Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

dee maxaan ka aqaan ,,,, nin baa leh caadi ma tihid markaa sow inuu inoo sheego maaha waxa iga si ah ???

 

Ma sheegayo oo waakaas wuu baxsaday hadda :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

War heedhe u sheeg my gal waxa ay ku waydiinayso oo hadalka haku celcelin :D

 

 

Go fgiure:..................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

lol...

 

waraa ina jaceel taba bare, anaa kuushegayo waxa lagu weydiiyey nooh...

 

waxaa lagu weydiiye, meeqo mar aa bajaq ku dhahday waxaa tahay baylood..ee iyadana ku dhahday wili iyo isticmaaleysa luqadan foosha xun oo lagu magacaabo ingariis..waatee tiri "say walaahi"...So meeqo mar rigooradaas gamatay oo wili ku gamatay goal oo bilaa boortiyeeri eh..

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

tuujiye dab ha dhidin duqa, haddaad shidana dami second ka dib, labadan ayagaa dulqaad muujinaayo ee iska dhaaf daanka ha isku qaraacaanee

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tuujiye ,,, what r u tryin' 2 say dude ??

 

aniga kumaba fahmin ,,,,, afsoomaaligii waad ilowday beryahaan ,,,,, just make some more practices ka dib ku celi waxa aad akhriyayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

iyaah jaceel baro raali noqo sxb aniga kaftan ee iga aheed..

 

nuune lol..wayahay sxb...

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waan garanayaa iney kaftan kaa aheed laakiin wax alla wax aad leedahay waan fahmi waayay :D:D

 

maymay inaa ku hadlaysidaan u maleeyay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

horta bal aan wax idiin sheego....maalmahaan waxaan tagaayay nuune websitekiisa anoo rajeynayaa inaan midkiin mesha kala kulmo...laakiin nuune lee la kulmaa....meeshaan SOL wiil furfuran uu ku yahay oo kaftan badan laakiin walaahi waa wiil marax eh (sorry nuune)..meesha hada waanba iska nacay never ever again tagimaayo....plz isku daya inaad soo gashiin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hayaaaaaaaay sir baa fashilantay :D oo kaalay show Simply dan aan la'aynba Nuune bay qolka kula xirnayd :D:D ,,,,, ceeeb baa ka dhacday :D (jokin')

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this