Kornaylka

Nomads
  • Content Count

    89
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Kornaylka

  1. War dee dadku nimanka carabta iyo afghanta iska dhigaya ee abu qatata iyo abu caa'isha la wada baxay ma rabaan. Imisa qof bay illaa hadda gacanta ka jareen? Waxani waa cudur ilaahay koonfurianska ku ciqaabayo ee aan duceyno bal inay iska tagaan.
  2. Somaliana, waan kugu raacsanahay, absulutely indhahaad ka riday, magac qabiil in la sheego waaba reer badiyenimo, SOLna waxaas uma ogolaan doono haddii alla ka dhigo. TFGdu laakiin iyagu qabiil maaha marka waa lacaayi karaa soomaaha..lol?
  3. "Wefti miisaaan culus oo iskugu jira wasiirro iyo saraakiil ka tirsan xukuumadda Somaliland,ayaa galabta u kicitimay gobolka Sanaag,si ay u soo darsaan xaalada nabadgelyo, dhaqaale, abaareed iyo siyaasiyadeed ee uu gobolkaasi ku sugan yahay." Lool,@ wefti miisaan culus, miyay wada buur buuranyihiin tolow? Teeda kale sawirradii nimankan culus meeye, mise bac baad noo dhiibaysaa?
  4. Tuugo iyo argagixiso wax u dhexeeya maleh miyaa meeshu?
  5. ^Hada ha iga xumanin aniga cay igama ahayne, lol. Porn uun bay kaaga dhegtay markaasaan is idhi gabadhu iyadaaba khatar ku jirta.
  6. Zac Oo haddaan idhi is ilaali macaybaa? Dhiidhiibso uun baan ku idhi taasina waa advice iyo talo.
  7. Weli ma fartaad iskula jirtaa? Naa bal dhiidhiibso Gunter yuusan adna kugu darine..
  8. I thought using derogatory clan names were the rule rather than the exception in SOL? May be I should visit here more often.
  9. Zac, Cidna ma difaacin, I just wanted to play Somalina and duke with their silly game. It will teach them not to throw stones while in a glass house, sow maad fahmin adeer?
  10. Looooooooool, oo dadkiinani ma saasaad fragile u tihiin? War idinku walaalihiin jareerta iyo carabta ka ceshada, aniga walaalahay dowlad bay leeyihiine. Ilaahay amrkiis.
  11. Somalina;698829 wrote: Meeshan waxa laga hadlaayey ninkii Jarmalka ahaa oo la sii daayey after lagu xukumey afar sanno . Haddaad rabto inaad wax ku darsato soo daa, meeshaan heat ma yaalo, kitchen-na kama dhisna. Too bad you don't know how to defend a porn director. "laguuma dirsan", miyaad "heat" u taqaanaa?lol.. bring wax kale, ooops, you got zilch. Try again... ok... Salaam Lol, Maanta casharku intaas hakuugu ekaado abaay. Next waxaad soo qortid ka fiirso haddii kale waad ooyi. Kitchen ma dhisna kulahaa, waaba af barad caadi ah tani, anay rabtaa inay igu soo caan baxdo! Ilaahay amarkiis.
  12. I'm not angry and your right, for reasons I thought were obvious I have no opinion on the subject, lol. Adiga uun yay qarastu kugu kicin.
  13. Kuwa boosaabo iyo xamar laga dhoofiyo sida life stock camal baa protection kaaga baahan adeer. Laguuma dirsan hargeisa adiga. Anagaa belaayo aragnay.
  14. Somalina;698816 wrote: Kuma weydiinin waxa lay dirsadey iyo wax kale ee stay on the subject. Hadaad war hayso soo daa, haddii calaacalkaaga iyo nacnacdaada la aad Germany ama Ethiopia ama Dinka deegan, meeshii kuu dhowba... Salaam... lol@ kuma waydiin waxa lay dirsaday. Ma af Somaligaad igu baranaysaa aniga? You were taking cheap shots and I returned the favour. If you can't handle the heat get out of the kitchen abaay. War lee maan wadeynaa maanta dhan.Ilaahay amarkiis.
  15. "How a single white man gets off, while Somaliweyn hate is all the range" If anything that says alot more about the sad state of Somaliweyn affairs, and its hopelessness in the world stage than the white man, or for that matter Somaliland's internal policies. The whole nation of Somaliweyn is reduced to compteting with a white "pervert", for the love of S/land, lol. Talk about misplaced priorities!
