Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. Taleexi;924544 wrote: Some of my fellow Khatumites on this fora will not agree with me but Khatumo State has to deal with the new realities of Somalia. Our president Sh. Hassan and his government have secretly and publicly showed no interest of having a neutral position with regards to northern Somali clan enclaves therefore, Khatumo has to have a nominal/loose relationship with the Federal Government, mind its business and try to foster a good relationship with its regional neighbors for instance PL & SL. I'm sure the upcoming Somalia and "SL" conference will not amount to anything if SL is given a freehand of representing other clan admins in the north however, the biggest threat of Khatumo remains to be within. War Taleexi maxaa soo kordhay? I think Khatumo needs to reconcile with itself first. Having good relationship with neighbours is always good too.
  2. We all know that this constitution needs a lof of corrections and that is why I think we should focus on doing that rather creating more clan states.
  3. Did they say this is because of Somaliland? Wake up people.
  4. tutu;924210 wrote: How's Yussuf Hassan doing? Yusuf Hassan won (the only man whose victory I care about)
  5. I think this is good news. The ball is now on the government's court; they need to arm their forces wisely and handle arms carefully. They should also think about a national plan to disarm the civilians. Let me just remind the critics over here that this decision applies to all Somalia not Mogadishu so we should all celebrate together. There is no such a thing like one side winner I guess. It is not like that Abwaan, Oba and Gabbal can and will bring guns in but we are talking about a government over here and government forces will be stationed all around the country insha Allaah.
  6. I found some interesting threads about what SOLers said regarding foreign intervention and lifting the arms embargo against Somalia in 2012 and all the way back to 2006....check what xiin, Oodweyne and Naxar Nugaaleed said. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/24779-Arms-embargo-to-be-lifted?highlight=arms+embargo+Naxar http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/27628-Breaking-News-U.N.-authorizes-regional-force-to-protect-Somalia?highlight=oromia%2C+itobiya+blah%2C+blah%2C+blah 02/14/2012 Oodweyne;788815 wrote: Abwaan , Don't bet the house on it, my friend. For this "Arms embargo" will stay in it's place (if the Brits have anything to do with it) till, Somalis political destiny is finally settled. Which means, so long as the issue of Somalia and Somaliland is in the air, then, UK, will quietly be making sure that no government in Mogadishu will be armed in a manner that could even come close to what late Gen. Afweyne have had in his day. Consequently, if Somalis of Somalia, want to see their country armed, like their neighbors, such as Kenya and Ethiopia, then, I fear, they will have settle the political argument with Somaliand. Particularly, as to where to go from here onward. Or else, let just say the Ethiopians and Kenyans and their western-equipped armies will be the closest that Somalia will have for a proper well-equipped army of it's own, indeed... :D I hope you get the picture in here, my friend... Here is xiin reassuring SOLers on liback in 07/12/2006 xiinfaniin;443584 wrote: Calm down guys! We all knew this one was comming. Surely it would complicate lives of the average Somalis but it's not going to change our status quo as far our political conflict goes! It will remain just that, political! One thing to keep in mind is the fact that weapons will also come to Berbera, Mogadishu, and Kismayo ports and not only to Boosaaso or Baydhabo! :DNaxar Nugaaleed] Naxar Nugaaleed;443591 wrote: Iraq, oromia, itobiya blah, blah, blah. Today belongs to Somalia, som please, let us celebrate this success of our government. , I for one will. Its a ceelebraaation! people. I must say, of all the years I have kept up with Somali affairs, success was never closer. All you anarchist, jihadist, dowladdiid, moryaans, you have finally been checked by none other then that hero in the making Abdullahi Yusuf Ahmed.
  7. :DBaashe, adigu ma ajnebi baad iska dhigtay? War intaa gaarsiiya ku lahaa....Waanse kugu raacsanahay waxqabadka degaankan iyo kuwo kale oo meelo kale ku yaallaaba u baahan yihiin.
  8. Xaaji, who told you that Somalia is not moving forward? look at all the changes including your uncles moving back to the South. When are you coming? You deserve a big welcome back from Abwaan. And you will say in your speech "idinkamaan dheereyne, waan yara mashquulsanaa":D
  9. Macallinka;924242 wrote: Beautiful pictures ....... ishii bugtaay ku bikaacso ....... Kanaxoo fafta waa ....Macallinka. Kudos to the PM and his delegation of ministers, parliamentarians and armed forces. This region deserved such a high profile visit from the government. I hope that they continue visiting all the way to Garowe by road. Insha Allah peace and stability will come back. Khilaafka ha laga baxo. All the states matter and so are all Somalis.
