Kornaylka

Nomads
  • Content Count

    89
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kornaylka

  1. Xaaji Xunjuf;728374 wrote: "Ra'iisul wasaarayaashii hore oo ay ka mid ahaayeen Nuur Cadde oo badbaadiyay suuqa Bakaaraha, Cali Maxamed Geeddi iyo Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke oo laga qaday xilalka looma bannaanbixin, waxaan garan waayay sababta Farmaajo loogu bannaanaxayo, isagoo aan ka waxqabad badnayn ra'iisul wasaarayaashaas," ayuu Jen. Indhacadde is-weydiiyay. This guy is got to be joking. Firstly its not wise to put Nur cade, farmaajo, cumar cabdi rashid and geedi of all people in the same category. I don't know much abt ina sharmarke but, Nur cade came across as a decent person, Geedi was as shameless and as corrupt as ****. Farmaajo on the hand seems to be well liked by the koonfurians, if I may use a popular term on Somaliaoline, and if mr indhacade was an honest observer he would not even dare pose such an empty question as ,"waxaan garan waayay sababta Farmaajo loogu bannaanaxayo, isagoo aan ka waxqabad badnayn ra'iisul wasaarayaashaas," ayuu Jen. Indhacadde is-weydiiyay?! Well, may be geedi and cumar sharmarke did well, but obviously not enough to have been registered by the people, which is why they are protesting for the only person they knew in ages who made a noticeable change. Micnaheedu waxay tahay in tuugtii hore ee meesha lacagta keliya u joogtey in la rabo meesha in la keeno, oo dadkii hore ugu shaqeysan jirey for the last 20 years lagu soo celiyo, Somalidana wixii silcayaa ay iska silcaan illeen waa Somali oo caqli malehee. Reliable xogogaal people tell me that in indhacade wasiirka difaaca laga dhigi doono, dhowr tuug oo uu farmaajo hore u eryeyna ay rabaan jagooyinkii ay hore u haysan jireen. Soomalida koonfur ilaahay ha u gargaaro.
  2. War Cayb/Buuhoodle iyo galbeedka S/landba waa isku wada mide iska dhaaf gabadhu ha kaa seexatee. Yaa islama ilaahay yaqaana, ma hadal uun baanu wadnaa
  3. Som@li;725290 wrote: I see like many secessionists, you are trying to de-legitimatize and trivialize the SSC movement, and ignore the elephant in the room,but who are you to tell them Mogadishu is bad choice for them? if that is what they want, which I believe is not the only thing they want. Anyway, Shimbirayohow Heesa halkii kasii wada, Waa arki doona meesha ay idin geeyso! Hayaay hayaay, adna sanaag baad ka timi. Bal hadda fiiri meesha waxa ssc isugu timi, lol. Anigu cayn baan ka imi, gabadha Asliya sool, adiga iyo saalax na sanaag. Miyaynaan wada ssc aheyn markaas? Shaydaanka inaga naara oo intaan iska heshiino aan nabad iyo jacayl ku wada noolaano.
  4. Walaahay saalax iyo abubakar ma aqaan laakiin aniga kolley meeshan la igama yaqaano. Waana kugu raacsanay inaadan wakhtigaaga qaaliga ah iskaga luminin rer S/land iyo murankooda, dadkan iyagoo hadlayaa la dhalay oo intay ku xiijiyaan bay hadhoowtona iska dhaqaaqayaan. Waloowba adiga laftaadu aadan muranka yaraysan illeen adba iska S/lander baa tahee, lol.
  5. Saalax;725285 wrote: SS regions are part of Somaliland a individual from Sanaag like myself considers Hargeysa his National capital. Maxa Xamar which is in a bad mess & more than 714 km away from my ancestral lands iga yaala? Saalax adna ma ssc baat tahay? Aniga naftirkaygu ssc baan ka imi, Aaliyana sidoo kale markaa meesha aan iska fahmi la'anahay toloow waa xaggee? Annagaa canbuulo ku cashaynay!
  6. Lol, ..Aaliyah siyaasad ka sokoow aniga half of my family is from laascaanood, and no way no how will they be separate from Burco, and go with aliens all the way from xamar. I simply won't let it happen.
