Kornaylka

Nomads
  • Content Count

    89
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kornaylka

  1. "Somalia's Minister of Information Abdulkareem Jama insisted on Friday that the decision to end the relationship with Saracen International applies to regional governments. "The decision is binding on all Somali territories. That will apply to all parts of Somalia," said Jama." War maahee?! Ma all Somali regions? Horta NFDdu iyagu waa tabcaan. Djibouti France baa ilaalisa. S/land ciidamadeedaa ku filan oo umaba baahna saracen iyo waxaan la'aqoon. Somalia al-shabab baa cadowga shisheeye ka ilaaliya, lol, kililka shanaadna ina ilaybaa diiday. Haddaba macquul miyaa in pirateska la yidhaahdo idinku wax piarateska, eermm.. cafwan, askarta idiin tababara ha yeelanina? Dabcan jawaabtu waa maya. Naturally, the head of the pirates.. excuse me, the head of the counter piracy program in puntland agrees: "But Abdirizak Ahmed, the head of the counter-piracy program in the semiautonomous northern region of Puntland, said it does not necessarily recognize the authority of the federal government to make that decision." Looooool, puntland waaba Soomaali diid. Dadkani calanka buluuga ah ma jecla. Maxaynu ka yeelnaa tolow? Dee sanctions uun baynu sida rer S/land ku soo rogaynaa, illeen wax kale oon samayno garan maynee.
  2. Ma wax baa u dhinaa kuwa baabuur grenade ku jirto cidla kaga tegey isagoo weliba daaqaduhu u furanyihiin? Mise saacadii qaadku soo dhici jirey bay aheydoo intuu miyirku ka tegey bay xitaa inay dariishadaha sii xidhaan illaaween? Anagaa belyaayo aragnay!
  3. Taleexi;691124 wrote: Illeyn af aanad lahayd ma ilaalin kartid. Lol, oo haddaad af aadan lahayn ilaalisid miyaanay cabudhis ahayn? Waad aragtaa dictatoradii carabaha waxa haysta, hadda mubarak baa laga yaabaa inuu sheikh shariif political saylum waydiisto. Marka sxb iska daa dadku hakaa nafiseene, meesha ma siyad barraa xukma maxaa afka laysu qabanayaa?
  4. Somalina;690960 wrote: Markii shir Soomali lagu qabto so adigan dhaha "dal shisheeye"? adiga uun baa is khilaafa... Mr K, please learn how to read. Thanks. Recognized country means wadan la aqoonsanyahay. Calankooda waxuu ka taaganyahay the UN HQ. Awoowe ayaan hadalkiisa wax ku darsanaayey. Somali waaye iyo ma ahan meesha ma taal. SL wadan ma ahan Kenya iyo DJibouti waa wadamo. Intaas garo. Mahadsanid. Horta walal marka hore ha i canaanan, illeen imaad dhaline. Thanks. Teeda kale, waxaan hubaa haddii aan the Somali region of Ethiopia wax kaa waydiiyo inaad dhihi doontid: Waa dhul Somaaliyeed. Waa inaan soo ceshanaa. Dadku waa inay xabashida iska xoreeyaan. Anagaa iska leh, iyo qaar kaloo badan, lol. Ethiopiaba sow calankoodu UN HQka kama taagna maxaad ku diidi inay Ethiopian yihiin dadkaasi oo adigu haddaad meeshaa u qaxdid qaxooti lagu xisaabinayo? Ta sadexaad, miyaadan ogeyn in S/land inkastoo aan la'aqoonsaneyn ay ka hor marsantahay jabuuti iyo kenyaba, marka ay noqoto xaga sharci ku dhaqanka, oo dadku tirsanyahay si marka ay doorasho timaado wixii rer S/land ah keliyi u codeeyaan? Hadda tusaale ahaan, illaa 500,000, Oo reer koonfureed ah baa S/land ku sugan. Marka ay timaado xilligii referendum ku dhici lahaa, haddii aan dadkan la register gareyn sow iyaguba intay codkooda dhiibtaan unification uma codeynayaan, illen isku si baanu u egnahay by thena af qaldaankii way barteen oo dadka lagama sooci karee? Kadibna sow ictiraafkayaga qiilqiil gelinmaayaan? Bal intaad babis soo qaadatid, oo weliba koob isbaramuuto ah oo barafna ka buuxo isi soo ag dhigtid, adigoon sonkortu kugu kicin su'aalahaa sida heerka sare ah aan u soo farsameeyey iga jawaab. Mahadsanid.
