diplomate2010

Nomads
  • Content Count

    34
  • Joined

  • Last visited

  1. C/Qeybidiid, Indha-Cade, Muuse Suudi, C/Raxmaan C/Shakuur ...............Butchers of Muqadishu These are same* warlord that held* Somali nation hostage for 21 YEARS , Committed all types of crime against Somali people and their land … Its ironic that they are fighting *for election to be held ,,,,*Prime minister* Farmajo* is doin outstanding job ,,,,* If this useless parliament consist of Warlords can extend their term for three years *, why cant the government and cabinet .
  2. shariif saakiin the SPY , Is scared to death cant even come out of his room….No Election , no reconciliation in Kenya Wheres Farola …………….. Rest somalidiid wheres sakiin
  3. Sheekh Aadan Madoobe oo baaq u diray Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya Published on April 20, 2011 by Editor2 · No Comments · 532 views Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe oo maanta ka hadlay marxaladaha ka taagan Soomaaliya ayaa ka codsaday Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya inay ogolaadaan muddo kordhintii ay soo jeedisay Xukuumadda Soomaaliya, islamarkaana dibna loo dhigo doorashooyinka lagu balansanaa in laqabto bisha August ee Sanadkan. Sheekh Aadan Max’ed Nuur Sheekh Aadan Madoobe oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka dalbaday Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya in ay aqbalaan soo jeedintii Xukuumaddu ay soo jeedisay ee ahaa in muddo hal sanno loo kordhiyo dhamaan hay’adaha dastuuriga ee dowladda, si ay u sii ambaqaado howlaha horyaala Xukuumadda KMG Soomaaliya. Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe ayaa hoosta ka xariiqay in Xukuumadda Soomaaliya ay ku talaabsatay tallaabooyin dhinacyo badan leh, isagoo sheegay in dadaallada ay Xukuumaddu ku bixisay nabad ku soo dabaalidda dalka uu yahay mid aan la iska indho tiri karin, taasi oo uu ku tilmaamay inay lagama maarmaantahay in la siiyo fursad kale oo ay ku sii dhameystiri karaan howlaha horyaala. Mudane Sheekh Aadan Max’ed Nuur ayaa sidoo kale shirkiisa jaraa’id ku soo hadal qaaday in muddo kordhinta Baarlamaanka ee Mudada sadaxda Sanno ah ay tahay mid siyaasadeed, islamarkaana loo baahnaa in arrinkaasi ay Xukuumaddu soo jeediso, Sheekh Aadan Madoobe ayaa ugu dambeyntii xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ugu baaqay in ay kulan ka yeeshaan mudada sadaxda sanno ah ee ay kordhisteen si arrinkaasi xal waara looga gaaro islamarkaana ay isugu yimaadaan in labo sano lagu darro. Waa markii ugu horeysay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Max’ed Nuur Sheekh Aadan Madoobe uu la hadlayo saxaafadda tan iyo bishii May ee sanadkii 2010-uu isaga degay xilkii Guddoomiyenimo ee Baarlamaanka Soomaaliya.
  4. TFG is making progress no need for election till alshabaab is gone …. The money should go to the Army . Sakiin and Farol will never become president /prime minister lol………. You keep dreaming friend … shariif Ahmed is the man accept it
  5. "Aniga waxaan diyaar u ahay inaan ka qaybgalo doorashada madaxnimo ee dalka, waayo madaxweyne doorasho ayuu ku yimaadaa - mana diidi karo, balse waxaa loo baahan yahay in marka hore ay is-waafaqaan hay'adaha DKMG go'aan wadajir ahna la gaaro muddo kordhinta markaas kaddibna laga hadlo doorasho," ayuu yiri madaxweyne Sheekh Shariif After the extension of one year election will be held
  6. EAC Supports Somali Government Bid To Extend Tenure By 1 Year "The summit supports the Africa Union and IGAD [intergovernmental Authority on Development] position on [a] one-year extension for the transitional federal government of Somalia to enable the government to draft a new constitution and intensify its war against the Al-Shabaab terrorist insurgency," the EAC said in communique released Tuesday at the end of an extraordinary summit in Dar es Salaam, Tanzania. "The summit expressed support for the Africa Union and IGAD positions backing the request by the transition government of national unity to extend its tenure by one year before elections in order to allow for the maintenance of the security and stabilization efforts." The EAC appealed to the international community, in particular the U.S. and the European Union, to enhance their support for the Africa Mission in Somalia. Somali has had no central government since the ouster of its then strongman Said Barre in 1991. The transitional government supported by AMISON is fighting Islamic militants in the horn of Africa nation for control. The instability in Somalia is threatening maritime operations in the Indian Ocean, with Somali pirates seizing ships and demanding huge ransoms.
