Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

^^^ of course he is insulting you.....hilfaha u qaad :D

 

Qacda hayeey iska jir wiilo, quftaan mataqaanit, anaa la soo koray wiilasha xaafada waraf ee ku bursan jirtay. cagahaaga wax ka day ina adeer :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Iskey_baro dhibley, adigana dhagax shiish aa kala daali jirtay wiilasha markay baliisha kaa xoogaan.

Alle maxaa qof daqartay, reerka diyo say u bixinaayeen waa daaleen adiga daraadaa, waraf ku dhahdey, waraf lagaasiin maku dhahaa ..Lol :D:D

 

Waraa aad aa iiga qosolsiisay, waraf goormaa iigu dambeysay........Looooool :D:D:D Jalaqsan ku dhahday, more like Qulubsan... :D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^ alla sida aad ii taqaanit aan ka yaabay. bacaadkii kululaay aan ku bursan jiray wiilasha....waxaan xasuusta wiilkoo madoowaay oo gaabnaay oona kuusnaay inaan bursan jiray, hada markaan u fiirsado Qac Qaac hadaladiisa isagoo isoo xasuusinaa.....talow ma isagiyaa? :confused:

 

waraa Qacda how do you look like man?

 

wiilo....qulubsan wax la dhaho qaamuuska af-Soomaaliga maku juro, marka qufyehey eraygaas waa jeebkaada. Qaamuus cusub maa rabtaa inaad qortit....ar gabadhaanaa, annakoo indhaheena shanta yihiin bee wexey rabtaa iney qub moos noo dhigdo, abaydiis hana talaan tixinin :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

jalaqsan kulahaa, abaydiis jalaqsani waa laga ilbaxay ayaamahaan waxaa la rabaa murqo goo gosan.. sidii dictionary camal..

 

kaalay labadiinaba wiilasha aa dili jirteen miyaa, ar iga tak.. hadda ka hor wiil aa muufada kaa dafay markaas aa waraf kadaba geesay since then hoppy ee ba kuu noqotay in wiilasha hilfaha aad u qaadit haye...

 

wiilo adna mayeerisitid.. ar iga taga hani ha iwaalina.. gabdho wax shiidaya xagee lageen, jalaqsan ciid waligaa masiisay wiil.. wiilo adiga waxaa u egtahay gabar wiil u eg..

 

jalaqsan kaas aad booc boocsan jirtay ani ma ihi.. ani haddaa hal tilaabo iga soo daba qaadit, hal cadlaha aan kaa labaxaa runtii.. imataqaanid.. dadka jidka kale ee iga maraan. lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

loooool@jalaqsan<-loves the new name ;) erreyada qarkood aad isticmaleysiid..waxaad mooda inaad habraha la sheekeysan jirte jalaqsaney :D ...kulaha talow..loooooooool..gormaa igu dambeyse.

 

Wiilo:-moos laf maku jirtaa?

;)icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa Jalaqsan (what a name) cara siintii Soomaaliyaa u badatay haye, meelahaan waa leeys xiraa ogow. Waraa Qulubsan waa jiraa nooh, anaa sameeyay, waxaad ka fiirisaan www.Qaamuus.wiilo.com.

 

Waraa Qulubsan adi waxaa u hadal egtahay too Qamarjiyad aheyd oo xaafaddeenna deganeyd, walaahi

waan kacabsoon jiray, ;) Qulubsan adigoo dabagaab qaba aad wiilasha saqiir suujin jirtay, waa kaa cabsaday waraa..... :D

 

Qulubsan ma'aragtag sawirkey, anigoo u eg islaan dhulka ka soo baxday, koo shoobaro la dhaho aa iga soo xaday sawirkaas, haddii aad aragto adigaaba iga baqidoono, oh, Pict ID, geyga (hint: u can see frm head to feet) in aadan ka nixin sawirka waan kuu sii sheegaa... :D

 

Qac qaac waraa adigana waxaa kuu qaraar.....mise Qaxwo Qaraar aa Qandha camal kuu Heysaa ..Lol :D waa lagu siihaa "Qaxwo"

 

raula: Dooro afar lugood ma Qabtaa? :rolleyes: :D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites

Diiqa yeeraaya ma Dooraaa?

Libaaxa wuxuu meaaw meaaaw u dhahaa?

Dabacadeeye dabadiisa madowdahay ma jiraa?

haduu maskiinka Kaabo laadaro yahay, Munaafaqa xaws naqahaa?

:D:D

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Yaa Yaqaanna "TUUG" caga weyn, xaafaddeena a yuu Mar walba Xadi jiray..........Lol :D:D

 

Go figure

 

 

road.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Damn it i cann't find the damn picture, but aim gonna get it soon..........

 

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this