  5. Thankful;690865 wrote: The thread diverted to pictures of Hargeysa and blaming him for it, whic his unfair. There are many directly responsible from the regime of 20 years ago. They should be arrested and tried! Since that is unlikely they should have been banned from public office for life. Kiiska ha iska waalin waryaa. This bloodthirsty mongrel was responsible for all the misfortunes that happened in Somalia before and those that continue happening till to day. Live with it, don't make excuses.
  6. Somalina;690899 wrote: Kenya and Djibouti are recognized countries. Ku noqo mar labaad! maamul gobol wadan ma ahan! goodnight awoowe! So, what your basically saying is that since Djibouti and the NFD arn't pure Somalis- I suspect because of their horrible accents and strange languages-, the koonfurians don't mind being labled as refugees there? I wonder how they would feel about that insensitive comment of yours.
  7. One of the old men there is catually picking his nose infront of the camera. Typical Somali lool.
  8. When one watches these matches it should become clear to them that no Somali will play the world cup representing a Somali region anytime soon. They all play like average school boys at best, the chaos and the lack of structure in their games are disheartening to say the least.
  9. Abdirazak_PTL;682636 wrote: Kornaylka. Mujahidiiin lama yirahdo SSDF, are you blind? war forumka snmtu bay yihin oo magac walbo iyo qabil walbo iska dhigayo to make it appear its SOMALIA online. War waxaasi mar hore baan gartay Bal try English sxb, xoogaa af Somaligaagu wuu caddibanyehee.
  10. Loool, ati ssdf mujaahidiin. Kuwan wada copy catska ah ee reer bintiland iyagu hadii reer S/land dhuusaan ma khasab baa iyana bal dhuuso aan hore u haynin inay isku dayaan? War nimanyow kelmadda mujaahid yaan meel looga dhicin, afartan caatada ah ee intuu afweyne cafis u bixiyey markii dambena isaga usoo gurmaday mujaahidnimo waxba kama ogee.
  11. Liqaye;682286 wrote: Lol horta mamuul somaliyeed 200 milliyan oo dollar soo marteey maba jiirto. iskadaa Shariif iyo shilimaadka uu doof ku dameeyey. Puntland dhaqaalahooda guud iyo inta ay doomaha ka dhacaan marka la isku daro billion iyo xoogaa baa soo gala lol.
  12. Oba, War shariiku ciyaar ciyaar maaha niyow, gaaladu sannadkasta 150 mill bay siisaa, carabtana shir kasta ay leeyihiin wuu tagaa, afkoodana weliba sifiican buu u yaqaanaa, oo sanduuq lacag ah oo shilling Somali ku sarrifan bay u soo dhiibaan. Isku soo wada duuboow xariifku sannadkiiba qiyaas 250 million buu fadhiyaa lol. Ninka koofiyadiisa yar, iyo bismillaahi oo uu mar walba hadlka ku billaabo ha arkin, waa con man igaarku. Su'aashu laakiin waa waxaas oo lacag ah xaguu geeyaa, dee waa kaas oo isagoo dhar fiican watana ma aragnee?
  13. I will take the answer to my last question as a yes sowmaha dee markaa sxb lol?
  14. Mr. Somalia;682213 wrote: Kornaylka, It seems you did not understand a single thing of what I said, but, alas it's not our fault you have the IQ of a demented chicken. Saaxiib, don't hate the playas, hate your elders for brainwashing you into believing such nonsense. Absulutely nothing worth hating about you sxb, mid xaarkiisa cunaad iila egtahay anige. Adigoo raali ah haddaan su'aal ku waydiiyo whats bothering you about us remembering those victims laking? Ma guruucda aabe afweyne ka tagey baa tahay niyow?