  7. Madaxweyne Sheekh Shariif oo sheegay inuu yahay murashax u taagan xilka madaxnimo ee Soomaaliya Arbaco, Abriil 20, 2011 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho in ka badan 100-xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inuu ka qaygalayo doorashooyinka madaxnimo ee dalka ka dhacayay, balse ay tahay in marka hore hal dhinac la isku raaco. Sheekh Shariif oo hadal u jeediyay mudanayaashii uu la kulmay ayaa sidoo kale ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin xaaladda uu dalku ku sugan yahay iyo khilaafka u dhexeeya hay'adaha sare ee DKMG ah, isagoo xusay in doorashooyin la qabto ay ka horreyso in la xalliyo khilaafka u dhexeeya hay'adaha dowladda. "Aniga waxaan diyaar u ahay inaan ka qaybgalo doorashada madaxnimo ee dalka, waayo madaxweyne doorasho ayuu ku yimaadaa - mana diidi karo, balse waxaa loo baahan yahay in marka hore ay is-waafaqaan hay'adaha DKMG go'aan wadajir ahna la gaaro muddo kordhinta markaas kaddibna laga hadlo doorasho," ayuu yiri madaxweyne Sheekh Shariif. Madaxweynuhu wuxuu sheegay inaan lagu mashquulin doorasho, balse ay tahay in marka hore la xalliyo khilaafka u dhexeeya hay'adaha dowaldda, sidoo kalena aysan doorashadu carqalad ku keenin howlaha dowladda Soomaaliya. "Haddii baarlamaanku uu si gooni ah xilliga u kororsado, xukuumadduna ay si gooni ah xilka u kororsato taasi ma suurogalayso, waxaa loo baahan yahay in si wadajir ah la isugu raaco muddada ay xukuumadda iyo baarlamaanku shaqeynayaan, idinka ayaa ah xildhibaannadii baarlamaanka waxaana la idinka doonayaa inaad go'aan ka gaartaan muddo kororsiyada ay xukuumadda iyo baarlamaanku sida kala goonida ah ugu kala dhawaaqeen, howshaasna waa billowdeen waxayse u baahan tahay dhameystir," ayuu Sheekh Shariif mar kale yiri. Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa hadalkiisa ku sheegay inaysan jirin hay'ad si gaar ah u kororsan karta xilligeeda, balse loo baahan yahay inay kala tashado hay'adda kale, si howsha la qabanayo ay u noqoto mid xalaal ah. Waa markii ugu horreysay oo madaxweynaha Soomaaliya uu sheego inuu yahay murashax u taagan xilka madaxnimo ee lagu qabanayo gudaha dalka, isagoo xusay in loo baahan yahay in baarlamaanka iyo xukuumaddu ay doorashada go'aan wadajir ah ka gaaraan. Hadalka madaxweyaha ayaa wuxuu imaanayaa iyadoo dhawaanahan uu jiray khilaaf ka dhashay muddo kororsiga baarlamaanka Soomaaliya iyo xukuumadda oo hay'adaha dowladda u dhexeeyay, kaasoo cirka isku sii shareeyay markii Afhayeenka baarlamaanka uu ka qaybgalay shirkii ka dhacay Nairobi. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  8. Galmudug admin should focus improving galmudug ...... Calim and Farola Are using galmudug and puntalnd to become president and prime minister.........
