Abwaan

Nomads
  • Content Count

    7,001
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abwaan

  1. looool and it is Puntlandi reporting this top secret. Xishoodkii aaway? Beentaan la baahinayo.
  2. The Zack;923828 wrote: Abwaan, hadii cunoqabateynta la qaado maxaad sameen ma Jubbaland baaad xoog ku qabsan. Lool booto badanaa. Adeer kuwa cadaado joogo lasoo heshii horta. Nin hal gobol 3 u kala qeybiyay, galmudug, ximan, ahlu sunnah baa rabo inuu waaniyo dad 3 gobol mideenayo. Adeer we are not in the same level. Soo toos waad jiiftaa. lol The Zack, tartiib ha xanaaqine, 3 da gobol Kenya iyo Itoobiya haddii ay haystaan rag lama kaftameen ee iska aamus dibna iskugu noqo.. Ayaandarrada jirta kii xorta ahaa baad rabtaa inaad Kenya hoos geyso. Yaa kaa yeeli inaad Kismaayo dhiibtid? Not this generation.
  3. Looooooool. Mooge oo qabyalad dad kala talinaya. Indho adagaa. Tartiib ha kululaane adeer Morgan lama xirayo, wixii horena waa la illoobay. U remember how he was welcomed in Mogadisho back in 2006. Guryibiisiina waa u kiraysan yihiin.
  4. A khadar, waa iska kaftan bro. You know Abwaan does not support voilence. The president is not against Jubbaland but he is against the Kenyan project lagu naasnuujinayo beel aan Kenya dhexdeeda xuquuq iyo daryeel ku haysan other than dhawr nin oo jago la siiyey Kenyana iyadoo dan leh ay ugu sheekaysay xaq Soomaaliya idiinka maqan baan idiin soo dhicinaynaa. Warkii oo kooban waa fara gelinta Kenya.
  5. Oba beleive me haddii xukun la billaabo Soomaali badan baa la wada xukumi. Soomaalidu qabiil bay u kala safan oo cadaalad ma ahan. Morgaan raggiisii Axmed Madoobe, Indhacadde, Qaybdiid, Cali Mahdi, Faroole kulligood waa baashaayaan ee maxaad kigiis ka rabtaan gardarradiina?
  6. Cause isku kaam baa ku dhalateen miyaa? Better ku lehe waxaa rabtid iska dhaadhici. Bal aan aragno jidbada ku saaran meesha ay kula gaarto. What you don't understand is sida Soomaalidu u kala adag tahay in reer Yurub u kala adag yihiin. Norway oo Kenya ku daba lammaansan baad moodey inay meel ku geyneyso? War nimankii ingiriiska ahaa ee Kenya, adiga iyo XX idin gumeystey baa bahasha hoos kala socda.. Cuno-qabatayntii hubkana Arbaco ayaa la qaadayaa.
  7. Baydhabo(RBC Radio) Gudoomiyihii hore ee gobolka Baay C/fataax Ibraahim Geesey ayaa si rasmi ah xilkii ugu wareejiyey gudoomiyaha cusub ee loo magacaabay gobolka Baay munaasabad si weyn loosoo agaasimay oo ay goobjoog ka ahaayeen wasiiraka arimaha gudaha iyo amniga qaranka C/kariin Xuseen Guuleed iyo wasiirka gaashaandhiga C/xakiin Xaaji Fiqi kuwaas oo gaaray magaalada Baydhabo. C/fataax Geeseey oo hadal dheer ka jeediyey munaasabada xil wareejinta ayaa sheegay inuu xilka uga tanaasulay kadib markii uu sheegay inuu arkay arimo dhowr ah Geeseey ayaa sheegay kadib markii aan wada tashi badan sameeyey,kadib markii aan wadahadalo la yeeshay madaxda ugu sareysa dowlada Soomaaliya waxaan go’aansaday inaan xilka wareejiyo. Geeseey oo sii wata hadalkiisa ku aaddan waxyaabaha