  15. "...But that said, it isn't right for these guys in here to whine, b!tch and moan, day in and day out, about how bad they have especially had it during the civil war, when we all know that the loss of loved ones was not unique to them alone. Everyday.." Adigu niicda aabaheed baabad tahay ka warran! War forget about b!tching and moaning, we actually intend to build a statue of those poor people all across the country so that they will never be forgotten. Qabriyadoodana waala siyaaranayaa, any koonfurian oowaddanka dalxiis ku yimaadana waxaanu ku amraynaa inuu soo siyaarto qubuurahooda. And by the way please don't compare the victims of those dicatatorial regime to the other victims who died as result of the koonfurians' sheer xayawaanimo. These people were systematically targeted beacuse of their qabiil and the region they hail from. Waa laba wax oo aad ukala duwan caligu muufo ha kaa noqdee.
  16. Ducaysane;682202 wrote: SNM started war in the middle of their towns. they get their as*s kicked all the way to the Xarshin refugee comp. The main reason they were fighting with Siyad Barre's government was to partition Somalia. Aabo Siyaad did not want that and in the consequence many innocent people die in the middle of the war. Aabo afweyne imisa naagood buu qabey horta ciyaal badanaa. Mise *****ladiisaa iska badnaa, illeen maalin walba mid niiclaa oo aabo siyaad ku haya uun baan aragnaaye?!
  17. War sheikhu nacasnimada intuu iska daayo ciyaalkan yar yar umadda ha ka qabto. 200million baa sannadkii lasiiyaa, ciyaal yar yar oo lunatics ahna umadda wuu ka qaban kari la'ayahay, isagoo weliba macallin dugsi ahaan jirey. Maxaa ka qaldan horta koonfurianska?
  18. Talaado, 21 December, 2010(SOL) Warar kasoo baxaya afaf lagu kalsoonyahay ayaa noo xaqiijinaya in todobaadkan dhammaadkiisa uu madaxweynaha dawladda tabcaanka ah ee faleebbadu ku rakibantahay ee TFGda, mudane Sheikh Axmed Sheikh Shariif, kuna magac dheer naanaysyo kale oo tilmaamaya safarradiisa joogtada ah, sida Sheikh dalxiis, socod badane, cagmadhige, iyo Pilotka, uu ku tegi doono caasimadaha labada talis ee Somali diidka ah, ee la magacbaxay Puntland iyo Somaliland. Iyadoo maalmahanba layswaydiinayay sababta uu madaxweynuhu u booqan waayey waddanka qaybihiisa kale, intuu marba Rome ama Qahira usii cararayo, ayuu shir jaraa'id oo albaabada mid u furany inta kalena u xidhanyihiin oo weliba askar African ahina ilaalinayaan ku qabtay xaafadda waxaro cadde ee magaalada muqdisho saaka barqadii markay saacaddu aheyd 9:25am. Waxaa haddaba dadkii goob joogga meeshaas ka'ahaa yaab iyo afkala qaad ku noqoday safarkan kediska ah, kelmadaha qaar madaxweynaha kasoo yeedhay, iyo weliba siduu damacsanyahay markuu gobolodaas woqooyi ka dego, khaas ahaan S/land oo dadka degaa ay aad isula hanweynyihiin, amaba awood xoog leh is bidayaan maadaama ay royal family yihiin, intaa ka sokowna ayba aamiinsanyihiin inay kasoo farcameen rasuulkeenii suubanaa csw. Waxaa kale oo iyana