  7. "bt it is good that u finally understood that there is no problem with the fact that I want my capital city to be mogadishu..it was always that simple! Nothing too complicated!" But Aaliyah, Muqdisho is a total mess. Hargeisa is nicer and closer, and they speak Somali with the same accent as you, lol.
  8. Somalidu ciyaalka jacayl uma dhalaane inay mustaqbalka bariis ku cunaan bay u dhalaan, lol. Mid keliyaa la'iska guursadaa, shan ama lix ciyaalana waa la dhalaa; afar gabdhood oo Somali ah dhibkooda yaa ka bixi kara ilaah baa na lehe.
  9. Somalina Anigu meeshan sadexdii biloodba mar baan hal post ku soo qoraaye adiga maxaa qoraalkayga ku baray? Mise kornayladaa badan toloow?
  10. Abokor Omar;720329 wrote: The problem with some people is they want to force you accept their warlords as national figures and your heros as traitors. The ONLF; if your nobel son was a freedom fighter, why are you occupied today? Do you not agree you not being free today equals that he failed. Yes, and he failed miserably at that, although whatever his initial intention was only Allah knows. Personally I don't think this guy was tribal minded, or for that matter preffered a certain Somali clan over another in the early years. Thats one fact worth noting. Another fact worth noting is that he was a great poet and probably charismatic, traits essential for a leader of men in those days. However those characteristics alone just don't cut it, If you want to be a great leader and loved by all of your people, you have to be a master in the art of diplomacy, and be consistent all the way through. But his flaws far outweighed his virtues, and in the end he will be remebered as a narcissistic who was up himslef with a split personality, and at times thought he was the mahdi, lol. And contrary to aabe afweyne's re-written history regarding the mad mullah, the fact that he was a shameless gangster who robbed not only camel from anyone he didn't like but also any hot chick he could his hand on, even those of his soldiers is well documented both by his enemies and allies.
  11. Maad naga kala daysaan waxani jacayl kabadane, lool? Sawir keliya haddaad saas noogu jeclaanaysaan walaalayaal maalin walba waanu isla kiin sawiri. If the authenticity of this picture can be proofed,-- I ofcourse have reservations about its truthiness, lol--, this case is no different to Somaliland receiving international aid under Somalia's umbrella. What makes the difference here, is that there is a picture of a Somaliland minister sitting with two other Somalis; now as much an insult that is to the average S/lander, the reality here is that we all know we are not foolish enough to shy away from a meeting like this if the end result will be useful to us indeed. Inta ka horreysa laakiin iska raaxayster odaygaa sawirkiisa, loool.
  12. Laga yaabaa sheekadaasi intay run u dhacdo, oo macallinka yemen loo tarxiilo, in weliba A Yusuf villaduu ku jiro qol laga dejiyo, ka dibna illeen waxkale isku soo kordhin maayaane ay villa Somalia ka sheekeystaan. Hadhooto Salaada marka la gaadhona A. yusuf yidhaahdo war bal ina tuji shariif adaa beri akhwaanul muslimiin ahaan jiree, loool, aduunyadu waa ruwaayad socota.
  13. Why? Just cause I suggested you get banned for the distasteful comments you and your back up singers are making? I don't find what your saying funny at all sxb.
  14. You can't call people dogs just because they disagree with you! This is outrageous, I thought people got banned for ****** comments like that, doesn't this sections have any mods?
  15. Looooool, wallahi reer sool waa comedians, maxay yidhaahdeen inkuna dabaal degana anaguna wax baanu nadiifinaynaa! Anigu labadaasi waa compatible baan odhan lahaa, 18 may waa maalin muhiima, waddanka badhkiis haddii maalintaas la nadiifiyo badhka kalena inta laga dabaaldego, ka dibna wixii daasad madhan ee sharaab laga cabey, the next day la xaaqo oo 19 may loo dibdhigo u malayn maayo in wax dhibaato ah ay leedahay.
  16. My guess is some forumer from the Somali region of Ethiopia pissed this foolish young lady off, and consequently she thought it convenient to to call a big portion of Somalia's population Ethiopians. Waa gabadh fahankeedu aad u hooseeyo, oo weliba taas ay usii dheertay baan anigu u malaynayaa dhego la'aan lol.