  9. ALSHABABA VACATE MORE CITIES WITHOUTH FIGHT Wararka naga soo gaaraya magaalooyinka Maxaas, Wabxo, Ceel-buur iyo Ceeldheer ayaa la sheegayaa inay isaga baxeen ciidamo ka tirsan xarakada Al-Shabaab, kuwaasi oo la sheegay inay dib ugu biireen beelihii ay ka soo jeedeen, iyadoo xalay gudaha degmada Ceelbuur lagu dhacay gaari Rinod ah oo uu lahaa Guddoomiyihii degmadaas ee xarakada Al-Shabaab. Lama oga madaxii Al-Shabaab ee degmada Ceelbuur oo ka soo jeeda gobolada Jubada dhexe halka uu ku sugan yahay, waxaana dhammaanba degmooyinka asi ay faarujiyeen xarakada Al-Shabaab la sheegayaa inay maamulaan dadka degaanka. Dhinaca kale warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaraya gobolada dhexe ee dalka ayaa sheegaya in maamulada xarakada Al-Shabaab ee degmooyinkaasi isaga baxay ay timid xeelad dagaal iyo ciidamadii degmooyinkaasi oo iyagu ku maqan howlgallo ay sameynayaan gobolka kale ee dalka, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan xarakada Al-Shabaab. Lama oga ka bixitaanka maamulada iyo ciidamada xarakada Al-Shabaab ee faarujiyay gobolada Galgaduud iyo Hiiraan inuu la xiriiro hadal dhowaan ka soo yeeray afhayeenka xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage oo sheegayay inay bedeleen taatiiga dagaaladii ay ka wadeen gudaha dalka Soomaaliya.
  10. Madaxweynaha DFKS Sheekh Shariif oo maanta istaagey meel tuuryo u jirta ciidanka AL-Shabaab, islamarkaana Saraakiisha Ciidanka Dowladda ay celin waayeen madaxweynaha oo caraysan oo doonaya inuu dagaalka Safka hore ka galo
  11. PRESIDENT GETTIN HIS HANDS DIRTY IN THE TRENCH READY FOR COMBATE
  12. War-Saxaafadeed: (Muqdisho, Soomaaliya, Maarso 09,2001) Madaxweynaha DKMG Soomaliya Mudane Sharif. Sh. Ahmed ayaa maanta waxaa uu booqday jiida hore ee dagaalka. Waxaa Madaxweynaha ku wehliyey booqashadiisa Wasiirul Dowlaha Madaxtooyada Mudane Khaliif Cabdulqaadir Macallin Nuur. Madaxweynaha DKMG Soomaaliyeed Mudane Shariif. Sheekh Axmed ayaa goobihii oo booqday waxaa ka mid ahaa Carwadii Qaranka , Warshadii hore ee koka kolada, agagaarka Guriggi hore ee Madaxweyne Aadan Cabdulle (Cadde) iyo Jidka dheer ee Florenza. Talliyaha Guutada Madaxtooyada Kornel Cabdulaahi Cali Caanood ayaa asna wuxuu faahfaahin ka bixiyay qaabka iyo sida ay usocdaan dagaalka ay kulajiraan Kooxda Al-Shabaab. Madaxweynaha ayaa yiri “Ciidamada XDS iyo kuwa AMISOM waxey gaareen guulo la taabankaro isaga oo sidoo kale ku amaanay dadaalka ay ugu jiraan xureynta dalkooda iyo dadkooda.”.
