Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

raula   

^^^wardhigley ah :confused: balaayo ka dhacde..maryooley le errayadaaso kale isticmaali karaan :rolleyes: ..wardhigley kulaha...bisinka..na anaka(dee reer kenyati hadaan nahay) dhiig macabno icon_razz.gif;) ...waraanna masaaidii baan uuga so tagne :D

 

maalinti aan maqle magalaada la yirahdoo DHUSAMAREEB..I swear anoo rafanaayo baa dhulka laiga jiidee...qosol daraadeed ;):D Who on earth would come up with such peculiar names other than somalis :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

^^my imaginations was that daadka intey magalaadas tagaan yeey kuso dhuusi markaa ooga so tagi dhuusodooda :eek: :eek: the city must be "AROMATIC" after quite some fellas do their thing eh :D;) Otherwise how would name come up :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

^^ Maya magaca odayaal carab la,aa ka khaldeen dadka, magaaladu waxaa la odhan jiray DOORO( not DOORO as in DOORO of Reer waqooyi dialect)MAREEB for their skinning of little chickens smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa Jalaqsan tan (raula) xagee ku aragtay Wardhiigley iyo Bilaajo. Tan waa Suju iska dhal ah. Niarobi ma kasee meesha aa cimrigey joogtay ka dibna "West" as an (Western-World) aa loo darbaaxay ayadoo Kenyaati ah.

 

 

IstcajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wiilo, hadeey raula Kenyaati sheegatahy, anigana waxaan ahay Germal....yeey idin sidin gebertaan anaa deris eheen xamar, "reer buulo xuubeey" aan isla eheen...xaafada waxaa looga yaqaaney "garuumeey" madax weeeeeeyn ee laheed, ilko dhana ma qabin 10jir ay ilko ugu soo baxeen...madax adeeg daraadiis...allaaah yaa dhib badneedaaa... :D

 

Raula, xaa dhacay saaxiibeey, xaa u inkiree xundhurtaada meesha ey taalo, labadaan geber in ay ku soo dhaweestaan lee rabeen, adinaga waaba ka sii rooroosaa, la rooro xataa ma xumee laakiin kenyaati lee ha'u roorin wadaayeey...lamo daan geberna walaaltinimo lee kaa rabaan ee ogoow, wax dhacoow iyo bililiqo xamar eey uga soo tageen yaa kheey, gabdho fiican waaye yaa kheey saxiib ka dhigo, raula waxna ha cabsanin ok " mee huu naa" :D:D

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

sa wr wb,

 

yes it is me, u not day-dreaming,,,,,i saw the list, laughed out loud.

 

lakin waxbaa sika ahaaaaaaaa :D

so i got the album out,,,,,,,,took double look at the Irish brewer(nuune). then i look the wise-wadaad (qacqaac), then i rolled and rolled, and came to stop still in jactadki(garab), nuuuuuuuuuuuuh.

 

if i may set the record straight, each of them qualify, qodob ka mid ah qodobada kor ku xusan,

 

i await permission ;)

 

ciid wanaaaaaaaaaaaaagsaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

GABDHIINA CIJIYAHA TAAG TAAGAN,

WAAD ERAB DARAN TIHIIN oo

WAAD ANShAQ XUNTIHIIN.

 

Aloo yaa kalafooto kaca oo shafka idinkaga fadhiista.

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

tuujiska abbaa ciil ay kugu dileen miyaa, haddaad shafka kaga fadhiisan laheed mar hore waxaas dhan ma dhici laheen cunug lee soo boodi lahaa dhoto'

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa ChechMate ma u maleynayo qof iga taqaan raula is ay hankaan joogaan balse, dear waxaan kuu sheegaa inaan si wanaagsan u garanayo raula..

 

Bilaajoda ay sheeg sheegeyso waxay ka maqashay Riwaayadaha Xamariga ah, marka magaca ay ka heshay, ee wax ay ka taqaanno ma jirto. Waxaa kuu soo hartay Buulo Xuubey taana iskaba daa warkeeda maxaa yeelay waa sidoo kale waxba kama taqaan.

 

 

Islii waaye meesha Dacaskeeda ku duugan yahay, waligeydba waxa ay joogi jirtay Islii. Haddii aad weydiso wey kuu sheegee meesha ay ka timid Asalkeedii.

 

Tuujiye, what is ur problem broth? :confused: maxaa xaafaddaada maan wax ka sheegnay sxb. Sidee camaleeto oo cidiyaheenna wax oga sheegee. Haddii aan rabno sida qof loogu xag xagto waan naqaan.

 

Kalafooto aniga igama badisid ee tartiibso, intaan soo ordo oo soo qaato labo Teystaambo oo ku daro labo kaalafooto aan waliba kuugu darayaa Hal Jagmuutaay andigoo Calool Kuusan ee maad joogtid. :D:D

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa ChechMate ma u maleynayo qof iga taqaan raula is ay hankaan joogaan balse, dear waxaan kuu sheegaa inaan si wanaagsan u garanayo raula..

 

Bilaajoda ay sheeg sheegeyso waxay ka maqashay Riwaayadaha Xamariga ah, marka magaca ay ka heshay, ee wax ay ka taqaanno ma jirto. Waxaa kuu soo hartay Buulo Xuubey taana iskaba daa warkeeda maxaa yeelay waa sidoo kale waxba kama taqaan.

 

 

Islii waaye meesha Dacaskeeda ku duugan yahay, waligeydba waxa ay joogi jirtay Islii. Haddii aad weydiso wey kuu sheegee meesha ay ka timid Asalkeedii.

 

Tuujiye, what is ur problem broth? maxaa xaafaddaada maan wax ka sheegnay sxb. Sidee camaleeto oo cidiyaheenna wax oga sheegee. Haddii aan rabno sida qof loogu xag xagto waan naqaan.

 

Kalafooto aniga igama badisid ee tartiibso, intaan soo ordo oo soo qaato labo Teystaambo oo ku daro labo kaalafooto aan waliba kuugu darayaa Hal Jagmuutaay andigoo Calool Kuusan ee maad joogtid.

 

IstacajAb:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ala!!habar fadhiso aa layiri, lagdin la fududaa..

Bal kaalay wax qaad..intaad gambar soo qadatay oo cheesburger la kor fadhiisatay baad booteynesaa...wale!!ima taqaanid..Gacmo socod iyo dar bisaar baan kugu sameyni...

 

 

waraa nuune war adiga xasad sanidaa ma shaanshidii shangaani baad lasoo kortay..war muslimka la iskuma kor fiirsadee kala celi...

 

gabartaan wiilo la dhaho sida gabdhaha kale gor gorado iyo daruuc maba taqaan waxee yihiin, cijiyona ma qabto ileen waaba iska wiilee...anigiina saan u booteynayey oo kala footo iyo darbisaar u sameynaayey, xubnihii baa iga coloowey...nasoo dhex gal yaaqee, yaa muslimuun...

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this