  10. Dhusamareeb, March 04,2013—-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayna ka mid yihiin guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Mudane Jeylaani Nuur Iikar, Wasiirada Arrimaha Gudaha, Gaashaandhiga, Wasiir kuxigeeno, Xildhibaano iyo saraakiil ciidan ayaa gaaray degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Ra’iisal Wasaaraha ayaa waxaa garoonka Dhuusamareeb si weyn ugu soo dhoweeyey qeybaha kala duwan ee bulshada degmada, sida, maamulka dowladda, mas’uuliyiinta Ahlusunna Waljamaaca, iyo dadweyne fara badan kuwaas oo lulayay caleemo qoyan. Ra’iisal Wasaaraha ayaa waxaa uu u gudbay xarunta degmada halkaasoo ay ku sugnaayeen kumanaan dadweyne ah oo ka kala yimid qeybaha uu ka kooban yahay gobolka Galgaduud, waxayna dadkani wateen boorar iyo sawirada Ra’iisal Wasaaraha. Ra’iisal Wasaaraha oo la hadlay dadweynaha ayaa uga mahadceliyay soo dhoweynta ballaaran ee ay u sameeyeen, wuxuuna xusay in degmada Dhuusamareeb ay tahay degmadii uu ku dhashay ayna muhiimad gaar ah u leedahay booqashadiisan. Sidoo kale, Ra’iisal Wasaaruhu waxa uu u mahadceliyay maamulka Ahlusunna Waljamaacah sida ay isaga difaaceen kooxaha nabad diidka ah oo uu sheegay inay marar badan isku dayeen inay xoog kula wareegaan degmada balse ay u babac dhigeen xoogaga Ahlusunnah, wuxuuna sidoo kale u mahadceliyay maamulka dowladda ee gobolka iyo degmada. Ra’iisal Wasaaraha ayaa mar uu ka hadlayay isbedelka magaalada waxa uu xusay in degmada ay ka muuqato dib u dhac ayna ka muuqdaan raadadkii dagaalada, isaga oo u balan qaaday in xukuumadu u howlgali doonto sidii looga taageeri lahaa dhinacyada waxbarashada iyo adeeg bulshada. Ra’iisal Wasaaraha ayaa sidoo kale xusay in booqashadan ay jawaab u tahay booqasho ay mas’uuliyiinta Ahlusunnah ay ku yimaadeen magaalada Muqdisho markaas oo uu balan qaaday inuu booqasho ku tegi doono Dhuusamareeb. waxaana inta uu joogo Ra’iisal Wasaaruhu kulamo la qaadan doonaa qeybaha kala duwan ee bulshada, sida odayaasha dhaqanka, waxgaradka, siyaasiyiinta, dhalinyarada, haweenka isaga oo kormeero ku sameyn doona qeybaha taariikhiga ah ee degmada. http://radiomuqdisho.net/daawo-sawirrada-wafdi-uu-hogaaminayo-raisulwasaaraha-oo-si-heer-sare-ah-loogu-soo-dhaweeyey-magaalada-dhuusamareeb-2/
  11. The Zack;924056 wrote: Abwaan, Somali hadaan nahay sharci wax la yidhaahdo ma naqaano. Adeer sharciga lagu hishiiyay ee ergadii ani iyo adigaba ina mataleysay ay ansixiyeen aan xurmeeno. Haddii sharciga laga dhigo wax buug ku qoran oo aan lagu dhaqmin meesha waa lagu kala tagayaa. Dowladdan waa federal, madaxweynuhu haduu arintaas diido, sharci jeebkiisa ahna wadanka ku maamulo isagey kusoo noqoneysaa. Soomaalidu marba wixii ay rabaan bay sharci u yaqaannaan. You and I know in lagu heshiiyey in la dhammaystiro the roadmap oo dowladda la dhiso, khaladaadka ku jira dastuurkana la saxo. Jubba maamul waa laga dhisin karaa waana caadi, laakiin sheeko 3 hoosta laga wadey oo dad aan Soomaaliya shaqo ku lahayn wataan amaba horboodaan, waxaan ka wadaa Kenya iyo xildhibaannada Soomaalida ee Waqooyi Bari amase dhawr wasiir carro Soomaaliya kama soconayso. Bal aan aragno haddii adiga iyo xiin aad xoog wax ku socodsiin kartaan. Xiin isagu waaba isku dhex yaacay ayaantaan his true colour baa soo baxay inuu shakhsiyaad iyo qabiil cay ka bixi waayey waan u jeedaa, balse dhiiggu yuusan adiga kugu karin baan leeyahay cidna wax ka qaadi meyside. Adiga, awoowe, The Zack waan kuu sheegay kolleey waan ku arkaa markaan kula hadlay hadalkii baa kugu xirmay in the other thread. Orod Kenya iyo Itoobiya xuquuq ka raadi Soomaalida keliya xoog ha u lahaane.