keenay inuu xilka wareejiyo kaasoo uu horaanba uga biyo diiday”kadib markii aan eegay maslaxada gobolka,kadib markii aan dib u fiiriyey waxyaabahii wanaagsanaa ee aan gobolka usoo qabtay,kadib markii aan arkay in shacabka Soomaaliyeed uu u baahan yahay isbedel dhab ah oo guud ahaan dalka laga hirgaliyo waxaana goostay inaan xilka gudoomiyaha gobolka Baay aan wareejiyo” ayuu yiri gudoomiyihii hore ee gobolka Baay C/fataax Geeseey. Geeseeya ayaa shaaca ka qaaday in shacabka Soomaaliyeed ay soo mareen marxalado adag balse xiligan ay muuqato ififaalo ay kaga baxayaandhibaatada daada dheeraatay iyadoona arintaasi ay hormuud ka tahay dowlada Soomaaliya ayuu sheegay inuu go’aan ku gaaray inuu u hogaansamo xilka qaadista ay dowladu ku samaysay ,wuxuuna ugu baaqay shacabka gobolka Baay iney si wanaagsan ula shaqeeyaan gudoomiyaha Cusub ee gobolka Baay Cabdi Aadan Hoosow. RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho http://www.raxanreeb.com/2013/03/gudoomiyihii-hore-ee-gobolka-baay-oo-xilkii-ku-wareejiyey-gudoomiyaha-cusub-ee-gobolkaas/
  8. The Zack;923593 wrote: ^Madaxweyne iyo pm buu wadanka u baahan yahay, uma baahno madaxweyne iyo hadhkiisa. says the man who supports Axmed Madoobe.
  9. Leaked ayaa khalad laga fahmey ma is tiri.. Kan muxuu Faroole online ugu bixin waayey boggaan intuu magaca magaalada sharafta leh eee Garowe sidan ugu ciyaaray.
  10. Warkii waxaa loo diray rooxaan meesha joogta, warbixinta saxda ahna waxay dhahday twitter baan ku soo bandhigayaa, so stay tuned.
  11. Lol believe me dad baa dhakhtar u baaban & they r in denial.
  12. Mooge;922825 wrote: gaafoow stole the money. miyaa laysku ciyaarayaa miyuu saaxiibkeey abwaan oran jirey. Lol lol...Mooge, I guess I have to agree with you on this one. Dadka noocaan ah ma ahan wax la qarin karo. Ninka lacagtii isaga hallaga soo qaado, ugu yaraan meeshay aadey wuu garan karaa. Receiver baa la qaatay ku lehe. Dowladdu hadii aysan beddelin waxa agaasime jooga iyo raggii intii Gaafoow qaraabanyey joogey dowlad ma sii ahaanayso. Been cad la iskuma sii sheegi karo.
  13. gooni;922696 wrote: Reer gedo way hadleen marka shirku ma wuxuu u furmay reer qooqaani iyo reer garoowe? bal weydii:D
  14. Haatu;922299 wrote: I give up. It's hopeless. The President is corrupt, the opposition is corrupt. Every group has qabiil interest at heart. This godforsaken country is doomed for failure. Balaayo reer Somalia. Haatu waan kugu ogaa inaan adiga qabiil ku wadin ee aad nin macquul ah ahayd. You just deny your age, that is the only thing:D. Just a piece of advice for you, please go & visit Somalia & you might find the whole truth.
  15. xiinfaniin;921853 wrote: Hear Hear Xiinoow, horta waa su'aale ninkaan Faisal Roble xaggee ku dhashay? War maka haysaa?
  16. Haatu;922745 wrote: NFD, Gedo, J/Hoose, J/Dhexe, S/Galbeed, P/Land and SSC Ka xaaxaabi hadde Carafaatoow intaas baad Haatu ka rabtey. Waxaase su'aal ah adigu buluugiiba tuurtay ee ninkaan Calanka Buluugga badsaday maxaad ka sheegi?
