checkmate

Nomad
  • Content Count

    1,306
  • Joined

  • Last visited

About checkmate

  • Rank
    Waxgarad

Recent Profile Visitors

The recent visitors block is disabled and is not being shown to other users.

  1. May Allah make it easier on you, hung in there. I wish all of you Ramadan wanaagsan, may Allah accept your fasting, dua's and prayers. Please don't forget to include Somalia in your prayers, may Allah bring peace to our hearts, to our land and to our people.
  2. @FF, Ma odayaashii baa hadana meel kaa mari la'a. Ngonge, I never took you for muruqyo weyne type. LoooL I have to confess yaa Castro, I have an image that you look like (Uncle Phil from fresh prince of Belair) after reading that you were 6’5 all around. I have been itching to post my picture, laakiin, islaanta meel lago maro baan laheli dooninin dee.
  3. ^Waxaan ku dhahlahaa geberta kaa koreeyso hada ma dhehkari, adigaa aa i korbooday. laakiim maa caleesh waaye iida lee ka go'an tahay. Reer xamar iyo reer xamar la'aan ba, luqadkasto waa in eey xushmo leedahay. aduunkaan dagaal lahguma reeyo Basarees aa lagu raayaa, hadaan unuka nahay reer xamar basarees aa baaskeena eh. gafuur taagoow iyo gacmo indhaha ka gilgiliyoow baas keena ma eh.
  4. Heh,I know what ya saying Norph, if ya must go to Australia make sure you plan an extended trip, a year or more cuz the flying kills ya. Look at the Legend there, he has travelled now for the first time since 1992 after qatba. dadka wuxuu ugu sheekeeyaa in uu hada baasaboorka qaatay, waa beentiis.LOL
  5. Tears sink your eyes when you watch this video. Ps: Ilaahey Janadii haka waraabsho intii ku dhimatay fighting for the cause of defending their country. And the innocents that got bombarded yesterday by U.S.
  6. MMA, LooL waad qiirootay yaah saaxiibkiis, meeshaas maa turub ku cayaari jirtay, ani xitaa gadaasheed aan tarakh ku cayaari jiray.Loll
  7. Mabruuk, mabruuk caleyk bishiita. Ilaahaey guurkiina guur kheyrqabo ha idinkaga dhigo, wiil iyo gabar qurquruxbadan alaha idinsiinyo yaaahe.. Hambalyo walaashiis adiga iyo odeygaagaba.
  8. I even woke the little one, I have never laughed so hard.
  9. ^^^In kastoo su'aalooyinkan aysan qumaneyn, waxay ahaayeen kuwa qofkii su'aansha qabay ku aqoon korarsaday. Marka ma oran karno "Bal waxa ay sheekha waydinayaan daya" maxaayeelay hadeysan sheeka waydiinin yey kaloo weydiin layaayeen. In kastoo aan aad u jeclaan layaa in aysan magacyadooda oo sadaxan aysan meesha ku soo qorin. waa in qofka bini aadamka ah wax isku laharaa. gushmo gaar ah waa in qofku isla lahaadaa. Wallee waa wax la'la yaabo naagtaas su'aasheeda. taloow ma nin suudaani ah baa qaba? caja'ib. waa loo yaabaa ninkaas.
  10. ^^LooooooL..Alaah waad iga qoslisey ilaahey hakaa qosliyo. Waan kuu raayaa walaalkiis, adiga nafta ka waran iyo xaga woqooyiga?
  11. What’s the prestige in degree obtained through long distance/correspondence colleges/university? Is there anyone that lives in Toronto or its surroundings who is an interior designer? Thanks you nomads, all your responses will be greatly appreciated.
  12. Mabruuk Mabruuk caleek saaxiibkee mobb deep, ilaahey ha idinka dhigo kuwii isku waara. guri qaboow alaha kaaga dhigo walaalkiis.
  13. ^Allah Yarxamah wallaalkiis. ILaahey janada haka waraabsho. Iga raali noqo baashoow
  14. Luquf micnaheedu waxa u noqonayaa Habeen gabal dhac, mar ay cadceedu idhaha kaa qabato, mar ay sheeko kula tagto Luwokle Micnaheedu waa Kirli ama weel loo isticmaalo in lagu weyseeysto ama lagu istijoowdo Looshaan micnaheedu waa Ergo, tabalcaaro, siisid, Xiinoow Gacaliye, Improvement aad la'arag oo la maqal ma sameeyey mise ma sameenin.