Kornaylka

Nomads
  • Content Count

    89
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kornaylka

  1. In all honesty, the man has a point. Ok, ok, b4 you all ask for my head, I must in both my and peacenow's defense ( why is he hiding by the way lol)say that, although what he just said doesn't apply to all 15 million Somalis, and that the language he used stinks, some of the points he made are valid. Somalis are and have totally been out of control for such a long time. And now brain dead terrorist wanna bees are making millions of Somalis become a target for western bombers, just so they can impress some hairy arab hiding in caves. As if torturing the people back home wasn't enough, they now wanna make our lives miserable by attempting to blow up places where masaakiin who have been running for thousands of miles just to live in peace reside. Forget explosions, now we have somali 007s who track down any misbehaving gaals so they can slit their throats lol. Why worry about what ****** cartoonist did, and what a mad man hiding caves wants to do while millions of your people are starving? Sorry to say this, but its as if we are working extra hard to convince the world of what a raging lunatics we are.
  2. Spot on. But If you already know who is responsible for this mess, why ask us. As you indcated its afweyne and his cronies who are responsible for the initial crises, and the southerners made sure they drag whats left of somalia in the mud. Somaliland played absulutely no part in whatever happened in that god forsaken place.
  3. Originally posted by Mr. Somalia: Anigu waxaan idiin qirayaa dhanka fasahaadka iyo fusuqa inaad Soomaaliya oo dhan aad kaga horeysaan--shaki kuma jiro. [/QB] Waa khalad labadiinan nin inaan idin soo dhexgalo, laakiin runta marka la'isu sheego Somalia waa laga wada yaqaan cidda fusuqooda iyo dhqan xumadoodu intay Somalida inteeda kale beri hore dhaaftay ay xataa big screenka gaadhay. War iska dhaaf cid kaloo caddaanka shahaadooying idinku siiyey waxan sxb .
  4. Burco is a troublesome place indeed. For the first time i went back there in 14 years i made the mistake of driving a car with the seatbelts on. Dee wixii igaa raacay ilaahay uun baa ogaa. Kuwo wadada dhineecada maraya oo leh baan maqlaa: hayaaya hayaay, war ma inuu diyaarad waduu is moodey yaa yidhaahda waxa iska fur yaan naqasku kugu dhegine. After that wallahi waan ka khajili jirey inaan suunkaba xidho. Safetyeey xaal qaado dheh.
  5. "I really am amazed what the hell u want puntland to do? u want us to just ignore hamar and continue with our oil projects like it dont matter what happens in hamar or innocent ppl die?" Nigro please! How altruistic of Puntland to involve other regions into "its oil projects", who's residents ironically lost 16000 people as a result of puntland's ambition to forcefully put one of their own in villa Somalia! Did you even think before you uttered that nonesense? The shamelessness and munaafaqnimo of puntlanders is astounding to say the least. At least we s/landers don't give a toss about what happens in that zoo of yours you call a nation, and all we ask for in return is for you people to take a hike and get off our case. With regards to these special olympics, i doubt you will find athlets who qualify to take part from other regions.. i mean that would be cheating, and thus give an unfair advantage to those aliens over the special local ones,no?
  6. Ha socoto.. hadda sheekadu waxay maraysaa riyaale iyo siilaanyo ninkii rooni reerka haw hadho. Ciyaalkan reer garowe waxa uga 15 ah baan garanwaayey laakiin iga sheekadan, Ilaayo aakhiro ma s.land bay cilmi caqli uun ka sugi toloow?
  7. Kornaylka

    Salama

    Haa waa ku jiraa saaxiib, xoga somaliagu miyuu kugu adagyahay, lol
  8. Kornaylka