  16. Somalina;698807 wrote: Xukunkiisa mee? he is a free man today. Xataa Waraabe kama uusan hadal...lol... Laguuma dirsan adiga taas Maxkamad baa ka talisee, if your so caring kuwa yemen ku xir xiran iyo kuwa AMISOM ay dhibaateyaan wax ka qabo. Waa haddii ay nacnacdani daacad kaa tahay. Ilaahay markiis:D.
  17. Lol, kuwa xamar iyo koonfurta kale kasoo qaxa ee yemen iyo israel prostitutionka lagu qasbo maa laga hadlo iyagaan cid u dooda ama cadaalad siisaa jirine? Somaliland waa waddan sharci iyo constitution leh, gabdhahaad sheegeysaan ee la faraxumeeyeyna maxkamad iyo police baa ka dambeeyey waayo iyagu dal dhisan iyo justice system xaqooda siiya ayey leeyihiin. Laakiin kuwa bilaa dalka ah ee aduunka meel kasta lagu faraxumeeyo cid wax u qabatana aan lahayn aan ka hadalno walaalayaal, kuwaasaa supportkeena u baahane. Ilaahay amarkiis, wabilaahi towfiiq.
  18. Sannad-guuradii 19 aad dheh dee, illeen 22kii sano ee ugu dambeeyey wax jiraa majirine.
  19. Reer koonfureedka waa runtoodee, waa maxay nimankan silsiladda ku wada taxan ee meesha ku wareegayaa? Today might be an exception because of the celebrations, laakiin xataa markaan munaasabad jirin waxaad arkeysaa tobanaan uniform iyo pkm wata sidii inay dagaal u socdaan, lol. War duqa meesha siyaad ma joogee, reer magaal iska dhig oo sida Obama camal dharcad wada baastooladu hoosta ku wada isku wareeji dhaha, askartan aad u maleysid sidii iney ina Godane diyaar u yihiina xeryaha ciidamada kaga kaalay.
  20. I agree with you that these deaths are both tragic and unfortunate, and these silly fights have bothered me terribly, for as I said these warring clans are both my family. But, I also have the right to give my openion about S/land's qaranimo and nationhood in a manner equal to those opposing parties that wish it harm or see it fail. When it comes to these two brotherly tribes fighting on the otherhand, I remain neutral.
  21. ^ It was a befitting answer to ducaysane's idiotic logic. I'm not in anyway form or shape condoning the unnecessary fights taking place at the moment, for these groups are both my family.
  22. Buunbuunis badanaa, why are we blowing things out of proportion? For the record, the other tribal militia were initially just as pissed off about the S/land army's presence there. They were however smart enough not to take on the S/land army, otherwise many of them would've ended up on the back of trucks all the way to burco where they would face criminal charges, lol. The Buuhoodle militia on the other hand, were already prepared for this, they knew what the outcome would be if they confronted the national army, and thats precisely what they wanted to happen for propaganda purposes. It seems to be working a bit so far, but we hope things calm down.
  23. According to our definition this is known as xeelad ama xirfad, moreover its in line with the truth and what actually happened in the former republic. Adigu sow reer xamar matihid laakiin, maxaa afaaraha S/land ku geliyey illeen waddamada kale ee aad deriska tihiin sida Kenya iyo Ethiopiaba saas ugama sheekeyside:)?
  24. Ducaysane;691856 wrote: SNM can do all they want now. but I don't want hear complaining later on. Soomali aa na laysay blah blah blah yaanan la idinka maqlin. Lol, berigii Somalidu xooga lahayd ee ay wax layn jirtay waa lasoo dhaafay sxb, hadda iyagii baa tabcaan ah oo cuntada afka loogu guraa. With that said, no is killing is no one based on tribe in S/land, waa dal dimuqraadi ah oo sharci iyo constitution leh. Tribal websites waxa ay sheegaan yaan la maqlin.