Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Tuujiye   

waraa qac'qaac, reer baadiye waaxid Huuno ma kaseysid...

 

Huuno: waa magac kale loo yaqaan "koombada yaanyo shiid shiida" wili marka yaanyada laga dhameeyo...

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

waraa adiga waxaan u maleynayaa inuu madax faluuq kuugu dhacay, maxaa waaye tafsiirkaan qalqalooca sxb, kanna wax ma fahmo yaaqee. Huuno ma kasaayo yaaqee xagee joogi jirtay (Ruushkaa) ani waaba iga yaabisee.

 

Madax-Faluuq adiga waxaan u maleynayaa Koombada Yaanyo Shiid-Shiid kaa leeleefi jirtay markii yareyd, alla yaaku fiirsha Carabkaaga waa sarsaran yahay dhaawicii Koombada yaanya shiidshiidka kaa soo gaaray daraadiis, ma anigaana yaabin ninka illeen carabkaa ka "Daloolaa" Tartiibba Dhareerka yaa kaa soo daadanninee.........Lol :D:D

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ and of course you would know that.........jidkaad yaanyo ku gadi jirtay soo ma'aha :D

 

waad kuwada mahad santihiin noo yaasha badan aad iigu fasirteen erayga bajaq......inkastoonba waxba ka faa'ideysanin

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

waad kuwada mahad santihiin noo yaasha badan aad iigu fasirteen erayga bajaq......inkastoonba waxba ka faa'ideysanin

Ouch! odayaashaan sharafta leh, tafsiirkooda dhan, oo ay wakhti badan gasheen dhan, wax maka faa iidaysanweysay... Ouch!! bajaq si fiican ay jilciyeen, micnaheeda way yaqaanaan raggaan, siiba Nuune..

 

leef leef yaano shiid shiid qasac looooooool.. dad waalan..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Qac qaac qofta naga qabo yaaqee, wixii aan intaa soo tafsiireyna ku dhahday ma fahmin...Maxaa adiga caqli lexsaac aa igu noqotee....sidee wax laguugu sheegaa yarta adiga....mise daruus ahaan aa wax laguugu qoraa......I wonder though, Mugdi mise Aftiin. :rolleyes: .mugdi ay iigula egtahay aniga. :rolleyes: Yarta mar labaad waa lagaa jilcinaa macnaha Bajaq....waraada yarta daruus udhiga.......mugdi ama aftiin kii ayada jeceshahay.. :D si fiicanna oga jilciya mar dambe yey weydiin macnaha laga wado Bajaq.... :D:D

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

wiilo ar igaarta iska dhaaf,

 

jaalqsan huuno wali maadan fahmin miyaa erayga bajaq, waa fahantay laakin bilaa faaiida ay kugu noqotey maxad ka faaiidee erayga bajaq adaaba bajaq ahee.

 

ever heard of this thing is bajaq bajaq :D that goes for ladies as well, but with different view or angle of dhuumasho, ciid wanaagsan.

 

I think tuujiye and qac qaac may remember my explanation of women, anyway if ye missed here they are:

 

naagaha waa saddex qeebood:

1-boojaal aan ahayee i bad baadi(bajaq)

2-waan bislaadayee i cun(bajaq)

3-waan bakhtiyay ee i jiid(balaq)

 

haddii aadan fahmin ii foori anaa soo afuufaayo wixii dheeraad ah

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa nuune dooradadii aad reeraha ka soo xadi jiratay magacyadooda aad noogu yeedheysaa miyaa. waraa afkaada suubso, oo ka xishoo dumarka.

 

RAGU WAXUU U KALA BAXAA SIDATAN:

 

1)mid xayawaan ah.

2)mid xaasid ah (nuune oo kale)

3)mid murugo & caro ku qabowday.

4)mid xoola mooyee aanan garan wax kale.

5)mid xoolahii la xamaashay.

5)mid aan xishoon (nuune)

6)mid aan damiir laheyn.

7)mid aan hibeysan.

8)mid aan xusuusba laheyn.

9) mid aan xamaalan(nuune)

10)mid aan tiisiiba gareyn (nuune)

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Thanks dear.

 

 

Add these too

 

15) mid waalan.

16)mid aan garaney sida dumarka loola dhaqmo.

17)mid qodqode ah (asks too many ques's abt

things that are in the house, e.g.

midiyaha, qaadooyinka, bakeeriyaash, etc)

18)mid maseerow ah.(dharkiisa ka didaaya)

19)mid wasaqloow ah.

20) mid aannaba garaney meel loo socda)

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Wiilo huuno by the way, I respect you so much yaah, dumarkeenana aad baan u jeclahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Hahahaha :D:D

 

21) Mid dhib badan

22) MId been badan

23) MId shaqo la'aan ka badatay

24) MId macno daro leh

25) MId maskax yar

26) MId caqli la'heyn

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

shabella by the way aniga 21 illaa 26 maba ihi, ee waxaan ahey 31 saas ogoow in case aadan ogeyn :D

 

haye 31 wax maa u raadinee mise waa bukkaan ayagana,heey yes bukkaan jiif waaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

nuune huuno I respact u too dear. It is all jokes dear.

 

There is this saying that I created that goes like this.

 

"I'm Back After you".

Meaning waan kaa dambeeyaa.

but don't steal that.

by the way it is broken English.

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this