xusid mudan inuu madaxweynuhu xidhnaa dharka milleteriga, wejigiisana ay ka muuqatay cabsi iyo geesinimo iska doon doon ah, isagoo dhanna iska giijinaya dhanna xoogaa ka gariiraya ayuu madaxweynuhu ku bilaabay shirka sidan: Bismillaahi, wasalaatu wasalaamu calaa rasuulilaahi, ammaa bacdu, macaashiral muslimiina wal maryooleey, waxaan keli ah oon rabey inaan maantay ka iclaamiyo safar aan maalmaha soo socdo ku tagi doono Garowe iyo Hargeisa, si'aan masuuliyiinta sar sare ee labadaas talis hadal siyaasadeed oo hoos hoos ah ula yeesho, kor meerna ku sameeyo bal siday u shaqeynayaan, kuna soo ballamiyo inay shicibka ugu adeegaan sida looga baahanyahay,". Isagoo sii faahfaahinaya bixitaanka kusoo fool leh ayuu madaxweynuhu intaa weliba sii raaciyey," waxaa lagama maarmaan noqotay inaan bal mar uun diyaaradahan baas ee dhegaha i qarxiyey ka nasto, koow,oo safarkaan badan ee dibadda ku bedelo mid gudaha ah, labo, xabsigaan aan 24hrska ku jiro ee looyaqaan villa Somalia dhowr maalmood ka fakado ama ka hawo geddisto sidii awalba caadada ii aheyd, saddax, dadka iyo dalkaba tuso inaan aniga silaanyo iyo farooleba ka xiniinyo weynahay oo meeshaan rabo waddankayga ka tegi karo, afar, markaas ka bacdina aan hal dowlad oo kitaabka alle ku shaqeysa ummaddana daacad u ah, anigana aan madaxweynaheedii ahay soo dhiso haddii alla yiraah, shan, halkaas ay xaaladdayda iyo tan waddankaba maantay mareyso, hadalkana aw saas ku jaranyahay, lix,wa billahi towfiiq, adinkoo maalaa yacniga iga ilaalinooyana aad wixii su'aalo ah dhiibtaan ayagoo gaa gaaban amaba mukhtasir ah, insha'allah,". Intaa waxyar ka dib bay su'aalihii bilaabmeen waxayna u dhaceen sidan: Wariye# 1: Madaxweyne waxaad noo sheegtay inaad tegeysid Puntland iyo somaliland, adigoon nimanka meelahaas ka taliya idan waydiisan. Marka waxaan ku waydiiyey, Faroole ma xidhiidh fiican baad leedihiin, Somaliland se see ku tegeysaa ma ciidan Ruwandese ah baad u kaxaysanaysaa, illen haddi kale way ku xidhayaane? Shariif: (isagoo dhoola caddaynaya, kalsooni cabsi ku lammaantahayna wejigiisa ka muuqato)', Adi mid maraxaa ba tahay, runtiina in laguu jawaabo ma istaahishid, laakiin maadama ow waddanka dimuqraadi yahay waa ku qasbanahay inaan kuu jaabo aan u maleeyhaa nasiib darrona waaye runtii. Haa Faroole wada shaqeyn fiican aa naga dhaxeyso, in kastoo rer puntland eysan aniga i jecleyn shaqsi ahaan, taasoo ey sababtey duqii dhiigyacabka ahaay een meesha ka buriyey dartiis. Tan labaad aniga nina fasax iyo ruqso aan waddankeyga ku soo booqdo ugama baahni, ciidanna ma wadanaayi, silaanyo haddow far isaarona tan ku dhacda abaaydiis ow hooyo dhahaa, sababtoo ah anigaa ka saxiibo badan. Asi Zenawe keliya ow yaqaanaa aniga illaa Obama iyo Mubarak aa ikasaayo. Asi maa ani far isaari karo maraxa, socodkaaba dhib ku ahe? Wariye# 2: Oo hadda ma waxaad leedahay dowladda S/land wax jiraba maaha? Shariif: War dowladdeyda maahina wax kale oo meesha ka jiraa iska yar. Wariye#2: Ma xitaa al-shabab? Shariif: Xitaa al-shabab Wariye#3: Alla! Oo madaxweyne miyaadan ka baqayn inay ku qarxiyaan? Shariif: Abaayo u sheeg waraa Wariye#4: Jaalle madaxweyne, Ina Godane ma istaqaanaan isaga, mana aragtay suu u egyahay? Shariif: Ma'arkin mana aqaani waxa laakiin waxaan u maleynaa inow mid foolxumada addunka ku dhammati yahay, li'anna jilbaab iyo indho shareer lee gashanyahay 24hrs. Dhanka kale waxaanu khadka telefoonka kula xidhiidhnay labada hoggamiye ee puntland iyo S/land, si'aanu wax uga weydiino bal fikirka ay ka qabaan socdaalka Sheikh shariif damacsanyahy inuu ku yimaado waddanka qaybihiisa ay iyagu ka arrimiyaan. Labada Somalidiid waxaanu ku horreyney Faroole wuxuuna wadahadalku noogu dhacay sidan: SOL: Mudane See u aragtaa booqashadan uu madaxweynuhu ku imanayo garoowe? Faroole: Waa fiicantahay, waana sidaanu in badanba rabney, haddana madaxweynuhu hadduu noo imanahayo hade waa soo dhoweynahaynaa boowe. Wax badan baanu ku niri jaale maxaweyne meeshan baas ee xabsiga lagu geliyey iskaga kaalay, caasimadda waddankana aan qardho ka dhigno, adigana berked iyo masaajid yar halkaas kaaga dhisno, waana uu diiday. Waxaana taas sababay daba ka wer wer uu ka qabo canbuulo iyo muufo joogto ah oo aanu heleyn illeen anaga xagayaga waxaas lagama cuno oo cad iyo caano ayaan siin lahayne. Hade ma ila socotaa boowe? SOL: Haa mudane Faroole: Marka hade kaadibadane waa loo gogol badiyaaye, waxaan sugnoba waakaas nagu soo qaxay madaxweynihii, waxayna u egtahay inuu halkan degeyo, sidaan rajeyneyna Qardho caasimaddii waddanka noqoneyso. Sababtoo ah Xamarna inkaar bay qabtaa oo wataas har iyo habeen holcaysa, Hargeisana niman mafia ah baa iska xukuma oo dadkii masaakiinta ahaa caqliga ka xaday. Marka puntland baa hadda wadnihii dalka ah, Qardhona Caasimaddii, aniguna Aabihii umadda. SOL: Oo adigu haddaad aabihii umadda tahay, shariifna muxuu noqonayaa rolekiisu isaga? Faroole: Hadalku adiga ma meel buu kaa dhaafaa boowe? Sowtaan ku iri mowlac baan u dhisaynaa, dhowr cook oo mufada iyo canbuulada u kariyana xamar baan uga keeneynaa, hilibka iyo caanahana waan bareynaa, tusbax weyna waan u dhiibaynaa ka dibna wuu iska tasbiixsanahayaa noloshiisa inta ka hartay. Xamar buu kasoo cararee maanaad rabtaa inuu Garowe oon kasoo shaqeeyey igu xukumo? Sheeko xamari hadduu la yimaadona hade waan tarxiileynaa boowe. Dhinaca S/land oon iyana ka waraysanay waxay ka yeeli doonaan haddii Sheikh Shariif ka dhabeeyo imaatin uu ku yimaado Hargeisa, waxaa in muddo ah ka dib noo suurto gashay inaan isna kula hadalno Silaanyo khadka telefoonka: SOL: Jaale madaxweyne, maxaad ka qabtaa socdaal uu madaxweynaha dalka Somalia Sheikh Shariif ku yimaado S/land? Silaanyo: Oo muxuu soo doonayaa? SOL: Siduu shirka jraa'id ku sheegay saaka wuxuu u imanayaa inuu bal supervision/kormeer kugu sameeyo, accountabilitigaaga iyo sidaad shicibka ugu shaqayneysidna intuu qiyaaso oo miisaamo, kula xisaabtamo, ka bacdi hadduu dembi kugu helona xabsiga ku geeyo haddii kalena abaal marin