Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Wiilo   

Originally posted by Garab Tuujiye:

Filinkii Cilmi iyo caado aaba naga kor alifatenee...

 

wareer badanaa!!

Garab Maxaa xusuus aanba ku galiyee maxaad rabtaa waa u baahantahay inaad xusuusato Ruwaayadii or Filinkii Cilmi iyo Caado. Dhagaha ka nuurso sxb. :D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

kaalay xasuustaas caqli aan ku xasuusto ma aqaan, maxaa yeelay saqiir aan ahaa filinkaas markuu soo baxay...Adiga oo kale maa ii mooday oo facaa "danbas" noqdeen...

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Garab u might be right, balse waxaan kuu sheegaa qof kasta oo isyareeyo wax baa u qarsan. Haa Aniga waayeel aan ahay, waana runtaa facey wax ka nool majiraan, Laakiin, adiga iska waran walaalkiis, Maxaa ladhahay Laakiin aa ku jirtaa.??

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ani facee wili baliil iyo gariir ee ciyaaraan..aabitena wee ku dheel dheelaan..dhalin yaro cireysatay abidkaa ma maqashay misa hadaa kuugu horeyso..lol

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

waraa adi qarxiska jooji nooh..

Sacadaan aa rabtaa in aa igu dirtid abkee suxul baruur oo meeshan quban qashin qubkii shalanbood oo kale...

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

posted by tuujiye

dhalin yaro cireysatay

actually waa "Caruur cireysatay" but what eva rocks your boat mister. :D:D:D:D:D

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

shuqulkii Caaliya aaba keentee..rock your boat kulahaa..waraa soo kuuma sheegin aniga ma fahmo luqad gaaleedkaan baas.."rock your boat" dhagax kagala daal doontaada maa laga wadaa..and plus islaantaas CAaliya la dhaho wee baqtisay ee iska daa nooh geed yahoo qaabkiisa aad u qabto "aashuun" jiis ah oo afka leerinaayo...

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Haya, waala dhanyahy, waala dhanyahay, Odayaasha, wiilasha cireystay, iyo islaamaha xusul baruurada..........yahaa, ani lee meesha "Waayeel" ka ah.........Xaq miyaa sidaan dadoow........Lol

 

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

xaq iyo nus....

 

Abooto kutubeee aa isku lood thiin nooh..

 

Shoobarona booyees uu kuu ahaa aan maqlay,

ileen rafaadka ka muuqda waxuu ka keenay siduu bina aadan kala daadanaayo isku gee geenaye..been tee miyaa qac qaac...

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^ waa runtiis garab tujiye, aniga iyo isaga isku reer aan u shaqeen jirney....aniga waxaan ahaa booyees..isgana wuxuu ahaa waardiye....lakiin maxuu wax waardiyeyaa asagaa reerka xadi jiray...tuuug tuugiisa jirin....waardiye maanshee

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Garab war aakugu dhamaaday Wariiri ha ku qaniinee maku dhahaa............Lol :D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa naga seexda waa na dhafriseen habeen kastee.

 

Garab waan u maleynayay in uu Tuug yahay asiga horta.............Lol :D:D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this