  17. Garsooraha ninkan xukumay isagaaba waalan hadduu nin waalan labo sano xabsi u diray. Ninkan waxay ahayd ama in dhakhtar loo geeyo ama mawlac yar loo dhiso oo uu weligiiba halakaa nebi ka sheegto oo xadiith somaliga isagu isu akhriyo.
  18. Somalidu iyagoo xaqiiqda og bay iska riyoodaan ilaahay amarkiis. Maka taqaana kuwo isku filan oon un u baahnayn, kulahaa shirka tegi mayno. Walaalayaal nimankani way ku khasbanyihiin inay shirka tagaan sax iyo qaladba, waayo hadday tegiwaayaan korontadada iyo biyahaa villa Somalia laga gooynayaa, wixii lacag lasiin jiryna waa laga jarayaa, mid kale uu tuugana markaasaa la odhan adaa madaxweyna ah jaalle..lool. Waa as simple as that, siyaasadda soomalia wax sidaa looga sii fekeroba ma aha dee.
  19. Lol, its always, the topics about Somaliland that are most exciting. I wonder why?! Somalida inteeda kale maxaa cusbada iyo karaamada ka qaaday tolow.
  20. Cimrigaagoo dheeraaday geel dhalaayana waa ku tusaa bay yidhaahdaan reer xamarku. Shalayna xariifkani koofiyad cad, khamiis, iyo gar wyn intuu lasoo shirtago ayuu gaalada iyo waxa soo dhoweeya ha lala jihaado dhihi jirey maantana isagii baa askari yar oo African American ug ah, looooooooool. Su'aashaydu marka waa hadda ninkani wuu saxsanyahay oo waa sane person, laakiin tolow berigaa maxaa ka si ahaa? Mise berigaa khamiiskuu ku qaraaban jirey?
  21. Al-Miskiin;699816 wrote: Saali qaali ah iga gudoon Kornaylka, khayr fara badan baan kuu rajayn adiga iyo ehelkaadaba. Anna sidoo kale sxb Al-Miskiin;699816 wrote: Waa maxay argagixiso marka hore? Qof muslim ah anigu ma aaminsani in magacaas loogu waco, gaalka kaliya uun. Mida kale ma arag culimadda ka soo horjeeda ee soomaaliyeed kuwooda waa wayn sida Sh. Cumar faaruuq, Sharif Cabdi nuur, Sh. Umal etc. etc- etc. oo kalmado noocaas ah isticmaalaya. Sxb, horta waa inaad ogaataa in gaal iyo Islaam uusan midna termka "argagixiso" si gaar ah u lahayn, labada groupna ay leeyihiin ama kasoo farcami karaan dad xun xun oo maangaab ah, bini adamkana u geysta dhib meel kasta oo ay joogaan. Taariikhda aduunkana haddaad dib u fiirisid waad heli labadaba. Ta labaad maaha inaad sugtid waxa ay culimadu kaaga horrayso oo keli ah, iyagana sax iyo khalad aad daba socotid, ee waa inaad intaad caqligaaga isticmaashid oo madax banaanaatid wixii khalad kuula muuqdana aad ka soo hor jeesatid wixii kula saxsanaadana taageertid, illeen culimadu iyaba waa bini adam oo khalad way sameyn karaane. Al-Miskiin;699816 wrote: USA iyo xulufadeeda baa ka dambeeyey inay magacaas ugu wacaan, anaguna in aynu ku dayano ma haboona. USA haday dano khaas(amnigooda) ah dartood u necebyihiin Al-shabaab waa shaqo ayaga u taal. Laakiin inay anaga nagu waalaan "argagixiso weeye", dan inooma aha, waayo haday argagixiso jirto maanta ayadaa number one ka ah. Ayadaana istaahisha in maantoo dhan laga hadlo. Laakiin u fiirso forumka iyo generally fadhi ku dirir kasta Al-shabaab that and this uun baa laga hadlayaa, mujrimka wax kasta ka wayna(The US) oo aduunka meel kasta halaysay kalmad lagama dhaho. That means USA waxay noo caydo baynu caynaa, waxay noo faanisona waynu ka dambaynaa, anagoo conscious, iyo unconscious ahba. Waxaad kala saartaa sxb USA iyo xulufadoodu danaha ay leeyihiin iyo dhibaatada Al shabab ay umadda ku hayaan, waayo waa laba wax oo kala gaar ah. Mid waa runtaa oo USA cid kasta oo interestkeeda ka hor timaada