Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

Tuujiye   

Dalaq kulahaa asagoo dufan mushaari leh!..

 

Maama juxaa aad page 1..aqri waxa aan ku qoray marka aan furaaye thread kaan..Opra aa u hiilinaa, naagtaas da'deeda culeeska ee tahay murqaha aan ku dhisan lahaa..lol.."naag" in ladhaho hadii necebtahay, waqooyiga iyo jabuuti ha isku tagan waa ku tuugaa "naag" oo sadex garaado leh aa la isku tuuraa meeshaas...lol..Yaab badanaa!!!!

 

MMA...waraa wlc back nooh..meeshaan foorjo wax haayo adiga iyo nuune aa jiraan, shoobaro uur uu leeyahay ma hadli karyo maskiinka...Shuluqa aa sheegeysidna qac'qaac uu ahaa...Ciyaal hodan uu ahaa kan ugu buuran uu ahaa. waxa loogu yeeri jiray makasee "FUUCOO"..........lol....Ar maxaan lacagta schoolka ka qaatay..lol..cafi waraa nooh...

 

Wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

shoobaro uur uu leeyahay ma hadli karyo maskiinka

LOOOOOOOOOOL waraa haddii uur loo leeyahay asagana uur muu leeyahayna, alloow umuurta sahal wallee adigaa tahluukaa tahay wallaahi, kuushii ma u xirtey caasha carrab la' waraa, I thought u forgot, so I was reminding u in case :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

i will only say this garab, madax adeeg iyo indho adeeg isku darsatay. u might be able to throw the wool on everyone's eyez, bt not mine mate!

just be a man, and apologise for erayadada qaldan. aniga waxba opra u hiline ha i dhihine. oprah meesha maba jogin ada kentay. blimey

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Juxa nuune saxiixa uu heysto fiiri nooh..naag uu istaraasho camal u isticmaloyaa...

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

waraa tuujiska abbaay juxa aa ku riftey ani aa igu soo leexinee miyaa.

 

waraa ani signaturkeeyga waa murti xikmad heybad sharaf iyo waxyaala kaloo la kala garan waayay waaye, dhuux micnaha dhuuxa dhuudhi hakkaa galee iyo dharaboow dhuuni ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa micno maashee waxaan? Hadii aa isku daydid in aa aqrisid carabka aa ku murgacanayo runtii...yaa warkaas ka dhaadhicinee!! Xigmo beel waxa kili aa ka fahmeysid waxaa waaye hala yariiska.."naag"..

 

Wiilo iska qosol adi ilko laf waaxid..ilkaheeda aad u qabtid dameer shukaansi doontay..!!!

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

waraa tuujiska wiilo dhaaf yaah, qosolka maxa oogu diidee adiga hadduu kugu dhagay qosolka, shiiidh warada ramadaan aa lagu jiraa odey jijiroole meeshuu taraawiix ka tukanaayo anaga indhaha aan taageenaa, yaa tahluuka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

BAxsoo tuko nooh..anaga wili galab ee noo tahay.lol. sanbuus cunoowga goormaa ka keceesaa???

 

Wiilo nuune iska celi yaaqee......

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa Garab sxb intaa ilkaheyga waxka sheegtay aa idheheesaa nuune iska celi miyaa.....waraa sxb nuune waxba ima dhihin ok.........ninka Ramadanka gudahiisa wax "Tuujinta" ku jiro waa adiga ok sxb

wareerka joohi........"Goowsaha" hakaa Jajabaanee.

 

nuune u sheeg ninkaan raaxeyso ku dheh..Sanbuuska ha kuugu dago saxb...Biyo qabowna ha isku cabin haddii kale ilkaha "Duqoobay" aa kaa jajabaayaan.........Lol :D:D:D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

waraada NUUNE ;) haltoo oo IRISH-ah aa qoor sagaaro kudhegte miyaa ;):D

 

Wiilo..odey biiqe oo G-UNIT :eek: iska dhigaayo waqtigaaga hakulumiin saxibeey. [ Wiilo I will let you into a secret -waxaa iso gaaren in odey TUUJIYE uu sidii CANTALAAgii mandera uu kala dhaadheer yahay...waligaa ma aragtee markuu soconaayo..qulub qulub..cagta xaaji iyaah ;) .maskax kurtun-na wuu leeyahay :eek: ..] so honey he aint worth your talk-save the DRAMA for Qac-baro [iin kasto asagana dhaamiin ;) )

 

waraada hadaba I have switched off my somali-english interpretation receptors..soo if you foorjeya me..me no understand englis ;)

 

kwaherini-RAMADAN MUBARAK!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^^ardaya "baastadaa" "cagaarshowga qabta"...

Raula adiga waxaa ladhahay waxaa u socotaa sidii tareen camal..maskiimiinta u sheegnooh in aa "subag" cajarada soo marsatid..Sibiq Sibiq adiga dhan..

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

ar qac baro maxaa laga rabaa, Raula maxaas jira, minaankaaga bariis maa laga cuni karaa...

 

Nuune signaturekaaga, indho xanuun iyo carabka uu murqo naga gashay.. Tuujiye adi gabdhihii dhan way kaa ashahaateen, Juxa, Raula, Wiilo, dhib badanidaa bisinkee.

 

Raula looool tilmaamta Tuujiye waad la heshay... isha iyaa ka tuurtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

>>>>>>>>>>>>>>Qac qaac sxb, aniga waan iskaga filanahay Garab.......Dadka uu Xaaranta ku heysto waa raula iyo asxaabteenta...........>>>>>>>>>>

 

:D:D:D:D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

wiilo warkaas mala hubaa, waxaa umaleenayay in aad xertiisa aad ka mid tahay...adigana.. ma Raula ugu ween xertiisa..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this