakin hadii labaarbaarato..lagayaaba iney saddex yeelato :D looooooooooooooooooooool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraada walaashay aa iga xanuunsan, marka waxaan filayaa in aan for a while maqnaan doono, so don't miss me ppl...........Lol :D

 

But insha allaah marka aan soo noqdo aan "Foojada" meesheeda ka sii wadi doonaa, anigoo waliba Qosolka idinka dhamayn doono, haddii ilaalhay yiraahdo............Until then, Qeyr ayaan idin rajeynayaa dhammaantiin..........

 

P.S. I'm gonna miss u all wallaahi kuligiin ;)

 

Wabillaahi Towfiiq:

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

looooooooooool@jalaqsan aka fashaq faataxa ah, cawdu minnak oo minnak oo minnak muxuyidiin maanka hakkaa qaadee maxaa tirina,

 

waraada saddexdiina carraweelo waa ka darteen wallaahi, sheekada fashaq iyo fajaq fajaq ay maraysaa hadhowtina dhoto' aa yeeri doonto, shiiixa waraada, laylatul qadri aa la maraayaayee, waa soo laabanaa bacdal tahajjud.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Jalaqsan walaalo thankz, aad ayaad ugu mahadsantahay Faataxadaada.

 

nuune "Saaxid" ayaa tahay, balse dhib mahan, markii horaba waxaad aheyd "Nin" oo xaasidnimada waa shaqadiinna...........Lol :D

 

IstacaJab:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

raula Timir Laf aa ku Jirtaa, Laakiin, Moos Laf maa ku Jirto?????????????? :D:D:D:D

 

 

IstacaJab:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Originally posted by Jalaqsan:

^^ iyada waxaa waaye xaasidin idaa xasadan

 

raula axsantu yaaqe. ishaad ka riday...habraha sheekooyiinkooda sidaan u jeclaay aadba ogeen, marka yaan kuu gabanin

 

wiilo looooool qufyehey dadkeegi aadba tahay, sheekadaada sidaan uuga helo lee. raggeed aad tahay

 

waraada komputerka ka kor kaca ee orda dano halo yeeshto.....>go to school/uni/work

Yarta maxaa adiga, Afurkii maa wali ku jirtaa, Yaaqayoow maxaa, reerka afurka haka damaynin nooh adiga..... :D:D ...Ciyaal Saqiir Suujisooy. ;) waraa adiga maxaa dacaska kaa dhamaaday in taad Bacaadkii xaafaddaan ogaa socotay.......... :D

 

IstacaJab:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Wiilo iyo raula, maka xaaji binaadir shiirkiisa aa idinka soo U rooyo..350 iigaga sheekeeya..lol..filinka dhan halahaas aa ugu qosol badan..350 oo raja ah oo baladka dhan laga soo diiday ........lol...(WACDI)

 

Maxaa waaye magac yadaan foosha xun ne......

 

JAlaqsan....mac naheed..it sounds like, mukalaasha markee sanbab ruugeyso..

 

Wiilo adne (DSC) aa la baxday. Jab had in ee tahay ma ogtahay dhoore yahee...Hadii baroon saarnaan jirtay ha iska shifin nooh..Ciyaal Fiycali aa secratery u aheed aan hawada ka maqlay hada kahorna..

 

Raula adiga tanzania in lagugu celiyo waaye. buuqaada aa batay..

 

Nuune magalada aa joogtid aan maqlay masaajid maku yaalo; xagee ku tukataane?

 

wareer badanaa!!!

 

Wareer badanaa!!

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^looool anba markastoon ka fakito Tuujiye musuwurkaas baa maskaxda iigu musuwurmo.

 

Nuune maxaa iga rabtaa.....guf jiran aan ka naxay waana u duceeayay wax maaba sii sheegee?

 

waraa wiilo the nxt name on my list baad iga xaday

 

Tuujiye.....allaa sida uu ii caayay aaba wax kasto iiga daran "yaanyuur sambab ruugeyso". waraa adi horta kawaanle maad ahaani jirtay.

 

Tuujiye....aah waad fiirsatay haye Wadci..ruwaayadaas waan ka helay walaahi, you know wadci 2 aa sooo socoto. Last week for the first time I've seen Qabyo 2....man it was hilarious. any1 seen it yet?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Salaan...

 

ciyaalkunikuni.jpg

Aw Tuujiye (in the middle, waji danbaska uulka eh) oo wali darbi-saar ku jiro ficiisana Lafoole ee lafaha iskaga jibiyeen intee waxbarasho dhameeyeen.

 

Waraa Istuujiye, darbigaas waakaa ashahaaday ee amaan sii.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Originally posted by Jalaqsan:

^^looool anba markastoon ka fakito Tuujiye musuwurkaas baa maskaxda iigu musuwurmo.

 

Nuune maxaa iga rabtaa.....guf jiran aan ka naxay waana u duceeayay wax maaba sii sheegee?

 

waraa wiilo the nxt name on my list baad iga xaday

 

Tuujiye.....allaa sida uu ii caayay aaba wax kasto iiga daran "yaanyuur sambab ruugeyso". waraa adi horta kawaanle maad ahaani jirtay.

 

Tuujiye....aah waad fiirsatay haye Wadci..ruwaayadaas waan ka helay walaahi, you know wadci 2 aa sooo socoto. Last week for the first time I've seen Qabyo 2....man it was hilarious. any1 seen it yet?

Waraa fiiriya Qac qaac iyo computerka waxa kala heysta. hahahahhahahaha :D

 

1046200925-funny.gif

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Originally posted by Jalaqsan:

^^looool anba markastoon ka fakito Tuujiye musuwurkaas baa maskaxda iigu musuwurmo.

 

Nuune maxaa iga rabtaa.....guf jiran aan ka naxay waana u duceeayay wax maaba sii sheegee?

 

waraa wiilo the nxt name on my list baad iga xaday

 

Tuujiye.....allaa sida uu ii caayay aaba wax kasto iiga daran "yaanyuur sambab ruugeyso". waraa adi horta kawaanle maad ahaani jirtay.

 

Tuujiye....aah waad fiirsatay haye Wadci..ruwaayadaas waan ka helay walaahi, you know wadci 2 aa sooo socoto. Last week for the first time I've seen Qabyo 2....man it was hilarious. any1 seen it yet?

Waraa fiiriya Jalaqsan or i like to call her Qulubsan iyo computerka waxa kala heysta. hahahahhahahaha :D

 

1046200925-funny.gif

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this