argagixiso ayay ugu waacdaa taasna waxaa keentay siyaasadooda ah inay adduunka qasab iyo xoog ku xukumaan. Ma aha kelmedda "argagixiso" kelmad ay USA keligeed gaar u leedahay, ee waa kelmad luuqadaha addunka oo dhan ku jirta oo quruun kasta ay leedahay, ee waa sida loo isticmaalo, ama sabata loo adeegsado that makes the difference. In other words it all depends on its method of usage, and for whom its used. Intaa hadaan ka gudbo waan kugu raacsanahay inay USA argagixisada ugu weyn tahay aduunka, laakiin for the moment waxaa Somaalida koonfur dhib ku haya alshabaab marka wax equationka loosoo geliyo USA iyadoo arrimaha Somalia laga hadlayaaba waa khalad. Al-Miskiin;699816 wrote: All I'm sayi'n is u dont need to support Al-Shabaad muhiimad ma laha taasi, cuz Al-shabaab oo dhan shalay bay soo baxeen. The important thing is, inaynu ka fiirsano kalmadaha and the phrases we use meeshay ka yimaadeen, and in Generally maxay dan inoogu jirtaa, and last but not least yaa danteena ka shaqeeya, yaanan ka shaqayn. Kelmadaha ama phraseska aan isticmaalnaa kama duwanaan karaan ku umadaha kale ee addunka ku nool ay isticmaalaan, waayo we all share the same universal syntax or gramatical structures, it all comes down to linguistics, laakiin as i stated above, waa inaan ka fiirsanaa cidda loo isticmaalo kelmadahaas. In this case the word argagixiso suits alshabab perfectly marka wax aynu meeha ka muranaaba ma yaalaan. Laakiin haddii kelmedaas loo isticmaalo ciddii siyaasiyan kaa soo horjeeda sida USA dee waa khalad.
  22. Walee caydiid fariid buu ahaa..lool. Siyaad barre markuu nafta u yaabay buu afar oday oo dhaandhaamiin ah soo diray si'ay caydiid u soo baryaan oo usoo sasabaan. I like siduu ina carte u yidhi bal horta orod raggii kula socday la fadhiiso looooool.
  23. "Well, in truth it's sometimes one, sometimes the other, and often both, and I guess a lot of the time it's also neither. I suppose that's too messy though." Yes, it is messy. How can there be four different versions to the truth, lol? The Somali people in the Somali region of Ethiopia ma Somali baa mise Ethiopian weeyaan su'aashu. "Since simple narratives, or narratives for simpletons, are the stuff politics is made of, probably I'd say 'Somali region' would be the most useful political moral judgment, in a long term sense, but the long term is pretty damn long, and in the short term that sort of thinking will make things worse, because the only other viable option actually is worse. Not as maddeningly hypocritical perhaps, but viciously, concretely, immediately worse." Ma lawyer baa tahay niyow, mise political philosopher, iyagaa lagu yaqaan inay flowery and important sounding, but empty language dadka ku wareeriyaane? Wax walba aduunkan waa simple e bal dadka usheeg inay Somalida Ethiopia degaa somali ama ethiopian yihiin adigoo raali ah.
  24. Al-Miskiin;699726 wrote: Hah tuuga garanay e, argagixisada ma tii America na bartay oo casharada culculus nooga dhigtay baa? I mean the definition? Dorraato kalmada argagixiso(terrorist) maynaan isticmaali jirin, laakiin Al Mucalim wal calaamah wal Sheikhul dunyaa wal soomaal USA baa ina bartay bana is idhi. Ala maxay wax na bartay. Waa runtaa USA waxyaabo badan bay nabartay laakiin, at the same time there has to be an apropriate word/name for the use of people like al-shabab. Maxaan kalee ugu wacnaa aan argagixiso aheyn sxb?