  17. ole-maasai;922752 wrote: Abwaan iyo ninkii xiin la odhan jiray caawa laga joogi waa; Markay noqoto Arintan hadda taagan wa labada ugu qaylada badan, hadana ugu miisanka yar marka dhabta loo eego. Waa midee Xiin isagu caravan uu marba ranji nooc ah soo mariyo ayuu ka bixi l'ayahay. Ninkaan Abwaana,boob iyo bililiqo laga feejignaaday ayuu weli deydeyayaa? Abwaan mid baan odhan lahaa; Waaxaa jirtay Islaan tuug usoo dhacay. Iyadoon waxba iska dhici karin ayay qayli istiri. Tuugii oo alaabtii garabka saartay faashna lulaaya, ayaa intuu soo eegay islaantii ku yiri. " eeyahee alaabtani ku daysaye nabadaada ilaasho" Markaa Abwaan adiga waxaan ku oran lahaa Kismaayo ku deysaye Xamar iyo xukuumadan gaala rimista ah, ilaasho:) Xiin horaan ulataliyay hadii u tala qaadanaayo. Bal adiguna maxaad ilaashan waa yaabe oo kaa maqan? Intaas dhanse ma waxaa kaa keentay markaan iri waa XX oo buste huwan? War raggaani meel ma kala jiro. Aniga iyo xiin waxaan nahay dad walaalo ah oo kala duwan waxna isku haya ama ku soo biir amase korjoogto iska noqo. Marna igamaadana maqal xiin baan dhib gaarsiin, asna sidaan filayo ima dhihin. Balse waan kula talin karaa inuu ka fiirsado siduu wax u arko. War ninkaan xiin waxaan isku haynaa Korjoogtada Kenyanku yeysan colaad na dhex dhigin ee adigu ama Kenyaan la saf noqo ama nin Soomaali ah noqo.
  18. Abwaan will think that there is rajo maamul in Jubbooyinka when this and this are made into = 1
  19. Dowladda Kenya oo lagu eedeeyay in ay faraha kula jirto arinta maamul u sameynta Jubooyinka (Sawiro) Print here| By: allgedo.com: Thursday, February 28, 2013 // 1 Jawaab Muqdisho, Somalia (AOL) – Odoyaal, Waxgarad iyo aqoonyahanno kasoo jeeda gobollada Jubooyinka ayaa maanta si kulul u cambaareeyay dowladda Kenya oo ay ku eedeeyeen in ay faraha kula jirto arinta maamul u sameynta Gobollada Jubooyinka. Shir ballaaran oo ka dhacay magaalada Muqdisho islamarkaasina ay kasoo qeybgaleen qaar katirsan beelaha dega gobollada Jubooyinka ayaa lagu cambaareeyay dowladda Kenya, iyadoona lagu eedeeyay in ay wado qorshe la isaga horkeenayo beelaha dega gobollada Jubooyinka. Xildhibaanno, odoyaal iyo waxgarad hadallo kala duwan ka jeediyay goobta ayaa dhamaantooda si isku mid ah u sheegay in ay kasoo horjeedaan shirka maamul u sameynta Jubooyinka eek a socda magaalada Kismaayo, kaasoo ay sheegeen in aan loo dhameyn islamarkaasina uu yahay mid lagu degdegayo. “Waxaan si kulul u cambaareeynayaa dowladda Kenya oo iyadu masuul ka ah isku dhaca beelaha wada dega Jubooyinka, waxaana sidoo kale doonayaa inaan halkan ka cadeeyo in shirka la leeyahay maamul ayaa loogu sameynayaa Jubooyinka in aan loo dhameyn oo ay jiraan beelo badan oo degan qeybo katirsan gobollada Jubooyinka oo waxgaradkoodii aan lagu casuumin shirka kuna jira gacanta cadowga ee Al-shabaab,” ayuu yiri Xildhibaan Xuseen Baajuun. “Dowladda Soomaaliya waxaan ugu baaqeynaa in ay sida ugu dhaqsaha badan usoo farageliso arinta Jubooyinka, waxaana sidoo kale ugu baaqeynaa beelaha wada dega gobollaadaasi in ay nabad ku wada noolaadaan islamarkaana aan dib loogu noqon dagaalladii sokeeye ee uu dalku kasoo gudbay,” sidaa waxa yiri Siyaasi C/qaadir Xaaji Max’ed oo kamid ahaa xubnihii goobta ka hadlay. Shirkan ayaa kusoo beegmaya xilli ay magaalada Kismaayo ku shirsanyihiin ergo