  13. Madaxda Shabaab ayaa waxaa ka daadigi waayey gurmadka dhalinyaro ee isu diiwan gelisay ka qeyb qaadashada dagaalada, waxaaan kulamo lala qaatay Odayaal Beleedyada gobolada oo loo sheegay in dhalinyaro badan nin walba beeshiisa uu uga soo xeri geliyo Shabaab hasa ahaatee qaar ka mid ah odayaasha ayaa keeni waayey tiro ku dhow cadadi laga rabay, waxaana ka dib iyaga qudhooda laga dhaadhiciyey iyadoo qasab uu ku laran yahay in dagaalada ay ka qeyb qaataan. Godan and Dahir Aweys are comparable to Congo and other African rebel leaders who in the past used child soldiers by force … kidnapping civilians and forcing them to Fight.,
  14. Tool Email ugu *** saaxiibkaa warkaan Daabaco warkaan Muqdisho:-Shabaab oo Gurmad ahaan Muqdisho u soo geliyey Dhalinyaro iyo waayeelo tababar aan qabin.(Warbixin) 4. marts 2011 APL Muqdisho(Allpuntland)-Shalay, xalay ilaa saaka ayaa lagu waramayaa in magaalada Muqdisho ay soo galeen gurmad kuwii ugu badnaa abid oo aan tababar qabin kuwaasi oo magaalada Muqdisho laga soo geliyey Gobolada Sh/Hoose, Sh/Dhexe , Baay iyo Bakool. Maamulada Al Shabaab ee Gobolada Gurmadka laga keenay ayaa bilaabay marka hore in dadka ay isu yeeraan meelo fagaaraha iyagoona wacyi gelin ka dib ugu baaqayey in ay ka qeyb qaataan dagaalada ay ugu yereen jihaadka ee ka socda Muqdisho iyo Gobolada qaar. Olalaha dagaal ugu yeerka ah ayaa waxaa qiirad lagu geliyey dhalinyaro xaafadeed kuwaasi oo iska diiwaan geliyey goobo maamulada Shabaabka ay cayimeen, waxaana durbo dhalinyaradaasi lagu geliyye xerooyin. Madaxda Shabaab ayaa waxaa ka daadigi waayey gurmadka dhalinyaro ee isu diiwan gelisay ka qeyb qaadashada dagaalada, waxaaan kulamo lala qaatay Odayaal Beleedyada gobolada oo loo sheegay in dhalinyaro badan nin walba beeshiisa uu uga soo xeri geliyo Shabaab hasa ahaatee qaar ka mid ah odayaasha ayaa keeni waayey tiro ku dhow cadadi laga rabay, waxaana ka dib iyaga qudhooda laga dhaadhiciyey iyadoo qasab uu ku laran yahay in dagaalada ay ka qeyb qaataan. Mid ka mid ah dhalinyaro laga soo ka xeeyey Degmada Afgooye ayaa APl u sheegay in tababar kooban la siiyey oo ah sida qoriga loo qabsado iyo sida loo rido oo kaliyah, waxa uuna sheegay qof kasta loo dhiibay qori iyo rasaas aan badneyn. Dadka degan degaanka Suuqa xoolaha oo ay soo marto wadada ka timaada degaanada Gobolada Sh/Dhexe iyo kuwa ku nool degaanka ceelasha Biyaha ee ay soo marto wadada iyana ka timaada gobolada Sh/hoose , Bay iyo Bakool ayaa sheegaya in ay indhooda mar walba qabtaan gaadiidka kuwa Xamuulka ah oo ay ka buuxaan dhalinyaro iyo Odayaal qaarkood da' ah oo isugu jira dad ku faraxsan ka qeyb galka dagaalada iyo kuwa caajis laga dheehan karo. Qaar ka mid ah Eheleda Shabaabka ay soo dagaal geliyeen wiilashooda iyo Odayadooda ayaa sheegay in caruurtooda xamaasad ay soo qaaday halka Odayaashan qasab lagu soo kaxeeyey, waxa ayna shegeen in Shabaabka jooga Gobolada ay aad u madax adag yihiin oo ay adagtahay in rabitaankooda laga horyimaado, waxa ayna Alaah ka baryayeen in wayeelada iyo Dhalintaba iyagoo bad qabo uu dib ugu soo celiyo deegaanadooda. Sidoo kale Gurmad sidaan oo kale ah oo laga uruuriyey qeybo ka mid ah Gobolada Hiiraan iyo Galgaduud ayaa waxaa la geeyey duleedka magaalada Beledweyne oo ay isu horfadhiyaan ciidamada Dowladda iyo kuwa Al Shabaab iyana waxaa jirta in gurmad laga uruuriyey Gobolada Jubooyinka iyo Gedo kuwaasi oo lagu xoojiyey dagaalada Degmada BeledXaawo ee Gobolka Gedo. Xafiiska Wararka Allpuntland Muqdisho.