  12. looooooooooool......Oba ha u bixin. Soomaaliya insha Allaah horumar nabad iyo Caddaalad way ka dhacayaan. Waddadeediina waa la hayaa. Ninkii wax gocanaya wax caqli gal ah ha gocdo laakiin Soomaaliya cid gaar ah iskama lahan, whether President Hassan ciddiisa, or Ka reer Puntland rabaan ee ay la xanaaqsan yihiin. Soomaaliya Soomaali oo dhan baa leh. Ninkii taas aan hore u ogeyn hadda ha ogaado. Madaxweynahaan waa nin wanaagsan, so far wax lagu dacaayadeeyo amase lagu mucaarado ma samayn. Ilaah ha u fududeeyo xilkiisa waddan dhan hal qof ma fix-garayn karo oo aan weliba libtiisa loo oggolayn oo from day 1 mucaarad maalayacni ah lagu billaabay.
  13. Calaacalkii baa billawday. Maba la kala harayo. War yaan xishoodka laga tegin. Illaa 2008, mar Amxaaro la taageero, marba qof la dhaho isagaa Soomaaliya ugu fiican illeen xaafaddeennuu ka yimide, haddana wixii Soomaali dooratatay la carqaladeeyo. Taas yaa kaa siisan Samafal suuro. Nabad diid baad dad ku sheegeysaa, bal muraayadda isku fiiri. Yaa hortaagan dowladda Soomaaliyeed ee caalamka iyo ummadda Soomaaliyeedba soo dhaweeyeen? Soo adiga ma ahan? Waxaan maqli jirey "Carabtu intay ku nabto bay nebigana kaaga hormartaa".
  14. The Zack;924023 wrote: That is a fair argument. Shacabka will vote for the dastuur, taas hala sugo hadaad leedahay waa hadal macquul ah. The question is do you see that hapenning? I dont. Wax xun baa wax wanaagsan lagu gaadhaa. The Zack, instead of robbing people's rights to govern some areas with the help of outsiders why can't we work on this? In afti dadka laga qaado. Soomaaliya laguma xukumi karo wax Faroole and co ay hoosta ka dhoodhoobeen. Bilihii July iyo August markii arrintaan la isku qabtay ayaa la is afgartay si dowlad loo dhiso, waxaana lagu heshiiyey in la beddelo markii Baarlamaanka la doorto ee laguma heshiin in dadka si khaldan loo sii kala googooyo.
  15. Haatu;923982 wrote: Abwaan, are you lot still terrorizing the poor people of L/Shabeelle? Haatu, to answer your question I did not and will not.
  16. XX, kuwii calanka haysan jirey ee iska tuurayna ku dar dee...Naga daa dadka ha kala reebine, kulligeen isku mid baan nahee.
  17. Waranle_Warrior;923999 wrote: War aniga ha isku keey dheririn waryaa aniga dhul la'aan ima hayso waligana ummada kale dhulkood kuma duulin ee idinka meesha kafariista oo waqtigii dhaca iyo xooga waa laga baxay lasoco. Reer Marka have their choice, hadeey rabaanna Kismayo ayay kubiiraayaan haday rabaanna Baydhobo balse waqtigii Indacade iyo Aideed militia waa dhamaaday mardanbe ma aqbalaayaan. Wakhtigii faanka miyaa billowday?....W_W Su'aashayda ka jawaab ee Xaafuun maku noqonaysaa?
  18. Thanks for the update MMA. This change makes sense now. Some of us want to politicize things over here when they have other agendas. They are talking like they care about freedom and fairness in Bay.
  19. lol...Cadaabta...oo goormay ahayd markaas? Soomaaliya taleefoonnada lahayd?...Indhacadde waaba loo dirayaa Dh/Mareeb maba xuma ee adiguna Xaafuun ma iska xaadirinaysaa?
  20. W_W sheeko aan loo joogin baad meesha ku haysaa....War cid la haysto ma jirto ee waxan aad wareejinayso jooji. At least war caqli gal ah la imoow dacaayad raqiis ah baad meesha keentay.
  21. A_Khadar;923823 wrote: XX, iska hubi.. This could impact your mini clan project as well.. Big time.....XX bilo u qabo insha Allaah.
  22. Xaaji Xunjuf;923810 wrote: Lift the arms embargo let hassan grow some muscles its good for Somalia. Garowe boys stop crying ....Dadkaaga dhinac ka raac, hooyo hooy dhinac ka raac, yaadan dhumine dhinac ka raac. XX adna maxaad sugeysaa? Ninkii khayrkii loo xiirayoow adna soo qoyso. Land, Land way dhammaatay.