ka kala socota gobollada Jubooyinka iyo Gedo, kuwaasoo la filayo in dhawaan ay si rasmi ah ugu dhawaaqaan maamul ay yeeshaan gobollada Jubooyinka iyo Gedo. Xasan Nuur, Muqdisho-Somalia. Allgedo News Media Network allgedo@allgedo.com http://www.allgedo.com/2013/02/28/dowladda-kenya-oo-lagu-eedeeyay-in-ay-faraha-kula-jirto-arinta-maamul-u-sameynta-jubooyinka-sawiro/ Afhayeenka Shirka Wada tashiga Garbahaarey oo faahfaahin ka bixiyey Go’aanadii ka soo baxay Shirkaasi (Dhageyso) Print here| By: allgedo.com: Thursday, February 28, 2013 // 12 Jawaabood Shir wadatashi ah oo Maalmahan Magaalada Garbahaarey uga soconayey Ergooyin ka badan ilaa 45 ruux oo ka kala Socdey Mas’uuliyiinta Dowlada Gobolka Gedo iyo Xubno ka socdey Ururada Bulshada Rayidka oo gaarayey ilaa 17 xubnood ayaa gebagebadii shirka waxaa ka soo baxay Go’aano ay wada gaareen Xubnahii ka qeyb galey Shirkaasi. Nuur Siyaax Ilix oo ah Afhayeenka Shirka Wadtashiga ah ee Garbahaarey oo shir Jaraa’id ku Qabtey Garbahaarey ayaa sheegay in ay go’aan ku gaareen in aanan laga Qeybgelin Xilagan shika Maanta ka furmay Kismaayo, isagoo sheegayna shirkaasi in uusan Quseyn Gobolka Gedo. Nuur ayaa waxaa uu intaasi ku darey in marka hore la xoreeyo Gobolka Gedo degmooyinka ka maqan iyo weliba deegaanada kale ee Gobolada Jubada hoose iyo Dhexe oo ka maqan gacanta Dowlada, si arimahaasi loo fuliyo waxuu Gudiga ku heshiiyey in Xiligan ayan haboonayn ku mashquulida Maamul u sameynta Jubbooyinka. Halkaan ka dhageyso shir jaraa’id ee uu qabtay afhayeenka shirka wadatashiga Garbahaarey http://www.allgedo.com/audio/afhayeenka_shirka_garbahaarey.mp3 Maxamed Sheekh, Garbahaarey/Gedo
  20. ole-maasai;922707 wrote: War hadalka tuujiska ka daaya, shaqsi weeraka meesha ka daaya. Ilaa 2008 waaxan la'aa kombuutar, haduun baan helay aaladdii fadhi ku diriirka bedeshay Xaajigiina beryahan lamahayo oo waa intaasoon bedelaa the hinti is I am XX and computer iyo password baa ii gooyey haddaan magacaygii kale boorka ka jafay.
  21. xiinfaniin;922720 wrote: Jamaacah But in Kismayo there are men who understand sida bahasha loo ciyaaro, iyadoon cidna la dulminayn. Alas, only if my brothers Abwaan and Liqaye could the understand ...inay waxaan mas alo qaran tahay oo aakhirka tijaabada Kismayo loo baxsan doono lol...bahal siyaasad sida loo ciyaaro ayaad ka hadlaysaa and you are not even talking about Villa Somalia? Anigu mid kugula tartami maayo oo waad ogtahay. Waa halkii faan ahaa.
  22. xiinfaniin;922716 wrote: Abwaan, Anigu ma mashxarado, mana buraanburo ninyahow Ma laha waxaad igu qaldaysa eedadaa Dahabo Canburo of 1950s LOL Waxay tiri: Walaalow Diiriyow , Armaa Da--arood jabaa Armaan dunida u harnaa Armaan daaraha dhaxlaa Armaa nala daawadaa xiin maantana Abwaan baa eeddo uusan weligiis maqlin bartay. I know understand more meesha ay bahashu kaa marayso iyo inaad ka hartay kuwii dagaalladii 50-maadkii warmaha qaadi jirey, 1990-skiina shirarka ka duceyn jirey, waaba yaab oo goormaad haraysaa amase gaareysa halgankaaga yoolkiisa haddaad maantana cyber ka caytamayso. War ninyahow haweenka ka leexo oo at least magacyadooda ha sheegin kolleey ceebi kuma kartee.
  23. Why are only few usual suspects who don't even have much say about this Jubba meeting only the ones talking about it? Abwaan wants to understand that.