billad sharaf ah ku siiyo. Weliba wuxuu intaana ku daray inuu ku tuso inuu kaa xiniinyo waa weynyahay oo uusan kaa cabsaneynin. Silaanyo: Intuu Hargeisa yimaado ayuu aniga weliba kor meer rabaa inuu igu sameeyo?! Anigoo weliba la'idoortay? Teeda kale maxaa isaga xiniinyahayga tusay waa yaabe? SOL: Bal adba! Silaanyo: Hadday taasi dhacdo waxaa hubaal ah in mandheera prison hore laga geyn doono. SOL: Oo dembi maxay ah baad ku qaadaysaan, illeen waa Somaliye, Hargeisa miyaad ka xigtaa? Silaayo: Somalidu ma isku wada waddanbaa dulliyohow? Miyaadan ogeyn In S/land waddan xor ah tahay oo qofkii sharci darro ku yimaadda xabsiga loo taxaabayo? Ninkani hadduu qaxooti yahay oo political asylum rabo process baa jira loo maro, meeshuu gurigii maamadiisa maaha. Hadduu iska yimaado se hooygiisu waa mandheera. Haddu aniga kursigayga soo faro geliyona gebigiisaba intaan jawaan ku ridaan al-shabka u dhiibi haba gowraceene. SOL:Faroole sxb ma tihiin isaga? Silaanyo: Farole waayo? SOL: Madaxweynaha Puntland Silaanyo: Haa, captain jack baad sheegeysaa? Dee maad saa tidhaahdid? Sol: Yaah? Silaanyo: Captain jack sparrow dee, ma slow baad tahay horta aduu? Sow pirateska aabahood maaha SOL: Ina Godane ka warran? Silaanyo: Ina Godane ma wax la cunaa? SOL: Mayee dee waa inaadeerkaa, miyaadan soo dirin adigu oo dhihin qas koonfurta? Silaanyo: haa ma ka lunticga ah niqaanka xidhaad sheegeysaa? waa inaadeerkay laakiin waa argagixiso wuxu. Kaaga darane indha shareer baas intuu soo gashaduu qalbadda kaa beddeli. Illeen nin kuu badheedhaadba iska celisaaye. Mayee ma soo dirin anigu inkaari ku dhacday. Sheekooyinka aan ka maqlay ninkaa heer waxaan gaadhay gabadhii xijaabanba aan 1km ka durko si'aan qarax kedis ah uga badbaado. Xarakadda islaaamiga ah ee alshabab, hoggaamiyohooda ina godane ayaanu isagana raadinay bal si'aanu fikaradaha kala duwan isugu dheeli tirno waxaana noo suurto geliwaayey meeting face 2 face ah oon lagalno. Markaanu u kuur galnay arrintaas iyo waxa sababayna waxaa naloo sheegay inuu hal pair oo jilbaab ah iyo hal indho shareer ah leeyahay kuwaasoo ka qoyan dartiisna aanu diyaar u ahayn inuu saxaafadda la hadlo.
  19. Kornaylka

    Music

    Aaliyah, Music is very addictive, and i don't think you will ever quit, especially if your used to Somali music ama aad yaraantaadii dhageysan jirtay. Midda kale musicgu waaba essential, its spirit elevating, rafaad iyo raaxo waxaad soo martayba wuu ku xusuusiyaa, marka ha dhageysan kuwane iska raaxayso huuno, salli cala nebi yaaqe see camal adinka!
  20. Somalina, Oo ma waxaad leedahay canbaha iyo babaayga ayaa hilibka iyo caano geelka ay pirateka iyo qaldaanku kusoo koreen ka nafaqo badan? I'm sure they would argue othewise lol
  21. Xaaji xunjuf, Oo adiga iyo pirateku ma gabdhan yar ee canbaha iyo babaayga some where in xamar lagu soo koriyey ba iska celin la'dihiin? Labadiina intay midba gacan ku qabataybay madaxa isula kiin dhacday bee?! Somalina aabaheed wiil buu dhalay walahay lol.
