Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

raula   

Wiilo..looooooooooooooooool..walaahi my next door offices(mostly faculty) thought inuu mingis iguso dhacee :D;) ..loooool..coz I laughed histerically after reading your last post..maharaage kulaha..walaahi I can picture G-tuujiye oo garbo katabaaan camal maharage (maharagwe) ruugayo :Dicon_razz.gif ..gowso waaweynaa :eek: subxanallah. You SMOKED him gal ;) continue..Iam enjoying the kaftaanka-mucho ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

raula my dear ur back....wow :D i hope ur having a happy Ramadan.

 

BACK TO THE TOPIC:

 

Gal I laughed so hard after reading ur post :D

garbo takabaan ah aa, naga tag ma ku dhaa.. :D

He's probably somewhere mad :mad: at me, wishing and thinking what to do to me :mad:

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Wiilo

He's probably somewhere mad

...carro buu meel kula kuusanyahay :D duufkii ya suu fiiiiiif kuhaye..yaa sankii micheal Jackson camal so go'ay(came off) :Dredface.gif (models how reer baadiyaha..diifka iskaga fiifin jirreen..with 2 fingers on the nostrils ;) ..and fiiiiiiiiiiif..there goes the duuf splattered all over :eek: icon_razz.gif )...caaku tuujiye yaanan dhihin :D bal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

raula dhimo maku dhahaa, ishaaba ka riday, alla sidaad utaqaanid, wow...........Lol :D

Well, raula get ready after Afur, he's gonna kill us....... :mad: :mad:

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites

posted by raula

walaahi my next door offices(mostly faculty) thought inuu mingis iguso dhacee ..loooool.

maya maya facultiga aniga ay iisoo warameen, they thought in uu "isnadaamis" kugu dhacay NOT mingis. :D:D

 

wiilo, garabka wuxuu ku soo dhahay, aniga ma xanaaq sani mana xanaaqo, hadiin xanaaqona sidii "qaamo qashir" camal aan dhuunta kaaga soo baxaa....

 

Hana isku key waalina aniga, berke hadiin aniga(shoobaro)meeshaan soo galo, ayuuto ayuuto lee ma ehee wax kaleeto ma maqleysiin...in other words am "dangerous"....i use istakiin before i even eat, i return my movies with-out rewinding them, and i even call myself sometimes to see if i can answer my own call.............aam baaaad

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^^ooooohhh, you are bad alright :D;) chakiie chaan (jackie chan)maad qaraabo tihiin mise cigaal shidaad ;) . Lol@I use istakiin b4 I eat :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Shoobaro walaalkiis, maxaane, waxaad u hadloosaa in sanbabka soor kulu kaaga dhagti.......Lol :D

 

 

Waraa waa ii faanee miyaa, ani ma'itaqaanaa, magacayga waxaa la yiraahdaa "Wiilo" ma fariisto waa rooraa. Ukun ku Qabeesatooy, Shaabo ku Quraacatooy ditooreysa wiilo aa ley yiraahdaa. waryaa hooy, meel fariirso, aniga iyo adiga isku jin manihin. ;) Faceey wariiri aa ka loon. :D

war haddii isku heysid sooday, haddii kaleeto bax.Lol

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites

in other words am "dangerous"....i use istakiin before i even eat, i return my movies with-out rewinding them, and i even call myself sometimes to see if i can answer my own call.............aam baaaad

LOOOOOOOOOOL@Shoobaro. THat was so funny :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Originally posted by raula:

^^^ooooohhh, you are bad alright
:D;)
chakiie chaan (jackie chan)maad qaraabo tihiin mise cigaal shidaad
;)
. Lol@I use istakiin b4 I eat
:D

raula more likely in ay Cigaal Shiidaad qaraabo yihiin, waa u jeedaa... cabsi daraadeed in timihii xataa waa ka cararreen......Nagatag timahaaga dhulka ka aruuriyee.....Bidaar Weyn.....Lol :D

Fiiri raula is laughing at u......Hahahahahahahah

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

"Dalaq kulahaa asagoo "wadaadka tarawiixda siyasad u dagaayo........

 

Waraa kaalay Tuujis in la idinka uumiyo waaye runtii..Gabdhihiina "shimbiroo" aaba idinku dhacee..

 

Wiilo foorjadoo caata ah oo ka hartay abaartii daba dheer intaa soo tuurtay aa atariisho bilaa atoore la'aan ah camal kilyaha "juuniga" la'eg qabsatay..Aloo yaa sanifoo "qanjaruufo" kuugu gambar qaato.Gabdara badnaa geedaan aad u qabtid in ee ka haratay "islaamihii kacaanka" (aaba siyaad nooloow)..ar yaa ku digriyey...lol...

 

Raula kaalay waad ogtahay in aa tahay saqiir teeda aan ka adkeene, maxaa u gabdareysanee ina baqti lagde oo wili ku magac dheer "qaar maroodi".. Waxaan u maleynaa waxaad rabtaa qamarji gacma duub kuu qabta oo jab mukaati ah kugu dhar dharbaaxo..edab yeelo aa lagu dhahay geed yahee aad u qabtid "istakiin jiis ah oo tuugsanayo"....

 

Warada I'm very busy so I will get back to you guys. in the mean time, ii baashaala...

 

wareer badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Originally posted by Garab Tuujiye:

"Dalaq kulahaa asagoo "wadaadka tarawiixda siyasad u dagaayo........

 

Waraa kaalay Tuujis in la idinka uumiyo waaye runtii..Gabdhihiina "shimbiroo" aaba idinku dhacee..

 

Wiilo foorjadoo caata ah oo ka hartay abaartii daba dheer intaa soo tuurtay aa atariisho bilaa atoore la'aan ah camal kilyaha "juuniga" la'eg qabsatay..Aloo yaa sanifoo "qanjaruufo" kuugu gambar qaato.Gabdara badnaa geedaan aad u qabtid in ee ka haratay "islaamihii kacaanka" (aaba siyaad nooloow)..ar yaa ku digriyey...lol...

 

Raula kaalay waad ogtahay in aa tahay saqiir teeda aan ka adkeene, maxaa u gabdareysanee ina baqti lagde oo wili ku magac dheer "qaar maroodi".. Waxaan u maleynaa waxaad rabtaa qamarji gacma duub kuu qabta oo jab mukaati ah kugu dhar dharbaaxo..edab yeelo aa lagu dhahay geed yahee aad u qabtid "istakiin jiis ah oo tuugsanayo"....

 

Warada I'm very busy so I will get back to you guys. in the mean time, ii baashaala...

 

wareer badanaa!!!!

Garab Tuujiye sxb ma nooleyd, foojadeyda aa caato ku sheegee. foojadaada aad u qabto in god aaqiraad laga soo gamooyo, naga tag garba duub halaguugu qabtee adigoo u eg ilmahii "Meerijaanka" la safi jiran, mushaaridana safka ugalijirey, "Isbartiibada" aad taagnaa jirtay subax kasta adigoo Qalowle u eg. Bax shaqeyso sxb waa inoo after Afurka.........

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

bas waaye u 3 are the finalists...

loooool so funny sii wada.. afka idin wada qalal yay ma dhahaa. mise waan ka daayaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

U know my dear inaan xumaan kuu quurin, ur the best bro...........Enjoy ur Ramadaan walaalkiis.

 

Wabillaahi Towfiiq:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this