    Salama

    Dhamaantiin horta waa salaamantihiin. Marka xigta mahad sanidiin asxaabta uu ugu horreeyo Ladiif, ku xigo Miskiin-Macruuf-Aqiyaar, ku sii xigo mudane dabshid, uguna dambeyso marwo hodman. Inta intiinan idin kala qaad qaado oo midba kursi gaar ah ku fariisiyo, shaah bigeys ahna hordhigo horta bal mudane BOB oo iga codsaday inaanan qarxin arrin yar oo uu ku farxo aan usheego. Mudane BOB horta ninyow kuma qarxinayo laakiin runtii anigu waxaan aaminsanahay gabdhuhu in ay fuleyaasha ka helaan sababtuna ay tahay in fuleygu dantiisa yaqaano oo howl iyo mushkilado jeclayn inuu isku furo. mudane Ladiif haddaan ku xejiyo, mudanae horta soo dhoweynta aad isoo dhoweysay iyo digniintan aad iga siisay igaarkan sharubaha maleeganleh, lol, ee loo yaqaano General duke ba waad ku mahadsantahy. Marka xigta saaxiib garaadada haddaan kasoo tago sow ninku i waabsan maayo, war ha ogaado aniga naftarkeygu inaanan nin loo geli karin ahaye bal horta aan isaga is qaabilno. Anoo Gaari Gacan saaran haddaan soo yara socdo oo mudane Miskiin-Macruuf-Aqiyaar soo gaadho horta saaxiib inkastoo aadan si qalbi furan iisoo dhoweynin, lol, haddana soo dhaafba haddad i tidhi oodan albaabka sidii miskiin wakhti xun reer ganjeelada ku soo garaacay QAB igaga siinin waad mahadsantahay. Ta labaad saaxib ma odhan waa cusbahay e waxa Kornaylku qoray haddaad dib u jalleecto waxaad arkeysaa inaan idiin sheegay inaan in muddo ahba meesha membar ka ahaa, oo runtii aan duug ahay. Aan haddaba ku yar dacaayadeeyee saaxiib ma mukhallasiinta africa dadka bugta ku soo dhoofin jirey baad ahaan jirtay iyagaa magacyo mac macaan la bexee; waa maxay miskiinka intaad macruufka ku dartay aqiyaarka weliba sii raacisay, lol? Mudane Dabshid, Saaxiib Aad iyo aad baad u mahadsantahay sida sharafta iyo culuumtu ku dheehanatay eed iisoo dhoweysay, qolkaa dood wadaagna waan ka wardooni haddii alla s.w.t ka dhigo. Saaxiib kuwa afsoomaliga kaa faana adigu kornaylka uun ugu yeedh isagaa hangool ladhicidoonee. Marwo hodman haddaan ku soo khatimo walaal aad iyo aad baad u mahadsantahay sida fiican eed korneylka u soo dhoweysay. Marka xigta hadaan su'aashaada ka jawaabo walaal ma hurdine dee abaanduule ciidan baan ahay oo intaa dalka hooyo baan cadowga ka difaacayey, waadna aragtaa dee inaanan hadda hadal baran oo waanigaa sida Cawke hadalka u daadinaya.
  9. Kornaylka

    Salama

    Mudane BOB, Marwo dhucdhuc iyo dheylo, mudane northerner, iyo mudane Tukaale dhamaan walaalihiinan dhalaalka iyo dhadhanka badan ee isoo dhoweeyey aad iyo aad baad u mahadsantihiin. Anoo idinla yar kaftamaya hadaba aan BOB ku horreeyye saaxiib xoogaa miyaad naf jeceshahay maxaad askarinimo uga fekeriweyday, lol. Somalia markay nabad noqoto insha'allah telefoon isoo *** sarkaal khatar ah baan kaa dhigiye. Waad ku mahadsantahay mar labaad sxb sida fiican ee aad iisoo dhoweysey. Ms dhucdhuc iyo dhaylo walal magacaagu fiicanaa oo cajiib sanaa ma ayeeyadaa hoyo baa ku bixisay, wadna ku mahadsantahay soo dhoweynta mar labaad. Northerner, saaxiib ma yara sijui baat tahay waadigan sida macmacaanlaha wax isku walaaqayee, lol, afsoomaliga khatar baan ku ahay haddaad rabtid inaad macallin noqotid waan ku bari. mar labaad waad ku mahadsantahay sxb soo dhowenta Tukaale lol shuruf taydu sxb waa sida barunka one man showga oo kale ee ha qarinin aabahaa lajaneeye, miyaad madowdahay laakiin tukaale maxaad ula baxday? Mahadsanid sxb mar labaad
  10. Kornaylka

    Salama

    Haa, seetihiin horta mudanayaal iyo marwooyin? Mala fiicanyohoo mala faayaa horta walaalaha qiimaha, qaayaha, caqliga, udgoonka, carafta, sharafta iyo shuruftaba badanoow? Wax kale majiraane waxan rabey uun bal inaan anigoo magacayga la yidhaahdo kornayl Cabdi Jaamac dabqaad aan iskiin baro inkastoo aan meesha in muddo ahba member ka ahaa. Sidoo kale waxaan jeclaan lahaa inaad idinkoo qalbi furan idinkuna si tacliin iyo reer magaalnimo ku dheehantahay bal isukay bartaan oo magacyadiina mid mid idinkoo sacabada ku sida si taxadar iyo xasilooni ka muuqato iigu soo gudbisaan. Haddaan intaa inta duuduubo dhulka si taxaddar ka muuqdo u dhigo, oo anigoo tartiib u socda hore u soo dhaafo waxaan walaalayaal idinka codsanayaa in aydaan af ingiriisi wax iigu soo qorin, sababtuna ay tahay inaanan afkaas si fiican u aqoonin oo aan inta basaska lagu raaco, iyo inta shaaha lagu cabo keliya ka aqaano. Waxaan Alle S.W.T ka rajeynayaa inuu kuwii si fiican isu barta, macluumaad iyo kaftan is weydaarsada, faanto kululna wada cabba inaga dhigo. Waana inoo iyo xaajiyad kale walaalaha quruxda iyo qaayahaba yaroow.
  11. ^^ Can you please get your sister dinarzsd and come to my house, I am in the mood for listening to stories tonight
  12. Kornaylka

    Polygamy

    Basbaaso walaal am currently married with two kidz and ama mujihd fighting the war in Iraq(Takbiiir)! AS I may die so soon, i urgently require a second wife so i can atleast have more boys(if allah permits). The bulk of my message basbaaso is how abt we get married heh? If ur explosive as ur nick says nver mind i can handle dat I will be waiting to hear from uuuu