  22. Looool, waan ogahay inaad hilibka jeceshihiin buu yidhiye, iska dulqaata oo cawskaas iyo wixii khudaar la'idiinkeeno iska cuna. on religious women kana, markuu sadaqada ka hadlayo eed fake wadaadka tahay kulahaa " dabcan box baa la'idin soo dhexdhigiye waxaad samaysaa intaad kun doolar soo sarrifto ood shan shan iyo toban toban ka soo dhigto si'ay lacagtu u badato labada gacmoodba ku qabo oo halmar ku sii wada daa", wallahi saan u qoslay!
  23. ^ s.ducaale, Ofcourse I could be wrong but somehow my instincts are telling me that this story is true, and even if its not there certainly are nasty characters in s/land who are in positions of power and capable of doing such things. Infact the majority of politicians/police and intelligence cheifs are so corrupt and incompetent that the wildest accusations could be true even if they did not take place or un-comfirmed. Anyway, war jiraaba cakaaruu iman, laakiin as decent human beings its our responsibility to condemn if such actions take place in s/land and not dig up x-files, and the attrocities that were comitted against the people of s/land. If it didn't hapen it didn't happen.
  24. s.ducaale, Wixii hore dhibaato inoo soo gaadhey waa ina soo gaadheen, oo waa dhacdooyin dhacay, even if some choose to denay it. Laakiin gabadh soomaali ah oo meel dad walaalaheed ahi joogaan magangelyo iyo qaraabo bidday in xabashi aan xaarka iska maydhin loo dhiibo waa wax dhiigga iyo dareenkaba aad u kicinaya. Soomalinimo iska dhaafe waa wax bino aadamnimada ka baxsan oo qof shakhsiyad lihi uusan u dulqaadan karin. Marka haddaan reer s/land nahay ma aha in markasata oo fal foolxumi dhaco inaan taariikh hore iyo dhibaatooyinkii reer s/land loo geystey justification uga dhigno falalkaas xun xun ee dulliyiinta s/land xukuma ee calooshooda u shaqaystaaya ahi ku kacaan even if people here play ****** about what happened to us. Adigu sharaftaada qof kale tiisa haku qiyaasin, oo adba beri hore ayaad waxaas samaysay ee soo what if i do it now yay noqon sheekadaadu. Waa in culimada iyo shacabka s/landba canbaareeyaan oo tuugtan meesha haysata shaqo laga qabtaa for they are doind this in the name of s/land iyo diplamatic relationship baan ethiopia la leenahay. Bal atleast hadday ethiopia s/land wax u qabato ma ciilbaan qabi lahaa! ps: sida reer puntlandna inaan markasta nidhaahno lets wait till one of our sites reports it waalaga fiicanyahay.
  25. Originally posted by Mr. Somalia: ^^ Kornaylka, I agree with you 100%: However, you and your timid partner peacenow , have no business in making such sweeping generalizations about Somali people everywhere, simply to justify your paranoid suspicions that the western world might overreact by somehow mistreating ALL Somalis, as payback for the few terrorist troublemakers who coincidentally happen to be Somali as well. I think "these gaalo" -- that is, including the Italians, Americans, Canadians, and other Europeans -- have more common sense up their sleeves than you or peacenow give them credit for. Mr Somalia, 1) Sxb, I did not generalize and clearly stated the actions of these bad apples don't reflect however million Somalis there are. 2) Peacenow is not my timid partner, and have never even came across his name as i visit this site once in a blue moon. 3)And finally sxb, I have serious concerns about what these gaalos might do if Somalia becomes a terrorist haven. Infact i'm certain they will carpet bomb all the major cities controlled by these groups should they get the upper hand, as they have already done in the southern regions when a/yusuf was chasing the maxkamadaha about three or so years ago killing so many cows and few innocent xoolodhaqato. I don't know where your optimism is coming from but 'commonsense iyo gaalada' same sentence ha isugu keenin. Don't you see how every time they meddle in foreign countries the consequences become so drastic?